{"id":132088,"date":"2019-08-07T10:30:17","date_gmt":"2019-08-07T08:30:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132088"},"modified":"2019-08-07T10:30:17","modified_gmt":"2019-08-07T08:30:17","slug":"musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/","title":{"rendered":"Musharaxiinta Jubbaland oo shuruudo kuxiray kaqaybgalka  doorashada (Akhriso)"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Mushataxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi ka socday Ururka IGAD ayaa shuruudo adag ku xiray in ay ka qeybgalaan doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Musharaxiintan ayaa sheegay in guddiga doorashada ee hada shaqeenaya aysan aheyn dhax dhaxaad una garbinayaan mid kamid ah Musharaxiinta, waxa ayna codsadeen in guddiga lakala diro lana magacaabo guddi cusub.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso Shuruudaha Musharaxiinta ku xireen ka qeyb galka doorashada<\/strong><\/p>\n<p>1 \u2013 In la bedelo guddiga haatan ee doorashooyinka kaasi oo \u201cku dhisan qaab sharci darro ah un adeegaya danaha madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Axmed Madoobe\u201d.<\/p>\n<p>2 \u2013 In lasoo magacaabo guddi doorasho oo cusub, sidda uu qabo dastuurka, kaasi oo aanan lahayn wax xad ah, isla markaana raacaya geedi u socodka daruuriga ah ee loo baahdo.<\/p>\n<p>3 \u2013 In odayaasha \u201csaxda ah\u201d ay soo xulaan mudaneyaasha cusub ee ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Jubbaland, maadaama ay shaki ka muujiyeen kuwa haatan.<\/p>\n<p>4 \u2013 In kaliya hal murashax loosoo xulo baarlamaanka cusub, maadaama waqti xaadirkan uu maamulka soo rogay in saddex xubin ay soo xulaan odayaasha kadibna guddiga uu mid kala baxayo.<\/p>\n<p>5 \u2013 In doorashada uu maamulo guddi baarlamaani ah<\/p>\n<p>6 \u2013 In doorashadda lagu qabto goob dhex-dhexaad ah sidda xarunta Qaramada Midoobay<\/p>\n<p>7 \u2013 In ciidamada AMISOM ay sugaan ammaanka goobta ay ka qabsoomeyso doorashadda xitaa amniga murashaxiinta<\/p>\n<p>8 \u2013 In dowladda federaalka ay goobjoog ka noqoto doorashadda<\/p>\n<p>9 \u2013 In korjoogto caalami ah ay kasoo muuqan madasha ay ka qabsoomeyso coddeynta<\/p>\n<p>10 \u2013 In warbaahinta caalamka iyo tan maxaliga ah ay sidoo kale door ku yeeshaan tabinta<\/p>\n<p>Qodobada ay miiska soo saaran murashaxiinta kasoo horjeeda Axmed Madoobe ayaa kusoo beegmaya iyadda oo bisha August loo balansan yahay doorashadda ayna haatan socoto soo xulista Xildhibaanada cusub.<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaatee, liiska rasmiga ah ee baarlamaanka labaad ee maamulkan xubinta ka ah federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo 48-da saacadood ee soo aadan.<\/p>\n<p><strong>AQRISO BAYAANKA<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-132088 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/1-1376\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"745\" height=\"807\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/1.png 745w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/1-277x300.png 277w\" sizes=\"(max-width: 745px) 100vw, 745px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/2-1229\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"757\" height=\"749\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/2.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/2.png 757w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/2-300x297.png 300w\" sizes=\"(max-width: 757px) 100vw, 757px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Mushataxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi ka socday Ururka IGAD ayaa shuruudo adag ku xiray in ay ka qeybgalaan doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo magaalada Kismaayo. Musharaxiintan ayaa sheegay in guddiga doorashada ee hada shaqeenaya aysan aheyn dhax dhaxaad una garbinayaan mid kamid ah Musharaxiinta, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":132091,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132088","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharaxiinta Jubbaland oo shuruudo kuxiray kaqaybgalka doorashada (Akhriso) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharaxiinta Jubbaland oo shuruudo kuxiray kaqaybgalka doorashada (Akhriso) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah Mushataxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi ka socday Ururka IGAD ayaa shuruudo adag ku xiray in ay ka qeybgalaan doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo magaalada Kismaayo. Musharaxiintan ayaa sheegay in guddiga doorashada ee hada shaqeenaya aysan aheyn dhax dhaxaad una garbinayaan mid kamid ah Musharaxiinta, waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-07T08:30:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/is-bedel-do.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"641\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"331\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/\",\"name\":\"Musharaxiinta Jubbaland oo shuruudo kuxiray kaqaybgalka doorashada (Akhriso) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/is-bedel-do.png\",\"datePublished\":\"2019-08-07T08:30:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/is-bedel-do.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/is-bedel-do.png\",\"width\":641,\"height\":331},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharaxiinta Jubbaland oo shuruudo kuxiray kaqaybgalka doorashada (Akhriso)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharaxiinta Jubbaland oo shuruudo kuxiray kaqaybgalka doorashada (Akhriso) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharaxiinta Jubbaland oo shuruudo kuxiray kaqaybgalka doorashada (Akhriso) - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah Mushataxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi ka socday Ururka IGAD ayaa shuruudo adag ku xiray in ay ka qeybgalaan doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo magaalada Kismaayo. Musharaxiintan ayaa sheegay in guddiga doorashada ee hada shaqeenaya aysan aheyn dhax dhaxaad una garbinayaan mid kamid ah Musharaxiinta, waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-07T08:30:17+00:00","og_image":[{"width":641,"height":331,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/is-bedel-do.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/","name":"Musharaxiinta Jubbaland oo shuruudo kuxiray kaqaybgalka doorashada (Akhriso) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/is-bedel-do.png","datePublished":"2019-08-07T08:30:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/is-bedel-do.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/is-bedel-do.png","width":641,"height":331},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-jubbaland-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-doorashada-akhriso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharaxiinta Jubbaland oo shuruudo kuxiray kaqaybgalka doorashada (Akhriso)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132088"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132088"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132092,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132088\/revisions\/132092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132091"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}