{"id":131587,"date":"2019-07-30T22:13:13","date_gmt":"2019-07-30T20:13:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131587"},"modified":"2019-07-30T22:13:13","modified_gmt":"2019-07-30T20:13:13","slug":"fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Fahad Yaasiin oo loo diiday inuu ka qeybgalo shirka la dagaalanka argagixisadda oo Xalane ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalad Muqdisho ayaa sheegaya inuu muran ka taagan yahay go\u2019aan xarunta Xalane loogu diiday taliye kuxigeenka hay\u2019adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka ee NISA, Fahad Yasin Xaaji Dahir.<br \/>\nFahad sidoo kale waa kusimaha taliyaha NISA iyo ninka ugu awooda badan Dowlada hada jirta, laakiin dhibku waa inuu ku shaabadeysan yahay la shaqeynta kooxda Al Shabaab.<br \/>\nMaamulka Xalane ayaa diiday inuu Fahad ka qeyb galo shir looga hadlayay la dagaalanka Argagixisada oo ka dhacayay xarunta Xalane. Saraakiisha Amisom ayaa Fahad ayaa u sheegay inuu ku jiro dad laga mamuucay iney soo galaan Xalane.<br \/>\nFahad iyo ciidamo la socday ayaa la sheegay iney isku dayeen iney arrintaas ka gadoodaan oo ay isku dayaan iney xoog ku galaan, laakiin uma suurtoobin.<br \/>\nSafaaradaha USA, UK iyo xafiiska UN-ka ee Soomaaliya ayaa ciidamada Amisom ku wargaliyay in uusan Fahad Yasin soo galin xarunta Xalane, sidoo kale xubnaha la socda sida Kulane iyo Sakariye Ismaaciil ayaa laga mamnuucay Xalane.<br \/>\nFahad ayaa la sheegay inuu u dacwooday madaxweyne Farmaajo isagoo ku doodaya inuu xaq u lee yahay inuu ka qeyb galo kulamada amniga looga hadlaayo ee ka dhacaya xarunta Xalane, laakiin Farmaajo ma bixin karin amar madaama Xalane aaney gacanta ugu jirin Dowlada Soomaaliya.<br \/>\nFahad Yasin iyo xubnaha sar sare ee NISA ayaa inta badan lagu tuhmaya iney gacan saar la lee yihiin kooxda Al Shabaab, waana mida sababtay in loo diido Xalane.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-62.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-131588\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-62-300x224.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"224\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-62-300x224.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-62.png 505w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalad Muqdisho ayaa sheegaya inuu muran ka taagan yahay go\u2019aan xarunta Xalane loogu diiday taliye kuxigeenka hay\u2019adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka ee NISA, Fahad Yasin Xaaji Dahir. Fahad sidoo kale waa kusimaha taliyaha NISA iyo ninka ugu awooda badan Dowlada hada jirta, laakiin dhibku waa inuu ku shaabadeysan yahay la shaqeynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131589,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131587","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fahad Yaasiin oo loo diiday inuu ka qeybgalo shirka la dagaalanka argagixisadda oo Xalane ka dhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fahad Yaasiin oo loo diiday inuu ka qeybgalo shirka la dagaalanka argagixisadda oo Xalane ka dhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalad Muqdisho ayaa sheegaya inuu muran ka taagan yahay go\u2019aan xarunta Xalane loogu diiday taliye kuxigeenka hay\u2019adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka ee NISA, Fahad Yasin Xaaji Dahir. Fahad sidoo kale waa kusimaha taliyaha NISA iyo ninka ugu awooda badan Dowlada hada jirta, laakiin dhibku waa inuu ku shaabadeysan yahay la shaqeynta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-30T20:13:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"616\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/\",\"name\":\"Fahad Yaasiin oo loo diiday inuu ka qeybgalo shirka la dagaalanka argagixisadda oo Xalane ka dhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png\",\"datePublished\":\"2019-07-30T20:13:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png\",\"width\":549,\"height\":616},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fahad Yaasiin oo loo diiday inuu ka qeybgalo shirka la dagaalanka argagixisadda oo Xalane ka dhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fahad Yaasiin oo loo diiday inuu ka qeybgalo shirka la dagaalanka argagixisadda oo Xalane ka dhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fahad Yaasiin oo loo diiday inuu ka qeybgalo shirka la dagaalanka argagixisadda oo Xalane ka dhacay - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalad Muqdisho ayaa sheegaya inuu muran ka taagan yahay go\u2019aan xarunta Xalane loogu diiday taliye kuxigeenka hay\u2019adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka ee NISA, Fahad Yasin Xaaji Dahir. Fahad sidoo kale waa kusimaha taliyaha NISA iyo ninka ugu awooda badan Dowlada hada jirta, laakiin dhibku waa inuu ku shaabadeysan yahay la shaqeynta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-30T20:13:13+00:00","og_image":[{"width":549,"height":616,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png","type":"image\/png"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/","name":"Fahad Yaasiin oo loo diiday inuu ka qeybgalo shirka la dagaalanka argagixisadda oo Xalane ka dhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png","datePublished":"2019-07-30T20:13:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png","width":549,"height":616},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-loo-diiday-inuu-ka-qeybgalo-shirka-la-dagaalanka-argagixisadda-oo-xalane-ka-dhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fahad Yaasiin oo loo diiday inuu ka qeybgalo shirka la dagaalanka argagixisadda oo Xalane ka dhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131587"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131587"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131590,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131587\/revisions\/131590"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131589"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}