{"id":132469,"date":"2019-08-13T12:31:01","date_gmt":"2019-08-13T10:31:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132469"},"modified":"2019-08-13T12:31:01","modified_gmt":"2019-08-13T10:31:01","slug":"yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/","title":{"rendered":"Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!."},"content":{"rendered":"<p>Goobtu waa Xeradii Ciidamadda Kanada ee \u201cAirBorne\u201d ee Soomaaliya UNISOM 2, Baladweyne 16\/3\/ 1993. Dilaagu waa Corporal Clayton Matchee oo ahaa Askari Kanadiyaan ah oo jirdil iyo garaacid nafta uga qaaday wiil yar oo Soomaali ah Wallalkeey\/walaalkaa, laguna Magacaabi jiray Shidane Abuukar Caroone Da\u2019diisuna aheyd 16 Sanno jir AUN.<\/p>\n<p><strong>Sidee wax u dheceen?.<\/strong><\/p>\n<p>March 16, 1993, ayaa Dhamme Michael Sox waxa uu arkay Shidane Abukar Carone oo uga dhuumanayo Musqul ah kuwa la qaadi karo \u201cPortable Toilet\u201d oo ku dhax tiil Xero hore ey Ciidanka Mareykanku uga guureen oo ka baxsan Xerada Ciidamada Kanada ee Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Dhamme Michael ayaa ku eedeeyay Shidane in uu rabay inuu u soo duso Xerada Ciidamada Kanada, si uu wax uga xado Xerada, taa oo aan Caqli gal aheyn sababta oo ah meesha uu ku qabatay Shidane oo ka fog Xerada Ciidamada Kanada, iyo Xerada oo aad loo ilaaliyo oo aan la soo gali, iyo weliba Maalintaa oo kanadiyaanku aad u feejignaayeen iyaga oo Maalin ka hor dilay Nin reer Baladweyne ahaa.<\/p>\n<p>Dhamme Michael, Asgari kale ayuu u yeeray, waxaana uu ku yiri: Shidane Hub ayuu xadi rabay. Laakin Shidane ayaa yiri: Waxaan baadi goobayay wiil yar oo dhumay ( Laga yaabee in Kanadiyaanku hore u dileen wiilka uu baadi goobayay) waana la soo xiray Shidane oo ahaa 16 jir.<\/p>\n<p>Waqtiga, 5tii habeennimo ayaa Sgt. Mark Boland waxaa waardiyihii ka bedelay Corporal Clayton Matchee si uu Maxbuuska u ilaaliyo, kuna yiri: Xargaha Lugaha uga xiran ku bedel kuwa adag oo Bir ah ee qoorta uga xir, kadibna Amarkii sarkaalkii kale Officer Murphy ayaa u noqday fursad uu si xun ugu haraatiyo Shidane, dharkiisii oo qoyan ayuu jeexjeexay kuna ceejiyay Shidane.<\/p>\n<p>Maalin kadib. March-17-1993; Corporal; waxauu dul saran yahay meydka Shidane oo gacmihiisu gadaal u xiran yihiin, isaga oo qori adag uga dhigtay xakame ama Liijaan.( F.S: 1aad)<\/p>\n<p>Muddo kadib , Trooper Kyle Brown ayaa la wareegay xilkii waardiyaha ,waxa uu ku bilaabay in uu qaniino Shidane, Asgarigii uu xilka kala waragayay ayaa yiri: Waxaad doonto ku samey Shidane laakin ha nagu dilin. Hase yeeshee, Brown ayaa yiri: waan dilayaa. (Brown replied that he wanted to &#8220;kill this fucker&#8221;). Sida Markhaati uu maxkamada ka hor cadeeyay.<\/p>\n<p>Boland, Matchee iyo Matt McKay ayaa bilaabay in Sigaar ay ku gubaan Cirbaha iyo Qoobabka Shidane ,iyo in ey ku garaacaan Xariga telephonka iyo Biro. Brown oo markii hore fiirsananay ayaa bilaabay in uu ka soo qayb galo Garaacidda kana qaaday 16 Sawir, iyada oo Afka shidane Qoray lagu kala furayo, iyo Pte. David oo Pistolad madaxa uga hayo Shidane. ( F.S: 2,3 &amp; 4aad) Ka dibna waxaa u soo aaday Cpl. Giasson waxaa la tusiyay Shidane oo si xun u dhiigay Asgarigiina waa ka tagay markaa ayuu yiri: &#8220;in Canada we cannot do that, and here they let us do it&#8221;.<\/p>\n<p>Dhacdadani ma aheyn mid qarsoon, Ciidamada arkayay iyo kuwa Xerada joogay ayaa maqlayay Qeylada iyo Ooyinta Shidane waxa ey ahaayeen 15-80 Asgari laakin ma faragalin si ey u badbaadiyaan.