{"id":132360,"date":"2019-08-11T10:44:04","date_gmt":"2019-08-11T08:44:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132360"},"modified":"2019-08-11T10:46:08","modified_gmt":"2019-08-11T08:46:08","slug":"sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"SAWIRRO:-Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Salaad Ciida ka Dib Fariin udiray Umadda Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadan weyn isagoo u rajeeyay in ay is cafiyaan oo gacmaha ay is qabsadaan.<\/p>\n<p>Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa shacabka ree Jubbaland ugu baaqay in midnimadooda ay adkeeyaan oo ay nabadgalyada kala shaqeeyaan hay\u201dadaha amaanka isagoo xusay in nabadgalyadu ay cid walba ahmiyad gaar ah u leedahay.<\/p>\n<p>Arimaha doorashooyinka ayuu sheegay in qof walba uu Dantiisa ka hormariyo mida guud oo xukunku uu maalmo kooban yahay loona baahan yahay in shacabka loo adeego.<\/p>\n<p>Dowlada Federaalka ah ayuu sheegay in ay faragalinta iyo xaaalad abuurka ay Wado uuna dan u ahayn shacabka taas oo mar walba xaalada uga sii daraysa isla markana burbur ku keenaysa dadaaladii mudada dheer soo socday.<a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-132361\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"padding-left: 30px;\"><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512610606.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-132362\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512610606.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512610606.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512610606-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadan weyn isagoo u rajeeyay in ay is cafiyaan oo gacmaha ay is qabsadaan. Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa shacabka ree [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132361,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132360","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRRO:-Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Salaad Ciida ka Dib Fariin udiray Umadda Soomaaliyeed. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRRO:-Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Salaad Ciida ka Dib Fariin udiray Umadda Soomaaliyeed. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadan weyn isagoo u rajeeyay in ay is cafiyaan oo gacmaha ay is qabsadaan. Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa shacabka ree [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-11T08:44:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-11T08:46:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"SAWIRRO:-Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Salaad Ciida ka Dib Fariin udiray Umadda Soomaaliyeed. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-11T08:44:04+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-11T08:46:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRRO:-Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Salaad Ciida ka Dib Fariin udiray Umadda Soomaaliyeed.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRRO:-Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Salaad Ciida ka Dib Fariin udiray Umadda Soomaaliyeed. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRRO:-Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Salaad Ciida ka Dib Fariin udiray Umadda Soomaaliyeed. - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadan weyn isagoo u rajeeyay in ay is cafiyaan oo gacmaha ay is qabsadaan. Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa shacabka ree [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-11T08:44:04+00:00","article_modified_time":"2019-08-11T08:46:08+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/","name":"SAWIRRO:-Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Salaad Ciida ka Dib Fariin udiray Umadda Soomaaliyeed. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg","datePublished":"2019-08-11T08:44:04+00:00","dateModified":"2019-08-11T08:46:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565512601551.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-madaxweyne-ahmed-madoobe-oo-salaad-ciida-ka-dib-fariin-udiray-umadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRRO:-Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Salaad Ciida ka Dib Fariin udiray Umadda Soomaaliyeed."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132360"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132360"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132366,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132360\/revisions\/132366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132361"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}