{"id":132007,"date":"2019-08-06T06:36:05","date_gmt":"2019-08-06T04:36:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132007"},"modified":"2019-08-06T06:36:05","modified_gmt":"2019-08-06T04:36:05","slug":"galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/","title":{"rendered":"Galmudug: \u201cOdayaasha shabaab aaday shaki la\u2019aan iyaga ayey noola midyihiin\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaasha dhaqanka degaannada Galmudug ee dhawaan iska diiwaangeliyay meelaha ay ka taliyaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta Booliska Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa sheegay in ay ka warqabaan Odayaashaas.<\/p>\n<p>Waxaa uu Taliyaha ku hanjabay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaashaas oo uu ku tilmaamay in ay yihiin kuwo fulayo ah.<\/p>\n<p>Taliye Gadaar ayaa sheegay in Odayaasha tagay degaannada Al-shabaab ee ka baxay Galmudug aysan ku laaban karin degaannada Galmudug.<\/p>\n<p>Waxaa uu ugu baaqay in ay halkooda joogaan islamarkaana Maamulka Galmudug ay ula midyihiin Al-shabaabka ay iska diiwaangeliyeen.<\/p>\n<p>Maxamed Nuur Cali ayaa sheegay in Odayaasha ay cadowga ka mid noqdeen sida uu hadalka u dhigay islamarkaana iska dhicin doonaan.<\/p>\n<p>Odayaasha kale ee ku howlan in ay aadaan degaannada ay ka taliyaan AL-shabaab ayuu ugu baaqay in aysan aadin haddii kalena aysan ku soo laaban degaannada Maamulka Galmudug<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaasha dhaqanka degaannada Galmudug ee dhawaan iska diiwaangeliyay meelaha ay ka taliyaan Al-shabaab. Taliyaha Qeybta Booliska Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa sheegay in ay ka warqabaan Odayaashaas. Waxaa uu Taliyaha ku hanjabay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaashaas oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132008,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug: \u201cOdayaasha shabaab aaday shaki la\u2019aan iyaga ayey noola midyihiin\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug: \u201cOdayaasha shabaab aaday shaki la\u2019aan iyaga ayey noola midyihiin\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaasha dhaqanka degaannada Galmudug ee dhawaan iska diiwaangeliyay meelaha ay ka taliyaan Al-shabaab. Taliyaha Qeybta Booliska Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa sheegay in ay ka warqabaan Odayaashaas. Waxaa uu Taliyaha ku hanjabay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaashaas oo uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-06T04:36:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565065846682.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/\",\"name\":\"Galmudug: \u201cOdayaasha shabaab aaday shaki la\u2019aan iyaga ayey noola midyihiin\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565065846682.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-06T04:36:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565065846682.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565065846682.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug: \u201cOdayaasha shabaab aaday shaki la\u2019aan iyaga ayey noola midyihiin\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug: \u201cOdayaasha shabaab aaday shaki la\u2019aan iyaga ayey noola midyihiin\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug: \u201cOdayaasha shabaab aaday shaki la\u2019aan iyaga ayey noola midyihiin\u201d - Wardoon","og_description":"Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaasha dhaqanka degaannada Galmudug ee dhawaan iska diiwaangeliyay meelaha ay ka taliyaan Al-shabaab. Taliyaha Qeybta Booliska Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa sheegay in ay ka warqabaan Odayaashaas. Waxaa uu Taliyaha ku hanjabay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaashaas oo uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-06T04:36:05+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565065846682.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/","name":"Galmudug: \u201cOdayaasha shabaab aaday shaki la\u2019aan iyaga ayey noola midyihiin\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565065846682.jpg","datePublished":"2019-08-06T04:36:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565065846682.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565065846682.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-odayaasha-shabaab-aaday-shaki-laaan-iyaga-ayey-noola-midyihiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug: \u201cOdayaasha shabaab aaday shaki la\u2019aan iyaga ayey noola midyihiin\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132007"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132009,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132007\/revisions\/132009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132008"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}