{"id":132643,"date":"2019-08-18T15:37:10","date_gmt":"2019-08-18T13:37:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132643"},"modified":"2019-08-18T15:37:10","modified_gmt":"2019-08-18T13:37:10","slug":"warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/","title":{"rendered":"Warbixin:- Idaacadda Bbc Oo Xil muhiim ah Laga Siiyay Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne maanta ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Bayaan lagu caddeynayay wareegtada madaxweynaha ayaa lagu yiri:-<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Qodobka 80-aad iyo lifaaqa kowaad firqadiisa koowaad ee Dastuurka Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waaya aragnimadooda.<\/p>\n<p>Markuu arky: Qoraalka Sumaddiisu tahay<\/p>\n<p>XGGW\/DPL\/85\/2019 kuna taariikhaysan Ogoosto 14, 2019, kuna saabsan soo gudbinta xubnaha afarta ah ee golaha Wakiilladu soo sharaxeen.<\/p>\n<p>Markuu garawsaday: baahida looqabo in la magacaabo Guddiga Doorashooyinka Dowladda Puntland, si loo dar-dargeliyo geeddi socodka nidaamka dimuquraadiyaynta Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu Xeeriyey.<\/p>\n<p>Wuxuu Magaacay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Dowladda Puntland oo ah sagaalka xubnood ee hoos ku qoran.<\/p>\n<p>1. Cabdinuur Shiikh Maxamed Isxaaq<\/p>\n<p>2. Sahra Jaamac Saalax<\/p>\n<p>3. Cali Jaamac Faarax<\/p>\n<p>4. Cabdullaahi faarax Mire<\/p>\n<p>5. Cabdullaahi Cabdi Ducaalle<\/p>\n<p>6. Guulleed Saalax Bare<\/p>\n<p>7. Jaamac Xirsi Faarax<\/p>\n<p>8. Xafso Salaad Maxamed<\/p>\n<p>9. Cadirisaaq Axmed Siciid<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu Saxiixo, Wuuna Saxiixay Madaxweynuhu.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"https:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-47223198\">Cabdinuurkii codka halaasiga ah lahaa oo BBC-da ka tagaya<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"https:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-47249538\">Sida looga falceliyay shaqada uu ka tagayo wariye Cabdinuur<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/410\/cpsprodpb\/1123D\/production\/_108350207_7aa3d630-31a0-45e1-9a79-77f88d873bbc.jpg\" alt=\".\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"410\" \/><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Weriye Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq.<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Magaca koowaad ee xubnaha guddiga waa wariyihii BBC-da ee caanka ahaa, Soomaaliduna ay sida weyn u taqaannay.<\/p>\n<p>Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq ayaa horaantii Sanadkan ka tagay shaqada BBC-da, ka dib markii uu lasoo shaqeynayay ku dhawaad 30 sano.<\/p>\n<p>Guddiga cusub ayaa la filayaa inay dhawaan la kulmaan madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, iyagoo markaas ka dibna ansixin ka sugaya golaha baarlamaanka ee maamul goboleedka Puntland.<\/p>\n<p style=\"padding-left: 30px;\">Puntland ayaa doorashadii madaxweynaha lagu qabtay horaantii bishii Janaayo ee sanadkan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne maanta ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland. Bayaan lagu caddeynayay wareegtada madaxweynaha ayaa lagu yiri:- Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Qodobka 80-aad iyo lifaaqa kowaad firqadiisa koowaad ee Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waaya aragnimadooda. Markuu arky: Qoraalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132644,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132643","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin:- Idaacadda Bbc Oo Xil muhiim ah Laga Siiyay Puntland. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin:- Idaacadda Bbc Oo Xil muhiim ah Laga Siiyay Puntland. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne maanta ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland. Bayaan lagu caddeynayay wareegtada madaxweynaha ayaa lagu yiri:- Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Qodobka 80-aad iyo lifaaqa kowaad firqadiisa koowaad ee Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waaya aragnimadooda. Markuu arky: Qoraalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-18T13:37:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Screenshot_20190818-163159_Facebook.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/\",\"name\":\"Warbixin:- Idaacadda Bbc Oo Xil muhiim ah Laga Siiyay Puntland. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Screenshot_20190818-163159_Facebook.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-18T13:37:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Screenshot_20190818-163159_Facebook.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Screenshot_20190818-163159_Facebook.jpg\",\"width\":720,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin:- Idaacadda Bbc Oo Xil muhiim ah Laga Siiyay Puntland.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin:- Idaacadda Bbc Oo Xil muhiim ah Laga Siiyay Puntland. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin:- Idaacadda Bbc Oo Xil muhiim ah Laga Siiyay Puntland. - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne maanta ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland. Bayaan lagu caddeynayay wareegtada madaxweynaha ayaa lagu yiri:- Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Qodobka 80-aad iyo lifaaqa kowaad firqadiisa koowaad ee Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waaya aragnimadooda. Markuu arky: Qoraalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-18T13:37:10+00:00","og_image":[{"width":720,"height":1280,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Screenshot_20190818-163159_Facebook.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/","name":"Warbixin:- Idaacadda Bbc Oo Xil muhiim ah Laga Siiyay Puntland. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Screenshot_20190818-163159_Facebook.jpg","datePublished":"2019-08-18T13:37:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Screenshot_20190818-163159_Facebook.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Screenshot_20190818-163159_Facebook.jpg","width":720,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-idaacadda-bbc-oo-xil-muhiim-ah-laga-siiyay-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin:- Idaacadda Bbc Oo Xil muhiim ah Laga Siiyay Puntland."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132643"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132643"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132645,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132643\/revisions\/132645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132644"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}