{"id":131597,"date":"2019-07-31T10:12:38","date_gmt":"2019-07-31T08:12:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131597"},"modified":"2019-07-31T10:12:38","modified_gmt":"2019-07-31T08:12:38","slug":"wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/","title":{"rendered":"Wasiir Oomaar oo kabaaqday Safarkisii Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay inuu ka baaqday Safarkii ku aadi lahaa magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu waday inuu kaga dhawaaqo Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Jubbaland.<\/p>\n<p>Mr Oomaar oo todobaadkan isu qaban qaabinayay safar uu ku tago Kismaayo ayaa sheegay inuu uga baaqday si uu uga fogaado iska hor imaad dhaco, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cSafarkii aan Kismaayo ku aadi lahaa anigaa ka baaqday anigoo ka fogaanaya in si un iska hor imaad u dhaco, Qof isku dayay inuu i soo qaado ma jiro. Inkastoo aan xaq u leeyahay in aan la is ilaalsho haddana kismaayo markaan tagayo ciidda ayaa i ilaalin ilaah ka sokow\u201dayuu yiri Mr Oomaar qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in awood uu Jubbaland ku tago uusan weyn, balse uu garawsaday mas\u2019uuliyadda isaga saaran sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cHooyadii canuggeda lala qabsaday ee la yiri aan idiin kala goyno waxey tiri ha loo daayo tii aanan dhalin iyadoo ka baqaysa in canugeeda la kala gooyo. Taas un baan isku mid nahay ee awood aan Jubbaland ku imaado ma weyn. Waan aqaan masuuliyadda i saaran, Dadkii talada xumaa baa weli ummadda waalaya. Dagaal aadan idinka hurin Jubbaland Kama dhici doono Caqliga ha shaqeeyo\u201dayuu yiri.<\/p>\n<p>Maxamed C\/llaahi Salaad ayaa ka mid ah ragga la hadal hayay ee ka mid ah Musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha Jubbaland, hase ahaatee waxaa soo baxayay warar sheegaya inay saameyneyso mid ka mid ah shuruudaha uu soo bandhigay Guddiga doorashooyinka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay inuu ka baaqday Safarkii ku aadi lahaa magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu waday inuu kaga dhawaaqo Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Jubbaland. Mr Oomaar oo todobaadkan isu qaban qaabinayay safar uu ku tago Kismaayo ayaa sheegay inuu uga baaqday si uu uga fogaado iska hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131598,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131597","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Oomaar oo kabaaqday Safarkisii Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Oomaar oo kabaaqday Safarkisii Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay inuu ka baaqday Safarkii ku aadi lahaa magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu waday inuu kaga dhawaaqo Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Jubbaland. Mr Oomaar oo todobaadkan isu qaban qaabinayay safar uu ku tago Kismaayo ayaa sheegay inuu uga baaqday si uu uga fogaado iska hor [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-31T08:12:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/omaros2-696x608.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/\",\"name\":\"Wasiir Oomaar oo kabaaqday Safarkisii Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/omaros2-696x608.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-31T08:12:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/omaros2-696x608.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/omaros2-696x608.jpg\",\"width\":696,\"height\":608},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Oomaar oo kabaaqday Safarkisii Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Oomaar oo kabaaqday Safarkisii Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Oomaar oo kabaaqday Safarkisii Kismaayo - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay inuu ka baaqday Safarkii ku aadi lahaa magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu waday inuu kaga dhawaaqo Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Jubbaland. Mr Oomaar oo todobaadkan isu qaban qaabinayay safar uu ku tago Kismaayo ayaa sheegay inuu uga baaqday si uu uga fogaado iska hor [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-31T08:12:38+00:00","og_image":[{"width":696,"height":608,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/omaros2-696x608.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/","name":"Wasiir Oomaar oo kabaaqday Safarkisii Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/omaros2-696x608.jpg","datePublished":"2019-07-31T08:12:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/omaros2-696x608.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/omaros2-696x608.jpg","width":696,"height":608},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-kabaaqday-safarkisii-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Oomaar oo kabaaqday Safarkisii Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131597"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131597"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131599,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131597\/revisions\/131599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131598"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}