{"id":131811,"date":"2019-08-03T10:34:56","date_gmt":"2019-08-03T08:34:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131811"},"modified":"2019-08-03T10:38:47","modified_gmt":"2019-08-03T08:38:47","slug":"dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Dhaqaalo Xumo Lagu Edeyey&#8230;."},"content":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda Lacagta adduunka (IMF) ayaa todobaadkan waxaa sheegtay in kobaca dhaqaalaha iyo waxsoosaarka Soomaaliya aanu isbadaleyn sanadkan, oo uu ahaan-doono 2.9 \u00a0boqolkiiba, waase haddii ay da\u2019aan doorababka la filayo dhammaadka sanadkan.<\/p>\n<p>\u201cInkasta oo uu koror jiro, maaliyadda ay soo fiicnaaneyso, laakin dhakhliga qofka soo galo waa mid hooseeya, waana in la helo ilo lagu xoojinayo dhaqaalaha, laguna dhimayo faqriga\u201d sidaasi waxa lagu sheegay qoraalka IMF.<\/p>\n<p>Meelaha uu ka jiro dhaq-dhaqaaq fiican ee xaga dhaqaalaha waxaa ay hey\u2019adda ku sheegtay isgaarsiinta, ganacsiga, dhismaha iyo hey\u2019adaha maaliyadda.<\/p>\n<p>Bangiga adduunka waxaa uu sanadkii hore sheegay GDP\u00a0 \u00a0ama kobaca dhaqaalaha iyo waxsoosaarka Soomaaliya uu kobac ahaan gaaray ilaa 2.8 boqolkiiba.<\/p>\n<p>Dhanka kale sicirbararka sanadkan 2019-ka waxaa uu gaari-doonaa 3 boqolkiiba halka 2018-ka uu ahaa 3.2 boqolkii.<\/p>\n<p>Labadii sano ee ay jirtay xukuumadda Xasan Cali Kheyre waxaa ay qiyaasta aheyd 2017(2.3) iyo 2018(3.1), waxaa xusid mudan in uu madaxweyne Farmaajo la wareegay talada dalka iyada oo GDP \u00a0Soomaaliya uu yahay 4.4 boqolii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda Lacagta adduunka (IMF) ayaa todobaadkan waxaa sheegtay in kobaca dhaqaalaha iyo waxsoosaarka Soomaaliya aanu isbadaleyn sanadkan, oo uu ahaan-doono 2.9 \u00a0boqolkiiba, waase haddii ay da\u2019aan doorababka la filayo dhammaadka sanadkan. \u201cInkasta oo uu koror jiro, maaliyadda ay soo fiicnaaneyso, laakin dhakhliga qofka soo galo waa mid hooseeya, waana in la helo ilo lagu xoojinayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131812,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Dhaqaalo Xumo Lagu Edeyey.... - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Dhaqaalo Xumo Lagu Edeyey.... - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hey\u2019adda Lacagta adduunka (IMF) ayaa todobaadkan waxaa sheegtay in kobaca dhaqaalaha iyo waxsoosaarka Soomaaliya aanu isbadaleyn sanadkan, oo uu ahaan-doono 2.9 \u00a0boqolkiiba, waase haddii ay da\u2019aan doorababka la filayo dhammaadka sanadkan. \u201cInkasta oo uu koror jiro, maaliyadda ay soo fiicnaaneyso, laakin dhakhliga qofka soo galo waa mid hooseeya, waana in la helo ilo lagu xoojinayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-03T08:34:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-03T08:38:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564820760988.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/\",\"name\":\"Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Dhaqaalo Xumo Lagu Edeyey.... - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564820760988.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-03T08:34:56+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-03T08:38:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564820760988.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564820760988.jpg\",\"width\":640,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Dhaqaalo Xumo Lagu Edeyey&#8230;.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Dhaqaalo Xumo Lagu Edeyey.... - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Dhaqaalo Xumo Lagu Edeyey.... - Wardoon","og_description":"Hey\u2019adda Lacagta adduunka (IMF) ayaa todobaadkan waxaa sheegtay in kobaca dhaqaalaha iyo waxsoosaarka Soomaaliya aanu isbadaleyn sanadkan, oo uu ahaan-doono 2.9 \u00a0boqolkiiba, waase haddii ay da\u2019aan doorababka la filayo dhammaadka sanadkan. \u201cInkasta oo uu koror jiro, maaliyadda ay soo fiicnaaneyso, laakin dhakhliga qofka soo galo waa mid hooseeya, waana in la helo ilo lagu xoojinayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-03T08:34:56+00:00","article_modified_time":"2019-08-03T08:38:47+00:00","og_image":[{"width":640,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564820760988.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/","name":"Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Dhaqaalo Xumo Lagu Edeyey.... - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564820760988.jpg","datePublished":"2019-08-03T08:34:56+00:00","dateModified":"2019-08-03T08:38:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564820760988.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1564820760988.jpg","width":640,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-farmaajo-iyo-kheyre-oo-lagu-dhaqaalo-xumo-ka-jirta-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Dhaqaalo Xumo Lagu Edeyey&#8230;."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131811"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131811"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131814,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131811\/revisions\/131814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131812"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}