{"id":132168,"date":"2019-08-07T20:17:49","date_gmt":"2019-08-07T18:17:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132168"},"modified":"2019-08-07T20:17:49","modified_gmt":"2019-08-07T18:17:49","slug":"cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/","title":{"rendered":"Cabdi Ilay Oo Isku Dayey Inuu Ka Baxsado Jeelka Uu Ku Xiran Yahay"},"content":{"rendered":"<p>Booliska Itoobiya ayaa xidhay koox dad ah oo la sheegay in ay ka shaqaynayeen sidii madaxweynihii hore ee gobolka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley) xabsiga uga baxsan lahaa.<\/p>\n<p>Wargeyska The Addis Standard oo soo xiganaya wargeyska kale ee The Ethiopian Reporter ayaa ku warramay in dadkaasi Cabdi Iley ka caawinayeen sidii uu xabsiga uga baxsan lahaa.<\/p>\n<p>Waxa la sheegay in dadkaasi guri ka kiraysteen meel u dhaw xabsiga uu Cabdi Iley ku jiro, islamarkaana ay qorshaynayeen in ay u fududeeyaan baxsashada xilli Maxkamadda lagu sii wado.<\/p>\n<p>Ragga la qabtay ayaa la sheegay iney damacsanaayeen iney qorshahooda fuliyaan 5-ta August oo ku beegneyd Isniinti la soo dhaafay marka Cabdi maxkamadda laga soo celiyo iney falkooda fuliyaan.<\/p>\n<p>Afaafka hore ee xabsiga uu Cabdi Max\u2019uud Cumar uu ku xidhan yahay ee Qaaliti oo ay shaqsiyaadkaasi gaadhi dhigteen askarta Tiraafikada ayaa ka dalbaday iney meesha ka dhaqaaqaan, raggi gaadhiga watayna waa ay diideen amar ay askarta siiyeen, ciidamada oo gaadhiga ka shakiyey oo damcay iney baadhaanna waxay sheegeen iney kooxda baabuurka wadatay ay askarta rasaas isdhaafsadeen.<\/p>\n<p>Dhowr ka mid ah dadki howlgalkaasi qaybta ka ahaa inkasta oo ay baxsadeen haddana waxay ciidamadu gacanta ku dhigeen intooda badan oo ay haweeney ku jirto.<\/p>\n<p>Xilliga ay arrintan dhaceysayna Cabdi Maxamuud Cumar wuxuu ku maqnaa maxkamadda dacwaddiisa lagu eegayey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68488906_396132314423245_7189155760306126848_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-132171\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68488906_396132314423245_7189155760306126848_n.jpg\" alt=\"\" width=\"495\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68488906_396132314423245_7189155760306126848_n.jpg 495w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68488906_396132314423245_7189155760306126848_n-300x256.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 495px) 100vw, 495px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska Itoobiya ayaa xidhay koox dad ah oo la sheegay in ay ka shaqaynayeen sidii madaxweynihii hore ee gobolka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley) xabsiga uga baxsan lahaa. Wargeyska The Addis Standard oo soo xiganaya wargeyska kale ee The Ethiopian Reporter ayaa ku warramay in dadkaasi Cabdi Iley ka caawinayeen sidii uu xabsiga uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":132169,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Ilay Oo Isku Dayey Inuu Ka Baxsado Jeelka Uu Ku Xiran Yahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Ilay Oo Isku Dayey Inuu Ka Baxsado Jeelka Uu Ku Xiran Yahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliska Itoobiya ayaa xidhay koox dad ah oo la sheegay in ay ka shaqaynayeen sidii madaxweynihii hore ee gobolka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley) xabsiga uga baxsan lahaa. Wargeyska The Addis Standard oo soo xiganaya wargeyska kale ee The Ethiopian Reporter ayaa ku warramay in dadkaasi Cabdi Iley ka caawinayeen sidii uu xabsiga uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-07T18:17:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Cabdi-iley-5-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"734\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/\",\"name\":\"Cabdi Ilay Oo Isku Dayey Inuu Ka Baxsado Jeelka Uu Ku Xiran Yahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Cabdi-iley-5-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-07T18:17:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Cabdi-iley-5-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Cabdi-iley-5-1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":734},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Ilay Oo Isku Dayey Inuu Ka Baxsado Jeelka Uu Ku Xiran Yahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Ilay Oo Isku Dayey Inuu Ka Baxsado Jeelka Uu Ku Xiran Yahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Ilay Oo Isku Dayey Inuu Ka Baxsado Jeelka Uu Ku Xiran Yahay - Wardoon","og_description":"Booliska Itoobiya ayaa xidhay koox dad ah oo la sheegay in ay ka shaqaynayeen sidii madaxweynihii hore ee gobolka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley) xabsiga uga baxsan lahaa. Wargeyska The Addis Standard oo soo xiganaya wargeyska kale ee The Ethiopian Reporter ayaa ku warramay in dadkaasi Cabdi Iley ka caawinayeen sidii uu xabsiga uga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-07T18:17:49+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":734,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Cabdi-iley-5-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/","name":"Cabdi Ilay Oo Isku Dayey Inuu Ka Baxsado Jeelka Uu Ku Xiran Yahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Cabdi-iley-5-1.jpg","datePublished":"2019-08-07T18:17:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Cabdi-iley-5-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Cabdi-iley-5-1.jpg","width":1200,"height":734},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ilay-oo-isku-dayey-inuu-ka-baxsado-jeelka-uu-ku-xiran-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Ilay Oo Isku Dayey Inuu Ka Baxsado Jeelka Uu Ku Xiran Yahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132168"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132168"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132178,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132168\/revisions\/132178"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132169"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}