{"id":131934,"date":"2019-08-05T09:33:53","date_gmt":"2019-08-05T07:33:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131934"},"modified":"2019-08-05T09:33:53","modified_gmt":"2019-08-05T07:33:53","slug":"labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/","title":{"rendered":"Labo Shabaab ah oo saakay latoogtay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo Isniin ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay laba Dhalinyaro ahaa oo lagu eedeyay inay ka tirsanayeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Labada Nin ee xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa waxaa lagu kala Magacaabi jiray Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max\u2019ed Cali Boorow Aadan (C\/xakiin) oo 25 jir ah, Kuwaas oo ku eedeysnaa inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab,isla markaana ay ka qeyb qaateen weeraro iyo qaarxyo laga fuliyay Magalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Si gaar ah Xubnaha la toogtay ayaa waxaa lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerar lagu dilay 27\/09\/2017 Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka Marxuumad Canab C\/laahi Xaashi, kaas oo ka dhacay isgoyska Via Roma ee Degmada X\/wayne.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen Rasaas lagu furay Gaari ay la socdeen Qoyska reer Xasan Cabdi Cawad oo ka mid ah Maamulka Shirkada Dahabshiil iyo Weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee lagu qaaday 09\/11\/2018 Hotelka Saxafi iyo qaraxii ka dhacay 22\/12\/2018 Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho,sida ay horay u sheegtay xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Labada Xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa horay waxaa Maxkamada Ciidamada ay ku xukuntay dil toogasho, hayeeshee ay racfaan ka qaateen balse markale ay xukun dil ah ku riday Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka sida saakayna lagu fuliyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo Isniin ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay laba Dhalinyaro ahaa oo lagu eedeyay inay ka tirsanayeen Al-Shabaab. Labada Nin ee xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa waxaa lagu kala Magacaabi jiray Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max\u2019ed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131935,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131934","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Labo Shabaab ah oo saakay latoogtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Labo Shabaab ah oo saakay latoogtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo Isniin ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay laba Dhalinyaro ahaa oo lagu eedeyay inay ka tirsanayeen Al-Shabaab. Labada Nin ee xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa waxaa lagu kala Magacaabi jiray Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max\u2019ed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-05T07:33:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/labada.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/\",\"name\":\"Labo Shabaab ah oo saakay latoogtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/labada.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-05T07:33:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/labada.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/labada.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Labo Shabaab ah oo saakay latoogtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Labo Shabaab ah oo saakay latoogtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Labo Shabaab ah oo saakay latoogtay - Wardoon","og_description":"Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo Isniin ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay laba Dhalinyaro ahaa oo lagu eedeyay inay ka tirsanayeen Al-Shabaab. Labada Nin ee xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa waxaa lagu kala Magacaabi jiray Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max\u2019ed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-05T07:33:53+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/labada.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/","name":"Labo Shabaab ah oo saakay latoogtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/labada.jpg","datePublished":"2019-08-05T07:33:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/labada.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/labada.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-shabaab-ah-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Labo Shabaab ah oo saakay latoogtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131934"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131934"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131936,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131934\/revisions\/131936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131935"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}