{"id":132175,"date":"2019-08-07T20:09:39","date_gmt":"2019-08-07T18:09:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132175"},"modified":"2019-08-07T20:09:39","modified_gmt":"2019-08-07T18:09:39","slug":"war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/","title":{"rendered":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo qaadatay go.aan Careysiiyay Dowladda Ethiopia"},"content":{"rendered":"<blockquote><p>Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Oomaar oo Waraysi siiyay Radio lugo badan ayaa sheegay in diyaarada Ethopian Airways aysan u kala gooshi karin magaalooyinka Soomaaliya dhexdooda, ganacsigaasna uu u xiran yahay Diyaaradaha Soomaalida oo keli ah.<\/p><\/blockquote>\n<p>Wasiir Omaaar waxa uu sheegay in uu jiro heshiis horay loo galay kaas oo ah ( Draft) ama qabyo-qoraal, balse diyaarada Ethopian Airways ay samayn karto oo keli ah duulimaad ah Muqdisho-Adisababa Ama Hargaysa-AdisAbaba Ama Garowe-AdisAbaba sidaas si la mid ahna ay samayn karaan diyaarada Somali Airlane Ama cida ku matalaysa.<\/p>\n<p>Wasiir Oomaar waxa uu sheegay in horay 1988 labada dawladood ay heshiis u kala saxiixdeen kaas oo ogolaanayay in labada diyaaradood ay tagaan dhawr magaalo oo ku kala yaal labada wadan, hadana ay wadaan heshiis cusub oo labada wadan u dhaxeeya.<\/p>\n<p>Ugu danbayn Wasiirku wuxuu sheegay in Diyaarada Ethopian Airways aysan u kala gooshi karin Magaalooyinka Soomaaliya dhexdooda sida Boosaaso iyo Muqdisho Ama Kismaayo iyo Muqdisho. Balse ay samayn karto Mid AdisAbaba iyo Magaalo wadanka ku taal oo toos ah. Dulimaaad Magaalooyinka Wadanka gudihiisa ahna aan laga ogolaan doonin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Oomaar oo Waraysi siiyay Radio lugo badan ayaa sheegay in diyaarada Ethopian Airways aysan u kala gooshi karin magaalooyinka Soomaaliya dhexdooda, ganacsigaasna uu u xiran yahay Diyaaradaha Soomaalida oo keli ah. Wasiir Omaaar waxa uu sheegay in uu jiro heshiis horay loo galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132176,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub Dowladda Somaliya Oo qaadatay go.aan Careysiiyay Dowladda Ethiopia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo qaadatay go.aan Careysiiyay Dowladda Ethiopia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Oomaar oo Waraysi siiyay Radio lugo badan ayaa sheegay in diyaarada Ethopian Airways aysan u kala gooshi karin magaalooyinka Soomaaliya dhexdooda, ganacsigaasna uu u xiran yahay Diyaaradaha Soomaalida oo keli ah. Wasiir Omaaar waxa uu sheegay in uu jiro heshiis horay loo galay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-07T18:09:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565200215194.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"170\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/\",\"name\":\"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo qaadatay go.aan Careysiiyay Dowladda Ethiopia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565200215194.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-07T18:09:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565200215194.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565200215194.jpg\",\"width\":348,\"height\":170},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo qaadatay go.aan Careysiiyay Dowladda Ethiopia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo qaadatay go.aan Careysiiyay Dowladda Ethiopia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo qaadatay go.aan Careysiiyay Dowladda Ethiopia - Wardoon","og_description":"Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Oomaar oo Waraysi siiyay Radio lugo badan ayaa sheegay in diyaarada Ethopian Airways aysan u kala gooshi karin magaalooyinka Soomaaliya dhexdooda, ganacsigaasna uu u xiran yahay Diyaaradaha Soomaalida oo keli ah. Wasiir Omaaar waxa uu sheegay in uu jiro heshiis horay loo galay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-07T18:09:39+00:00","og_image":[{"width":348,"height":170,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565200215194.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/","name":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo qaadatay go.aan Careysiiyay Dowladda Ethiopia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565200215194.jpg","datePublished":"2019-08-07T18:09:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565200215194.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565200215194.jpg","width":348,"height":170},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-qaadatay-go-aan-careysiiyay-dowladda-ethiopia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo qaadatay go.aan Careysiiyay Dowladda Ethiopia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132175"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132177,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132175\/revisions\/132177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132176"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}