{"id":132311,"date":"2019-08-09T20:16:15","date_gmt":"2019-08-09T18:16:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132311"},"modified":"2019-08-09T20:16:15","modified_gmt":"2019-08-09T18:16:15","slug":"xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/","title":{"rendered":"XOG:- Dheeraad ah oo Ku Saabsan Qaraxii Lagu Weraray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar."},"content":{"rendered":"<p>Haweenayda Indhoosha ah ee isku qarxisay Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho waxay Wasaaradda Amnigu ku sheegtay, iyada iyo Gabadhii la socotayba inaysan marin Hubintii loo baahnaa markii la shaqaalaysiinayay.<br \/>\nBasiiro ma ahan Magaceeda runta ah, Waxaana magaceeda runta ah la yiraahdaa Maryan.<br \/>\nBasiro ama Maryan waxay isku dayday inay ka qayb gasho Xafladihii Maalmaha Xoriyadda ee 26 ka June iyo 1 da July, balse Amniga oo aad loo adkeeyay maalmahaas uma suuragalin isku daygeedu.<br \/>\nMaryan waxay la baxday Magaca Basiiro markii ay ku biiraysay Dugsiga Indhoolayaasha, taasoo muujinaysa inay waqti dheer ka diyaar garoobaysay arrintan.<br \/>\nMaryan gabadha caawinaysay qaraabo ma aysan ahayn, wax ka sokeeya Soomaalinimo oo ay wadaageen ma aysan jirin, Waxaana la aaminsan yahay in Xiriirka ka dhaxeeyay Labada Gabdhood uu ahaa Alshabaabnimo oo kaliya.<br \/>\nMaryan waxay Muqdisho soo gashay 2011, iyadoo ka timid Deegaanka Buq Aqable ee Hiiraan, halkaas oo illaa hadda ay Hooyadeed joogto, Waxayna ku soo dagtay Eedadeed oo Madiino dagan, balse markii dambe way ka guurtay, Waxayna gooni uga baxday Ehelkeeda iyo Qoyskeeda, Iyadoo noqotay Qof Gooni u Socod ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweenayda Indhoosha ah ee isku qarxisay Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho waxay Wasaaradda Amnigu ku sheegtay, iyada iyo Gabadhii la socotayba inaysan marin Hubintii loo baahnaa markii la shaqaalaysiinayay. Basiiro ma ahan Magaceeda runta ah, Waxaana magaceeda runta ah la yiraahdaa Maryan. Basiro ama Maryan waxay isku dayday inay ka qayb gasho Xafladihii Maalmaha Xoriyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132312,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG:- Dheeraad ah oo Ku Saabsan Qaraxii Lagu Weraray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG:- Dheeraad ah oo Ku Saabsan Qaraxii Lagu Weraray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Haweenayda Indhoosha ah ee isku qarxisay Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho waxay Wasaaradda Amnigu ku sheegtay, iyada iyo Gabadhii la socotayba inaysan marin Hubintii loo baahnaa markii la shaqaalaysiinayay. Basiiro ma ahan Magaceeda runta ah, Waxaana magaceeda runta ah la yiraahdaa Maryan. Basiro ama Maryan waxay isku dayday inay ka qayb gasho Xafladihii Maalmaha Xoriyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-09T18:16:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565374264039.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/\",\"name\":\"XOG:- Dheeraad ah oo Ku Saabsan Qaraxii Lagu Weraray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565374264039.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-09T18:16:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565374264039.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565374264039.jpg\",\"width\":720,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG:- Dheeraad ah oo Ku Saabsan Qaraxii Lagu Weraray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG:- Dheeraad ah oo Ku Saabsan Qaraxii Lagu Weraray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG:- Dheeraad ah oo Ku Saabsan Qaraxii Lagu Weraray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar. - Wardoon","og_description":"Haweenayda Indhoosha ah ee isku qarxisay Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho waxay Wasaaradda Amnigu ku sheegtay, iyada iyo Gabadhii la socotayba inaysan marin Hubintii loo baahnaa markii la shaqaalaysiinayay. Basiiro ma ahan Magaceeda runta ah, Waxaana magaceeda runta ah la yiraahdaa Maryan. Basiro ama Maryan waxay isku dayday inay ka qayb gasho Xafladihii Maalmaha Xoriyadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-09T18:16:15+00:00","og_image":[{"width":720,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565374264039.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/","name":"XOG:- Dheeraad ah oo Ku Saabsan Qaraxii Lagu Weraray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565374264039.jpg","datePublished":"2019-08-09T18:16:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565374264039.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565374264039.jpg","width":720,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qaraxii-lagu-weraray-xarunta-dowladda-hoose-ee-xamar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG:- Dheeraad ah oo Ku Saabsan Qaraxii Lagu Weraray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132311"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132311"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132313,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132311\/revisions\/132313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132312"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}