<\/p>\n<p>Corporal MacDonald, oo habeenkaa heeganka lahaa ayaa waxa uu amray Sgt. Major Mills in uu ka yareeyo Ciqaabta Shidane. Waxa uuna yiri: &#8220;Now the Black man would fear the Indian as he did the white man&#8221;, bacdamaa isgu uu ka soo jeedo qowmiyada \u201cRed Indian, Cali beeysteen\u201d. Mardambe MacDonald ayaa dibada u soo baxay si uu u arko xaaladii ugu dambeysay ee Shidane , waxa uuna arkay Matchee oo wajiga caroone ul bir ah uga garaacayo ,waxa uuna ugu war bixiyay habeenkaa Sgt. Perry Gresty in xaalada Maxaabiista somalidu guud ahaan ey wanaagsan tahay isaga oo ka been sheegayo.<\/p>\n<p>Shidane waa Miyir beelay kadib markii la tumayay dhowr saacadood. Waxa uu ku qeylinayay Canada, Canada, Canada ilaa ey naftu ka baxday, sida ey qireen Asgartii goob jooga ka eheyd.<\/p>\n<p>Markii Mr. Brown uu u soo sheegay xaaladaa Sergeant J. K. Hillier waxa uu yiri : waa arrin culus in Maxbuuskii dhintay ,waxa uu u diray Dhakhatiir ayaa baartay oo cadeeyay in uu dhintay Shidane, weliba ka war bixiyay oo yiri: Xubintiisa taranka waa la gubay ka hor intii uuna dhiman. Laakin war bixinta waxaa lagu qoray in Dhakhaatiirtu ey cadeeyeen in Shidane u dhintay si dabiici ah, balse mar dambe oo la helay sawirradaan oo ay qaadeen isla Askartii garaaca nafta uga qaadday ayaa la ogaaday ka dib muddo 10 saacadood ah oo la jir dilay in Shidane Abuukar Caroone uu u dhintay jir dilkaas.<\/p>\n<p>Go\u2019aankii Maxkamada Kanada waxa uu noqday oo kaliya in Gebi ahaanba Ciidankii Airborne la baabiyay, oo Ciidama kale lagu kala daro, bacdamaa ey ceeb u keeneen Doorka Caalamiga ah ee Nabad ilaalinta Ciidamada kanada waxaana go\u2019aankaa qaatay Dowladii Ra\u2019iisul wasaarihii kanada Mr. Jean Chr\u00e9tien. (F.S: 5&amp;6aad)<\/p>\n<p>Asgarigii Dilay Shidane Abukar Carone waxaa lagau xakumay 40 Bilood oo kaliya, mana u maleeynayo in uu dhameystay Xabsigii ( F.S: 7aad)<\/p>\n<p>FG:Canada Dad badan ayey Qaxootinimo noo siiyeen, wasiirna waxaan ku yeelanay Xukuumadda Kanada, waa ku mahadsanyihiin, Laakin walaalakeyn ma hilmaameyno.<\/p>\n<p>FG: SIS (Somali intellectual society) oo aan markaa 1993 gudoomiye ka ahaa, waxa ka mamnuuc ahaa in ey dhaqaale weydiisato hay\u2019ad Ajnabi, waqtigaana Wadanku waa kala xirnaa, noomana suura galeyn in aan Gobolada tagno,waxaase jiray Ururo Somali ahaa oo Xuquuqda Beniaadamka u doodo kuwaa oo Ajaanibta xiriir fiican la lahaa, Gobaladana Xafiisyo ku lahaa, iyagii ayaan weydiisanay 1995 in ey dabagalaan, ka dib markii aan la wadaagnay wixii cadeeymo aan heynay, laakin waxba kama eyna qaban. Laga yaabee in ey kanada ka mid aheyd wadamada dhaqaalaha siiyo, laakin SIS Lacag ma rabin, Anna Howshaan uma qaban in aan Lacag ku helo.<\/p>\n<p>Alla ha u naxariisto walaalkeen Shidane, waxaan u maleeynayaa in Dad badan ey Ciidamada Kanada ku dileen Baladweyne, laakin aan la ogaan. Waxaa aan door biday in aanan ku tusin Filimkii Jirdilka Walaalkeyn Shidane.<\/p>\n<p>Bal aan u gudubno Ciidamadii Belgium-ka ee Kismayo oo ka sii daran.<\/p>\n<p>FG: wixii aan ka khalday iga sax, wixii ka dhimanna ku dar, Mahadsanid.<\/p>\n<p><strong>Qore: Yahya Amir<\/strong><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-132469 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/68247835_3008360992538947_5427065605154930688_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"650\" height=\"429\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68247835_3008360992538947_5427065605154930688_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68247835_3008360992538947_5427065605154930688_n.jpg 650w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68247835_3008360992538947_5427065605154930688_n-300x198.