{"id":131965,"date":"2019-08-05T11:46:07","date_gmt":"2019-08-05T09:46:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131965"},"modified":"2019-08-05T11:46:07","modified_gmt":"2019-08-05T09:46:07","slug":"deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/","title":{"rendered":"Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo  ka Dib markii.."},"content":{"rendered":"<p>Maanta waxaa magaalada Kismaayo gaaraya wafdi uu hogaaminayo taliyaha guud ee ciidamada Amisom Tigabu Yilma.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa madaxweynaha Jubbaland la qaadan doona kulan ay kaga wada hadlayaan arrimaha amniga taas oo ah sharciyadda ay Amisom Soomaaliya ku joogaan.<\/p>\n<p>Wararka baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah xoog ku galeen garoonka diyaaradaha Ee Sayyid Maxamed Cabdille Xasan, waa waxbo kama jiraan, ciidamada Itoobiya ee saacadan la taaganyahay ku sugan garoonka diyaaradaha ee Kismaayo waa ciidamo qeyb ka ah ciidamada Amisom ee soo dhaweynaya salaan sharafeedana siinayaTaliyaha Amisom.<\/p>\n<p>Guud ahaan majiraan ciidan Itoobiyaan ah oo garoonka Kismaayo jooga hal askariba ha noqotee, markasta oo ay tagayaan garoonkana waxay ku tagaan si la isla ogyahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta waxaa magaalada Kismaayo gaaraya wafdi uu hogaaminayo taliyaha guud ee ciidamada Amisom Tigabu Yilma. Taliyaha ayaa madaxweynaha Jubbaland la qaadan doona kulan ay kaga wada hadlayaan arrimaha amniga taas oo ah sharciyadda ay Amisom Soomaaliya ku joogaan. Wararka baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah xoog ku galeen garoonka diyaaradaha Ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":110245,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo ka Dib markii.. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo ka Dib markii.. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta waxaa magaalada Kismaayo gaaraya wafdi uu hogaaminayo taliyaha guud ee ciidamada Amisom Tigabu Yilma. Taliyaha ayaa madaxweynaha Jubbaland la qaadan doona kulan ay kaga wada hadlayaan arrimaha amniga taas oo ah sharciyadda ay Amisom Soomaaliya ku joogaan. Wararka baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah xoog ku galeen garoonka diyaaradaha Ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-05T09:46:07+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/\",\"name\":\"Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo ka Dib markii.. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-05T09:46:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo ka Dib markii..\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo ka Dib markii.. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo ka Dib markii.. - Wardoon","og_description":"Maanta waxaa magaalada Kismaayo gaaraya wafdi uu hogaaminayo taliyaha guud ee ciidamada Amisom Tigabu Yilma. Taliyaha ayaa madaxweynaha Jubbaland la qaadan doona kulan ay kaga wada hadlayaan arrimaha amniga taas oo ah sharciyadda ay Amisom Soomaaliya ku joogaan. Wararka baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah xoog ku galeen garoonka diyaaradaha Ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-05T09:46:07+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/","name":"Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo ka Dib markii.. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-05T09:46:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-ahmed-madoobe-oo-maanta-laga-wareegay-kismaayo-ka-dib-markii\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo ka Dib markii.."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131965"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131965"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131966,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131965\/revisions\/131966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}