{"id":132425,"date":"2019-08-12T12:47:49","date_gmt":"2019-08-12T10:47:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132425"},"modified":"2019-08-12T12:47:49","modified_gmt":"2019-08-12T10:47:49","slug":"deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/","title":{"rendered":"Deg deg Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Miino oo Maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in qarax uu ahaa miino nooca dhulka aaso,isla markaana lala eegtay gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntland ee PMPF xili ay marayeen afaafka hore ee Hotel Boosaaso.<\/p>\n<p>Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidanka badda Puntland ayaa ku dhaawacmay qaraxaas,kuwaasi oo saarnaa gaariga uu haleelay qaraxa.<\/p>\n<p>Dhaawaca askarta ayaa waxaa la geeyay isbitaal ku taalla Magaalada Boosaaso oo haatan lagu dabiibayo xaaladooda Caafimaad.<\/p>\n<p>Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa dhawaan waxaa qarax lagula eegtay Wasiirkii hore ee Qorsheynta Puntland,waxaana ka dhashay Khasaaro,iyadoo Mas\u2019uuliyadiisa sheegatay Daacish.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Miino oo Maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Dad goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in qarax uu ahaa miino nooca dhulka aaso,isla markaana lala eegtay gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntland ee PMPF xili ay marayeen afaafka hore ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":107192,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132425","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Miino oo Maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Dad goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in qarax uu ahaa miino nooca dhulka aaso,isla markaana lala eegtay gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntland ee PMPF xili ay marayeen afaafka hore ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-12T10:47:49+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/\",\"name\":\"Deg deg Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-12T10:47:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Miino oo Maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Dad goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in qarax uu ahaa miino nooca dhulka aaso,isla markaana lala eegtay gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntland ee PMPF xili ay marayeen afaafka hore ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-12T10:47:49+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/","name":"Deg deg Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-12T10:47:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-qarax-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132425"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132425"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132426,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132425\/revisions\/132426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}