{"id":131785,"date":"2019-08-03T07:32:15","date_gmt":"2019-08-03T05:32:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131785"},"modified":"2019-08-03T07:32:15","modified_gmt":"2019-08-03T05:32:15","slug":"war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/","title":{"rendered":"War.Cusub \u00f7 Waddoyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran iyo Sababta Oo La Ogaaday&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Amaanka kuwa Booliska Soomaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah Wadooyinka ku yaalla Magaalada Muqdisho,iyga u diidaya inay isticmaalaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa lagu arkayaa Wadooyinka iyaga oo taagan,isla markaana wadada ka celinaya gaadiidka BL-ka ay saaran yihiin dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay,waxaana loo ogal yahay oo kaliya inay maraan gaadiidka ay saaran yihiin Mas\u2019uuliyiinta dowladda iyo kuwa Askarta.<\/p>\n<p>Wadooyina la xiray ayaa waxaa kamid ah Wadada maka Al-mukarama,Wadnaha oo ka xiran Isgoysyada Hawlwadaag,Tarabuuka iyo kuwa kale oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka.<\/p>\n<p>Dadka Shacabka ah ayaa Maanta goobahooda Shaqada iyo goobahooda Waxbarashada ay lug ku tegayaan.<\/p>\n<p>Sababta loo xiray Wadooyinka Caasimadda ayaa waxa ay tahay xili Maanta Mgaalada Muqdisho laga keenayo Allaha u naxariistee Meydka Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar,kadib dhaawacii kasoo gaaray Qarixii dhawaan Xarunta Gobolka Banaadir ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Amaanka kuwa Booliska Soomaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah Wadooyinka ku yaalla Magaalada Muqdisho,iyga u diidaya inay isticmaalaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan. Ciidamada ayaa lagu arkayaa Wadooyinka iyaga oo taagan,isla markaana wadada ka celinaya gaadiidka BL-ka ay saaran yihiin dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay,waxaana loo ogal yahay oo kaliya inay maraan gaadiidka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131786,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131785","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub \u00f7 Waddoyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran iyo Sababta Oo La Ogaaday... - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-\u00f7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub \u00f7 Waddoyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran iyo Sababta Oo La Ogaaday... - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka Amaanka kuwa Booliska Soomaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah Wadooyinka ku yaalla Magaalada Muqdisho,iyga u diidaya inay isticmaalaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan. Ciidamada ayaa lagu arkayaa Wadooyinka iyaga oo taagan,isla markaana wadada ka celinaya gaadiidka BL-ka ay saaran yihiin dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay,waxaana loo ogal yahay oo kaliya inay maraan gaadiidka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-\u00f7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-03T05:32:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564810010416.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"676\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/\",\"name\":\"War.Cusub \u00f7 Waddoyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran iyo Sababta Oo La Ogaaday... - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564810010416.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-03T05:32:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564810010416.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564810010416.jpg\",\"width\":676,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub \u00f7 Waddoyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran iyo Sababta Oo La Ogaaday&#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub \u00f7 Waddoyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran iyo Sababta Oo La Ogaaday... - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-\u00f7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub \u00f7 Waddoyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran iyo Sababta Oo La Ogaaday... - Wardoon","og_description":"Ciidanka Amaanka kuwa Booliska Soomaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah Wadooyinka ku yaalla Magaalada Muqdisho,iyga u diidaya inay isticmaalaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan. Ciidamada ayaa lagu arkayaa Wadooyinka iyaga oo taagan,isla markaana wadada ka celinaya gaadiidka BL-ka ay saaran yihiin dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay,waxaana loo ogal yahay oo kaliya inay maraan gaadiidka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-\u00f7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-03T05:32:15+00:00","og_image":[{"width":676,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564810010416.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/","name":"War.Cusub \u00f7 Waddoyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran iyo Sababta Oo La Ogaaday... - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564810010416.jpg","datePublished":"2019-08-03T05:32:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564810010416.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564810010416.jpg","width":676,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-%c3%b7-waddoyinka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyo-sababta-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub \u00f7 Waddoyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran iyo Sababta Oo La Ogaaday&#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131785"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131785"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131787,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131785\/revisions\/131787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131786"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}