{"id":131829,"date":"2019-08-03T14:56:48","date_gmt":"2019-08-03T12:56:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131829"},"modified":"2019-08-03T14:56:48","modified_gmt":"2019-08-03T12:56:48","slug":"war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/","title":{"rendered":"War Deg deg: Meydkii Eng. Yaarisow oo Loo Safriyay Dalka  Ingiriiska. Sababta Halkaan ka Ogow"},"content":{"rendered":"<p style=\"padding-left: 30px;\">Dowladda Ingiriiska ayaa qaadatay Meydka guddoomiye Yariisow, waxaana ay sheegtay in baaritaan lagu sameyn doono in Yariisow dhaawacii u geeriyooday iyo sun loo adeegsaday.<\/p>\n<p>Airport ka diyaaradaha ee Qatar ayaa laga dhoofiyey meydka eng. Yariisow si baaritaan caalami ah loogu sameeyo.<\/p>\n<p>Safaaradda Ingiriiska ayaa markii hore loo diiday in ay qaadato dhaawaca guddoomiye Yariisow oo Britain lagu daaweeyo, taas ayaana la leeyahay shaki badan ayey dhalisay.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale aan la ogeyn in Meydka guddoomiye Yariisow bari la keenayo, waa suuragal in waqtiga baaritaanku dheeraado.<\/p>\n<p>Warkan waxaa telephone-ka loogu sheegay ra&#8217;iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku sugan, isagoo ka yimid dhanka deegaanada Galmudug oo uu ku sugnaa bil ka badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ingiriiska ayaa qaadatay Meydka guddoomiye Yariisow, waxaana ay sheegtay in baaritaan lagu sameyn doono in Yariisow dhaawacii u geeriyooday iyo sun loo adeegsaday. Airport ka diyaaradaha ee Qatar ayaa laga dhoofiyey meydka eng. Yariisow si baaritaan caalami ah loogu sameeyo. Safaaradda Ingiriiska ayaa markii hore loo diiday in ay qaadato dhaawaca guddoomiye Yariisow oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":117406,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War Deg deg: Meydkii Eng. Yaarisow oo Loo Safriyay Dalka Ingiriiska. Sababta Halkaan ka Ogow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War Deg deg: Meydkii Eng. Yaarisow oo Loo Safriyay Dalka Ingiriiska. Sababta Halkaan ka Ogow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Ingiriiska ayaa qaadatay Meydka guddoomiye Yariisow, waxaana ay sheegtay in baaritaan lagu sameyn doono in Yariisow dhaawacii u geeriyooday iyo sun loo adeegsaday. Airport ka diyaaradaha ee Qatar ayaa laga dhoofiyey meydka eng. Yariisow si baaritaan caalami ah loogu sameeyo. Safaaradda Ingiriiska ayaa markii hore loo diiday in ay qaadato dhaawaca guddoomiye Yariisow oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-03T12:56:48+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/\",\"name\":\"War Deg deg: Meydkii Eng. Yaarisow oo Loo Safriyay Dalka Ingiriiska. Sababta Halkaan ka Ogow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-03T12:56:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War Deg deg: Meydkii Eng. Yaarisow oo Loo Safriyay Dalka Ingiriiska. Sababta Halkaan ka Ogow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War Deg deg: Meydkii Eng. Yaarisow oo Loo Safriyay Dalka Ingiriiska. Sababta Halkaan ka Ogow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War Deg deg: Meydkii Eng. Yaarisow oo Loo Safriyay Dalka Ingiriiska. Sababta Halkaan ka Ogow - Wardoon","og_description":"Dowladda Ingiriiska ayaa qaadatay Meydka guddoomiye Yariisow, waxaana ay sheegtay in baaritaan lagu sameyn doono in Yariisow dhaawacii u geeriyooday iyo sun loo adeegsaday. Airport ka diyaaradaha ee Qatar ayaa laga dhoofiyey meydka eng. Yariisow si baaritaan caalami ah loogu sameeyo. Safaaradda Ingiriiska ayaa markii hore loo diiday in ay qaadato dhaawaca guddoomiye Yariisow oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-03T12:56:48+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/","name":"War Deg deg: Meydkii Eng. Yaarisow oo Loo Safriyay Dalka Ingiriiska. Sababta Halkaan ka Ogow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-03T12:56:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-meydkii-eng-yaarisow-oo-loo-safriyay-dalka-ingiriiska-sababta-halkaan-ka-ogow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War Deg deg: Meydkii Eng. Yaarisow oo Loo Safriyay Dalka Ingiriiska. Sababta Halkaan ka Ogow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131829"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131829"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131830,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131829\/revisions\/131830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}