{"id":132427,"date":"2019-08-12T12:54:17","date_gmt":"2019-08-12T10:54:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132427"},"modified":"2019-08-12T12:54:17","modified_gmt":"2019-08-12T10:54:17","slug":"warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/","title":{"rendered":"Warbixin. Maxaa u sabab ah in Lacagta Shilimka  Somaliga  Uu ka Dabar go."},"content":{"rendered":"<p>Deegaanno badan oo ka tirsan bartamaha Soomaaliya ayaa xiligan waxaa laga isticmaalin lacagta shilinga Soomaaliga,<\/p>\n<p>iyadoona ganacsatadu ay diideen in wax looga iibsado kunka shilin oo ah lacagta kaliya ee ka hartay lacagta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gobalada aan hada laga isticmaalin ayaa waxaa ka mid Galgaduud, Mudug iyo Hiiraan oo dhamaantooda ka tirsan bartamaha Soomaaliya,<\/p>\n<p>waxaana arintan dhibaato badan ka muujiyay shacabka ku nool gobaladaasi.<br \/>\nDadka ku nool deegaanadaasi hadda waxay wax ku kala iibsadaan lacagta doolarka ee taleefanku la isugu diro,<\/p>\n<p>taasoo ay dhibaato weyn ka dhalatay.<br \/>\nArrinta ugu weyn ee sababtay in la diido Shilinka Soomaaliga ayaa ah in suuqii lasoo galiyey lacago cusub,<\/p>\n<p>Si ka duwan magaalada Muqdisho iyo magaalooyin badan oo ku yaalla koonfurta Soomaaliya oo isticmaala kaliya 1,000-ka Shilin Soomaaliga ah ee sii duugoobaya.<\/p>\n<p>Lacagta shillinka Soomaaliga ah waxay markeeda hore ka koobnayd warqado iyo birar. Lacagta ugu yar na waxay ahayd 5senti, Maanta Soomaaliya lacagta ugu yar waa 1000 shillin Sidii ay u dhacday dowladdii dhexe,<\/p>\n<p>Bangiga dhexe ee Soomaaliya ma soo saarin lacag cusub, sidaas darteed ayaa lacagtii tartiib tartiib uga dhamaatay dalka Lacagtii ugu dambeysay oo Soomaaliya ka dhacdo waxay ahayd 500 oo Soomaaliya oo dhan ka dhamaatay sanadihii 2000.<\/p>\n<p>Ma laga yaabaa in dhibaatada ka jirta gobalada Galgaduud, Hiiraan iyo Mudug ay wax iska badalaan mise weli xaalada sidan ayay ahaan doontaa, waana su\u2019aal ka dhex guuxaysa shacabka ku nool gobaladaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deegaanno badan oo ka tirsan bartamaha Soomaaliya ayaa xiligan waxaa laga isticmaalin lacagta shilinga Soomaaliga, iyadoona ganacsatadu ay diideen in wax looga iibsado kunka shilin oo ah lacagta kaliya ee ka hartay lacagta Soomaaliya. Gobalada aan hada laga isticmaalin ayaa waxaa ka mid Galgaduud, Mudug iyo Hiiraan oo dhamaantooda ka tirsan bartamaha Soomaaliya, waxaana arintan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132428,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin. Maxaa u sabab ah in Lacagta Shilimka Somaliga Uu ka Dabar go. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin. Maxaa u sabab ah in Lacagta Shilimka Somaliga Uu ka Dabar go. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Deegaanno badan oo ka tirsan bartamaha Soomaaliya ayaa xiligan waxaa laga isticmaalin lacagta shilinga Soomaaliga, iyadoona ganacsatadu ay diideen in wax looga iibsado kunka shilin oo ah lacagta kaliya ee ka hartay lacagta Soomaaliya. Gobalada aan hada laga isticmaalin ayaa waxaa ka mid Galgaduud, Mudug iyo Hiiraan oo dhamaantooda ka tirsan bartamaha Soomaaliya, waxaana arintan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-12T10:54:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565606951244.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/\",\"name\":\"Warbixin. Maxaa u sabab ah in Lacagta Shilimka Somaliga Uu ka Dabar go. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565606951244.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-12T10:54:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565606951244.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565606951244.jpg\",\"width\":720,\"height\":740},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin. Maxaa u sabab ah in Lacagta Shilimka Somaliga Uu ka Dabar go.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin. Maxaa u sabab ah in Lacagta Shilimka Somaliga Uu ka Dabar go. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin. Maxaa u sabab ah in Lacagta Shilimka Somaliga Uu ka Dabar go. - Wardoon","og_description":"Deegaanno badan oo ka tirsan bartamaha Soomaaliya ayaa xiligan waxaa laga isticmaalin lacagta shilinga Soomaaliga, iyadoona ganacsatadu ay diideen in wax looga iibsado kunka shilin oo ah lacagta kaliya ee ka hartay lacagta Soomaaliya. Gobalada aan hada laga isticmaalin ayaa waxaa ka mid Galgaduud, Mudug iyo Hiiraan oo dhamaantooda ka tirsan bartamaha Soomaaliya, waxaana arintan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-12T10:54:17+00:00","og_image":[{"width":720,"height":740,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565606951244.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/","name":"Warbixin. Maxaa u sabab ah in Lacagta Shilimka Somaliga Uu ka Dabar go. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565606951244.jpg","datePublished":"2019-08-12T10:54:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565606951244.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565606951244.jpg","width":720,"height":740},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-u-sabab-ah-in-lacagta-shilimka-somaliga-uu-ka-dabar-go\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin. Maxaa u sabab ah in Lacagta Shilimka Somaliga Uu ka Dabar go."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132427"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132427"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132429,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132427\/revisions\/132429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132428"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}