{"id":131981,"date":"2019-08-05T16:35:46","date_gmt":"2019-08-05T14:35:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131981"},"modified":"2019-08-05T16:35:46","modified_gmt":"2019-08-05T14:35:46","slug":"harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/","title":{"rendered":"Harry Maguire Oo Noqday Daafaca Ugu Qaalisan Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa daafaca kooxda Leicester City ee Harry Maguire kaas oo ay kula soo wareegtay lacag dhan 80 Milyan oo euro.<\/p>\n<p>Maguire ayaa qalinka ku duugay heshiis 6 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ku ciyaarta Old Trafford iyo waliba Hal sano oo dheeraad ah.<\/p>\n<p>Xiddiga 26 jirka ah ee reer England ayaa noqday daafaca ugu qaalisan suuqa kala iibsiga kadib markii ay Red Devils baanka u jabisay saxiixiisa.<\/p>\n<p>Harry Maguire oo ka hadlaya dareenkiisa ayaa yidhi\u201d Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan ku soo biiray kooxdan weyn, waxa aan si fiican ugu raaxaystay wakhtigaygii Leicester waxana aan doonayaa in aan cid walba oo kooxda la xidhiidha u mahad celiyo, waxa ay si fiican ii taageereen labadii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay laakiin markii ay Man United soo garaacdo Albaabkaaga, waa fursad weyn\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMarkii aan wadahadalo la qaatay tababaraha, waan la dhacsanahay waanan sugi laayhaya in aan u ciyaaro kooxda iyo waliba qorshaha kooxda oo uu tababaruhu dhisayo koox koobab ku guulaysan karta\u201d.<\/p>\n<p>Ole Gunnar Solskjaer oo markiisa ka hadlaya ayaa yidhi\u201d Harry waa mid ka mid ah daafacayada ugu fiican kubada cagta maanta waxana aan ku faraxsanahay in aan ku guulaysanay adeegiisa, waxa uu ku fiican yahay madaxa, waxana si weyn looga dareemaa garoomka waxana uu leeyahay awood uu ku xamili karo cadaadis\u201d.<\/p>\n<p>Harry Maguire ayaa noqday saxiixii 3-aad ee ay kooxda Man United samasay xagaagan isaga oo ay kooxda kaga soo horeeyeen xiddigaha Aaron Wan- Bissaka iyo Daniel James.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa daafaca kooxda Leicester City ee Harry Maguire kaas oo ay kula soo wareegtay lacag dhan 80 Milyan oo euro. Maguire ayaa qalinka ku duugay heshiis 6 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ku ciyaarta Old Trafford iyo waliba Hal sano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131982,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-131981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Harry Maguire Oo Noqday Daafaca Ugu Qaalisan Adduunka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Harry Maguire Oo Noqday Daafaca Ugu Qaalisan Adduunka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa daafaca kooxda Leicester City ee Harry Maguire kaas oo ay kula soo wareegtay lacag dhan 80 Milyan oo euro. Maguire ayaa qalinka ku duugay heshiis 6 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ku ciyaarta Old Trafford iyo waliba Hal sano [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-05T14:35:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/EBNGY4QXUAE_7hz.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"288\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/\",\"name\":\"Harry Maguire Oo Noqday Daafaca Ugu Qaalisan Adduunka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/EBNGY4QXUAE_7hz.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-05T14:35:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/EBNGY4QXUAE_7hz.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/EBNGY4QXUAE_7hz.jpg\",\"width\":360,\"height\":288},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Harry Maguire Oo Noqday Daafaca Ugu Qaalisan Adduunka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Harry Maguire Oo Noqday Daafaca Ugu Qaalisan Adduunka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Harry Maguire Oo Noqday Daafaca Ugu Qaalisan Adduunka - Wardoon","og_description":"Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa daafaca kooxda Leicester City ee Harry Maguire kaas oo ay kula soo wareegtay lacag dhan 80 Milyan oo euro. Maguire ayaa qalinka ku duugay heshiis 6 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ku ciyaarta Old Trafford iyo waliba Hal sano [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-05T14:35:46+00:00","og_image":[{"width":360,"height":288,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/EBNGY4QXUAE_7hz.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/","name":"Harry Maguire Oo Noqday Daafaca Ugu Qaalisan Adduunka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/EBNGY4QXUAE_7hz.jpg","datePublished":"2019-08-05T14:35:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/EBNGY4QXUAE_7hz.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/EBNGY4QXUAE_7hz.jpg","width":360,"height":288},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/harry-maguire-oo-noqday-daafaca-ugu-qaalisan-adduunka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Harry Maguire Oo Noqday Daafaca Ugu Qaalisan Adduunka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131981"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131983,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131981\/revisions\/131983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131982"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}