{"id":131810,"date":"2019-08-03T12:22:45","date_gmt":"2019-08-03T10:22:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131810"},"modified":"2019-08-03T12:22:45","modified_gmt":"2019-08-03T10:22:45","slug":"wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta  Jubaland oo weeraray Madaxweyne ku xigeenka Jubaland"},"content":{"rendered":"<p>Aadan Aw-Xirsi oo ah Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku eedeeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland oo ka mid yihiin Madaxweyne ku xigeenka Koowaad Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiirka Amniga Jubbaland in ay faragalin toos ku hayaan Odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa muuqday Khilaafka kala dhaxeeyay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland iyo Wasiirka Amniga Cabdirashiid Janan, waxaana uu sheegay in Sharaf dhac ay ku hayaan waxgaradka.<\/p>\n<p>Maalin ka hor ayuu sheegay Wasiir Xirsi in Waxgaradka gobolka Gedo Caburin iyo Sharaf ay ku hayaan labadiisa Mas\u2019uul, islamarkaana aysan heysan Fursad ay ku soo xulaan xildhibaanada.<\/p>\n<p>Maanta ayuu sidoo kale bartiisa Twiterka kusoo qoray in Wasiir ka tirsan Jubaland uu Odayaasha Beeshiisa u gacan geliyay liis Xildhibaanno ah, haddii ay beddelaanna ay kala kulmi karaan qatar kale.<\/p>\n<p>Xirsi ayaa lagu tilmaamaa in uu ka mid yahay Saaxiibada dhow ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, waxaana uu ka mid ah xubnaha sida weyn u difaaci jiray sidoo kalena Wasaaraddo kala duwan kasoo qabtay Jubbaland.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Cabdirashiid Janan iyo Madaxweyne ku xigeenka labadaba wali kama hadlin eedeymaha kaga imaanaya Wasiir Xirsi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67652440_359406611645565_9068878464035061760_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-131816\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67652440_359406611645565_9068878464035061760_n.jpg\" alt=\"\" width=\"670\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67652440_359406611645565_9068878464035061760_n.jpg 670w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67652440_359406611645565_9068878464035061760_n-300x193.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 670px) 100vw, 670px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aadan Aw-Xirsi oo ah Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku eedeeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland oo ka mid yihiin Madaxweyne ku xigeenka Koowaad Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiirka Amniga Jubbaland in ay faragalin toos ku hayaan Odayaasha dhaqanka. Wasiirka ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa muuqday Khilaafka kala dhaxeeyay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131817,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131810","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Qorsheynta Jubaland oo weeraray Madaxweyne ku xigeenka Jubaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Qorsheynta Jubaland oo weeraray Madaxweyne ku xigeenka Jubaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aadan Aw-Xirsi oo ah Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku eedeeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland oo ka mid yihiin Madaxweyne ku xigeenka Koowaad Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiirka Amniga Jubbaland in ay faragalin toos ku hayaan Odayaasha dhaqanka. Wasiirka ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa muuqday Khilaafka kala dhaxeeyay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-03T10:22:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Aw-Xirsi.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1012\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"494\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/\",\"name\":\"Wasiirka Qorsheynta Jubaland oo weeraray Madaxweyne ku xigeenka Jubaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Aw-Xirsi.png\",\"datePublished\":\"2019-08-03T10:22:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Aw-Xirsi.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Aw-Xirsi.png\",\"width\":1012,\"height\":494},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Qorsheynta Jubaland oo weeraray Madaxweyne ku xigeenka Jubaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Qorsheynta Jubaland oo weeraray Madaxweyne ku xigeenka Jubaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Qorsheynta Jubaland oo weeraray Madaxweyne ku xigeenka Jubaland - Wardoon","og_description":"Aadan Aw-Xirsi oo ah Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku eedeeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland oo ka mid yihiin Madaxweyne ku xigeenka Koowaad Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiirka Amniga Jubbaland in ay faragalin toos ku hayaan Odayaasha dhaqanka. Wasiirka ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa muuqday Khilaafka kala dhaxeeyay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-03T10:22:45+00:00","og_image":[{"width":1012,"height":494,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Aw-Xirsi.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/","name":"Wasiirka Qorsheynta Jubaland oo weeraray Madaxweyne ku xigeenka Jubaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Aw-Xirsi.png","datePublished":"2019-08-03T10:22:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Aw-Xirsi.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Aw-Xirsi.png","width":1012,"height":494},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-jubaland-oo-weeraray-madaxweyne-ku-xigeenka-jubaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Qorsheynta Jubaland oo weeraray Madaxweyne ku xigeenka Jubaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131810"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131810"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131818,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131810\/revisions\/131818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131817"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}