{"id":132556,"date":"2019-08-15T12:48:28","date_gmt":"2019-08-15T10:48:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132556"},"modified":"2019-08-15T12:48:28","modified_gmt":"2019-08-15T10:48:28","slug":"sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/","title":{"rendered":"SAWIRRO:- Raaiisul Wasaaraha Dalka oo Maanta Isbitalka Ku Booqday Dhaamacyada Ciidanka Xoga"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee shalay ku dhaawacmay weerarkii Al Shabaab ku qaaday saldhigga ciidanku ay ku leeyihiin degamada Aw-dheegle ee gobalka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa maamulka Isbitaalka ka xog wareystay xaaladda caafimaad ee ciidanka naftood hurayaasha ah ee ku soo dhaawacmay ilaalinta iyo badbaadinta nafta iyo maalka ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamada qalabka sida u diyaariysay qorshe daryeel caafimaad oo dhammaystiran, waxaana booqashada Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre ay qeyb ka tahay dadaallada lagula soconayo xaaladda caafimaad ee dhaawacyada laguna dhiirri gelinayo ciidamada qaranka oo dhan.<\/p>\n<p>Askarta isbitaalka ku jira oo qaba dhaawacyo fudud ayaa Ra\u2019iisul wasaaraha uga mahadceliyay booqashada iyo dhiirri gelinta waxa ayna ballan qaadeen in marka ay soo bogsadaan ay si dhaqsa ah dib ugu laabanayaan furimaha dagaalka si ay qayb uga qaataan xoreynta dalka oo dhan.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Khayre oo ciidanka dhaawcyada qaba u rajeeyay in ay si dhaqsa ah u boqsoodaan ayaa askartii ku shahiidday difaacidda qaranimadda Soomaaliyeed Allaha uga rajeeyay in uu Shahiidnimadooda ka aqbalo.<a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-132557\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee shalay ku dhaawacmay weerarkii Al Shabaab ku qaaday saldhigga ciidanku ay ku leeyihiin degamada Aw-dheegle ee gobalka Shabeellada Hoose. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa maamulka Isbitaalka ka xog wareystay xaaladda caafimaad ee ciidanka naftood hurayaasha ah ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132557,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRRO:- Raaiisul Wasaaraha Dalka oo Maanta Isbitalka Ku Booqday Dhaamacyada Ciidanka Xoga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRRO:- Raaiisul Wasaaraha Dalka oo Maanta Isbitalka Ku Booqday Dhaamacyada Ciidanka Xoga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee shalay ku dhaawacmay weerarkii Al Shabaab ku qaaday saldhigga ciidanku ay ku leeyihiin degamada Aw-dheegle ee gobalka Shabeellada Hoose. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa maamulka Isbitaalka ka xog wareystay xaaladda caafimaad ee ciidanka naftood hurayaasha ah ee ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-15T10:48:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/\",\"name\":\"SAWIRRO:- Raaiisul Wasaaraha Dalka oo Maanta Isbitalka Ku Booqday Dhaamacyada Ciidanka Xoga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-15T10:48:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRRO:- Raaiisul Wasaaraha Dalka oo Maanta Isbitalka Ku Booqday Dhaamacyada Ciidanka Xoga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRRO:- Raaiisul Wasaaraha Dalka oo Maanta Isbitalka Ku Booqday Dhaamacyada Ciidanka Xoga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRRO:- Raaiisul Wasaaraha Dalka oo Maanta Isbitalka Ku Booqday Dhaamacyada Ciidanka Xoga - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee shalay ku dhaawacmay weerarkii Al Shabaab ku qaaday saldhigga ciidanku ay ku leeyihiin degamada Aw-dheegle ee gobalka Shabeellada Hoose. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa maamulka Isbitaalka ka xog wareystay xaaladda caafimaad ee ciidanka naftood hurayaasha ah ee ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-15T10:48:28+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/","name":"SAWIRRO:- Raaiisul Wasaaraha Dalka oo Maanta Isbitalka Ku Booqday Dhaamacyada Ciidanka Xoga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg","datePublished":"2019-08-15T10:48:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565865771147.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-raaiisul-wasaaraha-dalka-oo-maanta-isbitalka-ku-booqday-dhaamacyada-ciidanka-xoga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRRO:- Raaiisul Wasaaraha Dalka oo Maanta Isbitalka Ku Booqday Dhaamacyada Ciidanka Xoga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132556"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132556"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132558,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132556\/revisions\/132558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132557"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}