{"id":131777,"date":"2019-08-02T18:44:16","date_gmt":"2019-08-02T16:44:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131777"},"modified":"2019-08-02T18:44:16","modified_gmt":"2019-08-02T16:44:16","slug":"amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/","title":{"rendered":"Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug waxaa Sugan in ka badan 350 qof oo Ergo ah iyo Marti sharaf kale oo gaaraya ilaa 200 oo qof kuwaas oo Magaalada Hobyo u yimid\u00a0 ka qeyb galka shirweynaha wadatashiga Beelaha :HABAR GIDIR.<\/p>\n<p>Maalinta Axada ee Takhaatiqu ku Beegan tahay 4 bishaan ayaa la filayaa in uu si rasmi ah uu u daah,furmo Wajiga Labaad Ee Shirka Dib uheshinta iyo midnimada Habar gidir,<\/p>\n<p>Magaalada Hobyo waxaa Aad looga Dareemayaa Mashquul aadan u Xoogan Islamarkaana u aadan Diyaar garow Shirka,<\/p>\n<p>dhanka kale waxaa aad loo adkeeyay Amaanka Guud Ee Magaalada Hobyo waxaana amaanka Sugayay ciidamo kala Duwan oo ka Kala Yimid Magaalyinka Gaalkcyo. Cadaado. dhusa, mareeb. iyo Hobyo.<\/p>\n<p>waxaa aad Loola Socodaa Dhaq dhaqaaq kasta oo dhex jira Gudaha Magaalada iyo Banankaba,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>wixi ka soo kordha Arimaha Hobyo Halkaan kala Soco.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hobyo mudug Somaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug waxaa Sugan in ka badan 350 qof oo Ergo ah iyo Marti sharaf kale oo gaaraya ilaa 200 oo qof kuwaas oo Magaalada Hobyo u yimid\u00a0 ka qeyb galka shirweynaha wadatashiga Beelaha :HABAR GIDIR. Maalinta Axada ee Takhaatiqu ku Beegan tahay 4 bishaan ayaa la filayaa in uu si rasmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":95848,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug waxaa Sugan in ka badan 350 qof oo Ergo ah iyo Marti sharaf kale oo gaaraya ilaa 200 oo qof kuwaas oo Magaalada Hobyo u yimid\u00a0 ka qeyb galka shirweynaha wadatashiga Beelaha :HABAR GIDIR. Maalinta Axada ee Takhaatiqu ku Beegan tahay 4 bishaan ayaa la filayaa in uu si rasmi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-02T16:44:16+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/\",\"name\":\"Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-02T16:44:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya. - Wardoon","og_description":"Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug waxaa Sugan in ka badan 350 qof oo Ergo ah iyo Marti sharaf kale oo gaaraya ilaa 200 oo qof kuwaas oo Magaalada Hobyo u yimid\u00a0 ka qeyb galka shirweynaha wadatashiga Beelaha :HABAR GIDIR. Maalinta Axada ee Takhaatiqu ku Beegan tahay 4 bishaan ayaa la filayaa in uu si rasmi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-02T16:44:16+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/","name":"Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-02T16:44:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-magaalada-hobyo-oo-aad-loo-adkeyey-iyo-warar-kale-oo-soo-baxaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131777"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131777"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131778,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131777\/revisions\/131778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}