{"id":131768,"date":"2019-08-02T18:10:37","date_gmt":"2019-08-02T16:10:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131768"},"modified":"2019-08-02T18:13:23","modified_gmt":"2019-08-02T16:13:23","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha PUNTLAND oo afka Furtay  eedeyn culusna ujeediyay DF"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi (Deni) oo la hadlay warbaahinta ayaa markale weerar dhinaca afka ah ku qaaday madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Deni ayaa shaaciyey in xukuumadda Xasan Cali Khayre ay ku fashilantay arrimaha amniga dalka, gaar ahaan kan sugida magaalada Muqdisho.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Madaxweyne Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa xusay in aan la\u2019iska indha tiri karin dilalka iyo qaraxyada sii kordhay ee ka dhacaya gudaha Caasimada.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in siyaasada xukumadda federaalka Soomaaliya ay dalka u horseeday amni xumo iyo xasilooni darro, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa marag ma doonto ah in maanta siyaasadda cakiran iyo mudnaansiin la\u2019aanta arrimihii muhiimka ahaa ay dalka u horseeday nabadgelyo xumo ka jirta goobo badan oo dalka ah. Waxaa kordhay falalkii argagixiso ee lagu beegsanayo shacabka.\u201d ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p>Dhinaca kale madaxweynaha maamulka Puntland oo hadalkiisa sii wata ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in marka Al-Shabaab weeraro ka gaysato Muqdisho, ay\u00a0 ugu jawaabto waddo xiris, taas oo culeys iyo cadaadis horleh sii saarta shacabka ku dhaqan xaafadaha magaaladda Caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>\u201cWaxaa kordhay falalka argagixiso ee lagu beegsanayo shacabka iyadoo dowladuna kaga jawaabto waddo xiris taas oo culeys badan ku sii noqotay shacabkii dhibanaa xal amnina aan keenin\u201d ayuu hadalkiis sii raaciyay Madaxweyne Siciid Deni.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadaya, xilli todobaadyadii la soo dhaafay falal liddi ku ah amniga ay ka dhacayeen gudaha Caasimada, waxaana ugu dambeeyey weerarkii xarunta dowladda hoose ee Xamar, kaas oo sababay geerida guddoomiyihii gobolka Banaadir oo shalay galab ku dhintay magaalada Dooxa ee Caasimada dalka Qatar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi (Deni) oo la hadlay warbaahinta ayaa markale weerar dhinaca afka ah ku qaaday madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Deni ayaa shaaciyey in xukuumadda Xasan Cali Khayre ay ku fashilantay arrimaha amniga dalka, gaar ahaan kan sugida magaalada Muqdisho. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa xusay in aan la\u2019iska indha tiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131769,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha PUNTLAND oo afka Furtay eedeyn culusna ujeediyay DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha PUNTLAND oo afka Furtay eedeyn culusna ujeediyay DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi (Deni) oo la hadlay warbaahinta ayaa markale weerar dhinaca afka ah ku qaaday madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Deni ayaa shaaciyey in xukuumadda Xasan Cali Khayre ay ku fashilantay arrimaha amniga dalka, gaar ahaan kan sugida magaalada Muqdisho. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa xusay in aan la\u2019iska indha tiri [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-02T16:10:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-02T16:13:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/daawo-madaxweyne-deni-oo-guddoom-324x235.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/\",\"name\":\"Madaxweynaha PUNTLAND oo afka Furtay eedeyn culusna ujeediyay DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/daawo-madaxweyne-deni-oo-guddoom-324x235.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-02T16:10:37+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-02T16:13:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/daawo-madaxweyne-deni-oo-guddoom-324x235.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/daawo-madaxweyne-deni-oo-guddoom-324x235.jpg\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha PUNTLAND oo afka Furtay eedeyn culusna ujeediyay DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha PUNTLAND oo afka Furtay eedeyn culusna ujeediyay DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha PUNTLAND oo afka Furtay eedeyn culusna ujeediyay DF - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi (Deni) oo la hadlay warbaahinta ayaa markale weerar dhinaca afka ah ku qaaday madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Deni ayaa shaaciyey in xukuumadda Xasan Cali Khayre ay ku fashilantay arrimaha amniga dalka, gaar ahaan kan sugida magaalada Muqdisho. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa xusay in aan la\u2019iska indha tiri [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-02T16:10:37+00:00","article_modified_time":"2019-08-02T16:13:23+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/daawo-madaxweyne-deni-oo-guddoom-324x235.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/","name":"Madaxweynaha PUNTLAND oo afka Furtay eedeyn culusna ujeediyay DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/daawo-madaxweyne-deni-oo-guddoom-324x235.jpg","datePublished":"2019-08-02T16:10:37+00:00","dateModified":"2019-08-02T16:13:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/daawo-madaxweyne-deni-oo-guddoom-324x235.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/daawo-madaxweyne-deni-oo-guddoom-324x235.jpg","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-afka-furtay-jeediyey-eedeyn-culus-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha PUNTLAND oo afka Furtay eedeyn culusna ujeediyay DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131768"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131768"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131773,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131768\/revisions\/131773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131769"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}