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"250\" height=\"420\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg 250w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n-179x300.jpg 179w\" sizes=\"(max-width: 250px) 100vw, 250px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/68700454_3008360429205670_2333347962597408768_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"407\" height=\"520\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68700454_3008360429205670_2333347962597408768_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68700454_3008360429205670_2333347962597408768_n.jpg 407w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68700454_3008360429205670_2333347962597408768_n-235x300.jpg 235w\" sizes=\"(max-width: 407px) 100vw, 407px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Goobtu waa Xeradii Ciidamadda Kanada ee \u201cAirBorne\u201d ee Soomaaliya UNISOM 2, Baladweyne 16\/3\/ 1993. Dilaagu waa Corporal Clayton Matchee oo ahaa Askari Kanadiyaan ah oo jirdil iyo garaacid nafta uga qaaday wiil yar oo Soomaali ah Wallalkeey\/walaalkaa, laguna Magacaabi jiray Shidane Abuukar Caroone Da\u2019diisuna aheyd 16 Sanno jir AUN. Sidee wax u dheceen?. March 16, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":132471,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Goobtu waa Xeradii Ciidamadda Kanada ee \u201cAirBorne\u201d ee Soomaaliya UNISOM 2, Baladweyne 16\/3\/ 1993. Dilaagu waa Corporal Clayton Matchee oo ahaa Askari Kanadiyaan ah oo jirdil iyo garaacid nafta uga qaaday wiil yar oo Soomaali ah Wallalkeey\/walaalkaa, laguna Magacaabi jiray Shidane Abuukar Caroone Da\u2019diisuna aheyd 16 Sanno jir AUN. Sidee wax u dheceen?. March 16, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-13T10:31:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"5 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/\",\"name\":\"Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-13T10:31:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg\",\"width\":250,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!. - Wardoon","og_description":"Goobtu waa Xeradii Ciidamadda Kanada ee \u201cAirBorne\u201d ee Soomaaliya UNISOM 2, Baladweyne 16\/3\/ 1993. Dilaagu waa Corporal Clayton Matchee oo ahaa Askari Kanadiyaan ah oo jirdil iyo garaacid nafta uga qaaday wiil yar oo Soomaali ah Wallalkeey\/walaalkaa, laguna Magacaabi jiray Shidane Abuukar Caroone Da\u2019diisuna aheyd 16 Sanno jir AUN. Sidee wax u dheceen?. March 16, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-13T10:31:01+00:00","og_image":[{"width":250,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"5 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/","name":"Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg","datePublished":"2019-08-13T10:31:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68573826_3008359889205724_8687133958221070336_n.jpg","width":250,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-dilay-walaalkey-shidane-abuukar-abrone\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132469"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132473,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132469\/revisions\/132473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132471"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}