{"id":132544,"date":"2019-08-15T11:09:01","date_gmt":"2019-08-15T09:09:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132544"},"modified":"2019-08-15T11:09:01","modified_gmt":"2019-08-15T09:09:01","slug":"warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/","title":{"rendered":"Warbixin:- maxaa Aadan Ogeyn Oo Hada ka Socoda Magaalada Dhusa mareeb."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta waxaa laga dareemayaa in qaban qaabada soo dhaweynta ergooyinka ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee la dhigay magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya , Cabdi Maxamed Sabriye ayaa la arkayaa isagoo ku mashquulsan soo dhaweynta ergooyinka shirka ka qeyb galaya, iyadoona loo diyaariyay hoyga ay degi lahaayeen ergooyinka ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta beelaha Dega Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Amaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyay, iyadoona wadooyinka lagu arkayo ciidamo aad u hubeysan, kuwaasi oo xaqiijinaya Amniga Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Waxaa haatan sii xoogeysanaya dadaalada lagu doonayo in lagu qabto shir dib uheshiisiin ah magaalada Dhuusamareeb kadibna ay dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Inkastoo ay jiraan beelaha qaar ee shirkaan diidan, haddana lama oga sida uu ku suurageli doono qabsoomida Shirkaan, waxaanna Magaalada Dhuusamareeb ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee ku saabsan diyaargarowga Shirkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta waxaa laga dareemayaa in qaban qaabada soo dhaweynta ergooyinka ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug. Xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee la dhigay magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud. Sidoo kale wasiirka arrimaha gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132545,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132544","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin:- maxaa Aadan Ogeyn Oo Hada ka Socoda Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin:- maxaa Aadan Ogeyn Oo Hada ka Socoda Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta waxaa laga dareemayaa in qaban qaabada soo dhaweynta ergooyinka ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug. Xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee la dhigay magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud. Sidoo kale wasiirka arrimaha gudaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-15T09:09:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565859829031.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/\",\"name\":\"Warbixin:- maxaa Aadan Ogeyn Oo Hada ka Socoda Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565859829031.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-15T09:09:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565859829031.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565859829031.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin:- maxaa Aadan Ogeyn Oo Hada ka Socoda Magaalada Dhusa mareeb.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin:- maxaa Aadan Ogeyn Oo Hada ka Socoda Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin:- maxaa Aadan Ogeyn Oo Hada ka Socoda Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta waxaa laga dareemayaa in qaban qaabada soo dhaweynta ergooyinka ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug. Xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee la dhigay magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud. Sidoo kale wasiirka arrimaha gudaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-15T09:09:01+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565859829031.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/","name":"Warbixin:- maxaa Aadan Ogeyn Oo Hada ka Socoda Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565859829031.jpg","datePublished":"2019-08-15T09:09:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565859829031.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565859829031.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-aadan-ogeyn-oo-hada-ka-socoda-magaalada-dhusa-mareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin:- maxaa Aadan Ogeyn Oo Hada ka Socoda Magaalada Dhusa mareeb."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132544"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132546,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132544\/revisions\/132546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132545"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}