{"id":131591,"date":"2019-07-31T08:06:16","date_gmt":"2019-07-31T06:06:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131591"},"modified":"2019-07-31T08:06:16","modified_gmt":"2019-07-31T06:06:16","slug":"daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","title":{"rendered":"DAAWO C\/raxmaan Baadiyow \u201cYaa la siyaasadeyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug Dr. C\/raxmaan C\/llaahi Baadiyow ayaa ku baaqay in aan la siyaasadeyn shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu wado in 5-ta bisha soo socota ee Agosto inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Dr. Baadiyow oo isaga iyo xubnaha Guddigiisa ay shalay dib ugu laabteen magaalada Dhuusamareeb, kaddib muddo lix maalmood oo ay safaro ku tageen deegaanada Galmudug ayuu sheegay in si wanaagsan ay u soo dhoweeyeen qeybaha bulshada ee deegaanadii ay tageen.<\/p>\n<p>\u201cMuddo lix maalmood ayaa safar ku aheyn deegaanada Galmudug, aad ayaa naloo soo dhoweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada, waana u mahad celineynaa odayaasha dhaqanka, culimada, dhalinyarada, aqoonyahanada iyo haweenka\u201dayuu yiri C\/raxmaan Baadiyow.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in deegaanadii ay tageen ay ka jireen tabashooyin badan, isagoo xusay in tabashooyinka ay kala duwanaayeen, kuwo beelaha dhexdooda ah iyo kuwa laga qabo maamulkii hore.<\/p>\n<p>\u201cMeel kasta tabashooyin ayaa ka jiro, kuwo beelaha dhexdooda ayaa tabasho qaba, qaar maamulkii hore ayay wax ka tabanayaan, qaar amniga goobta shirka ka dhacayo, tabashada wey badan yihiin, waxaas oo dhan marka la isku daro farriinta aan u sidno waa wax kasta waxay ka dhaxeysaa reer Galmudug in shirka ay ka soo qeyb galaan beelaha ka soo qeyb galaan, wixii tabasho halkaas ku xaliyaan, dib u dhiska dowladnimada looga shaqeeyo\u201dayuu yiri Mr Baadiyow.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in dowladda Federaalka ay dhameystireyso wixii farsamo ee shirweynaha ku saabsan, isla markaana wixii mushkilad ahna ay xalinayaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqayaa Waxbaradka, aqoonyahanada iyo siyaasiyiin, yaa la siyaasadeyn dib u heshiisiinta Galmudug, malahan Mucaarad iyo muxaafad dhammaan waa inay ka soo qeyb galaan shirkaas\u201dayuu yiri Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug ahna La Taliyaha Arrimaha Dib u heshiisiinta Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Guddiga Qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug oo tagay Cadaado ayaa natiijo la\u2019aan kala laabtay, iyadoo Beesha Cadaado ay shuruudo badan ku xirtay ka qeyb galka shirka iyo tabashooyin ay ka qabto dowladda Federaalka iyo dhinacyo kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mgqj8Y4IfN4\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug Dr. C\/raxmaan C\/llaahi Baadiyow ayaa ku baaqay in aan la siyaasadeyn shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu wado in 5-ta bisha soo socota ee Agosto inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb. Dr. Baadiyow oo isaga iyo xubnaha Guddigiisa ay shalay dib ugu laabteen magaalada Dhuusamareeb, kaddib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131592,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO C\/raxmaan Baadiyow \u201cYaa la siyaasadeyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO C\/raxmaan Baadiyow \u201cYaa la siyaasadeyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug Dr. C\/raxmaan C\/llaahi Baadiyow ayaa ku baaqay in aan la siyaasadeyn shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu wado in 5-ta bisha soo socota ee Agosto inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb. Dr. Baadiyow oo isaga iyo xubnaha Guddigiisa ay shalay dib ugu laabteen magaalada Dhuusamareeb, kaddib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-31T06:06:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-63.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"886\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\",\"name\":\"DAAWO C\/raxmaan Baadiyow \u201cYaa la siyaasadeyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-63.png\",\"datePublished\":\"2019-07-31T06:06:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-63.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-63.png\",\"width\":886,\"height\":650},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO C\/raxmaan Baadiyow \u201cYaa la siyaasadeyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO C\/raxmaan Baadiyow \u201cYaa la siyaasadeyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO C\/raxmaan Baadiyow \u201cYaa la siyaasadeyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug Dr. C\/raxmaan C\/llaahi Baadiyow ayaa ku baaqay in aan la siyaasadeyn shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu wado in 5-ta bisha soo socota ee Agosto inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb. Dr. Baadiyow oo isaga iyo xubnaha Guddigiisa ay shalay dib ugu laabteen magaalada Dhuusamareeb, kaddib [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-31T06:06:16+00:00","og_image":[{"width":886,"height":650,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-63.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","name":"DAAWO C\/raxmaan Baadiyow \u201cYaa la siyaasadeyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-63.png","datePublished":"2019-07-31T06:06:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-63.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-63.png","width":886,"height":650},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-baadiyow-yaa-la-siyaasadeyn-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO C\/raxmaan Baadiyow \u201cYaa la siyaasadeyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131591"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131591"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131593,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131591\/revisions\/131593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131592"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}