{"id":132383,"date":"2019-08-12T08:12:37","date_gmt":"2019-08-12T06:12:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132383"},"modified":"2019-08-12T08:12:37","modified_gmt":"2019-08-12T06:12:37","slug":"warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/","title":{"rendered":"Warbixin:- Farmaajo iyo kheyre oo Muqdisho ka Bilaabay Boobka Hantida Shacabka."},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\">Shirkadda Dhismaha Alburuuj ayaa xoog kula wareegtay dhul dhan kun iyo laba boqol oo boos kaas oo ku yaal dhabarka Xeradda tababarka Turkiga ee Muqdisho.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\nDhulka Alburuuj boobtay waxaa iska leh 254 qoys oo reer Muqdisho ah laakiin dadkaasi qaarkood waxaa dilay Al-Shabaab halka kuwii kalena dan ku qasabtay iney iska aamusaan.<br \/>\nGarsoorka Maxkamadaha gobolka Banaadir kii gal dacwadeedka qabtaba maalinta xigta wuxuu leeyahay ,waan joojiyay dacwadaas.<br \/>\nHay&#8217;adda dimbi baarista C.I.D waxey xaqiijisay dhulkaas iney shacabka leeyihiin.<br \/>\nGudoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Mr Shuute ,Aabahiis oo af ku difaacay qoysaska dhulka leh ee xooga loo sheegtay waa la dilay markiiba.<br \/>\nDadka dhulka laga dhacay waxey Alburuuj ku eedeeyeen iney Al-Shabaab iyo Dowladda labadaba adeegsanayaan oo qofkii hadlaba la dilaa ama loo soo diraa telefoon hanjabaada.<br \/>\nQaar ka mid ah dadkii lahaa Dhulkaas wax isaga Carareen Dalka ka dib markii u adakeysan waayeen Hanbalyada kaga imaanaya Dadka dhulkooda Boobay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadda Dhismaha Alburuuj ayaa xoog kula wareegtay dhul dhan kun iyo laba boqol oo boos kaas oo ku yaal dhabarka Xeradda tababarka Turkiga ee Muqdisho. Dhulka Alburuuj boobtay waxaa iska leh 254 qoys oo reer Muqdisho ah laakiin dadkaasi qaarkood waxaa dilay Al-Shabaab halka kuwii kalena dan ku qasabtay iney iska aamusaan. Garsoorka Maxkamadaha gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":102808,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132383","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin:- Farmaajo iyo kheyre oo Muqdisho ka Bilaabay Boobka Hantida Shacabka. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin:- Farmaajo iyo kheyre oo Muqdisho ka Bilaabay Boobka Hantida Shacabka. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkadda Dhismaha Alburuuj ayaa xoog kula wareegtay dhul dhan kun iyo laba boqol oo boos kaas oo ku yaal dhabarka Xeradda tababarka Turkiga ee Muqdisho. Dhulka Alburuuj boobtay waxaa iska leh 254 qoys oo reer Muqdisho ah laakiin dadkaasi qaarkood waxaa dilay Al-Shabaab halka kuwii kalena dan ku qasabtay iney iska aamusaan. Garsoorka Maxkamadaha gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-12T06:12:37+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/\",\"name\":\"Warbixin:- Farmaajo iyo kheyre oo Muqdisho ka Bilaabay Boobka Hantida Shacabka. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-12T06:12:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin:- Farmaajo iyo kheyre oo Muqdisho ka Bilaabay Boobka Hantida Shacabka.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin:- Farmaajo iyo kheyre oo Muqdisho ka Bilaabay Boobka Hantida Shacabka. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin:- Farmaajo iyo kheyre oo Muqdisho ka Bilaabay Boobka Hantida Shacabka. - Wardoon","og_description":"Shirkadda Dhismaha Alburuuj ayaa xoog kula wareegtay dhul dhan kun iyo laba boqol oo boos kaas oo ku yaal dhabarka Xeradda tababarka Turkiga ee Muqdisho. Dhulka Alburuuj boobtay waxaa iska leh 254 qoys oo reer Muqdisho ah laakiin dadkaasi qaarkood waxaa dilay Al-Shabaab halka kuwii kalena dan ku qasabtay iney iska aamusaan. Garsoorka Maxkamadaha gobolka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-12T06:12:37+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/","name":"Warbixin:- Farmaajo iyo kheyre oo Muqdisho ka Bilaabay Boobka Hantida Shacabka. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-12T06:12:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-farmaajo-iyo-kheyre-oo-muqdisho-ka-bilaabay-boobka-hantida-shacabka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin:- Farmaajo iyo kheyre oo Muqdisho ka Bilaabay Boobka Hantida Shacabka."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132383"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132383"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132384,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132383\/revisions\/132384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}