{"id":132671,"date":"2019-08-19T14:58:07","date_gmt":"2019-08-19T12:58:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132671"},"modified":"2019-08-19T14:58:07","modified_gmt":"2019-08-19T12:58:07","slug":"war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/","title":{"rendered":"War Deg deg ah. Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday mashruuc ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaabayo dhismaha dekadda Hobyo ee goblaka Mudug.<\/p>\n<p>Munaasabadda oo lagu qabtay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, Ra\u2019iisul Wasaare ku\u2013xigeenka dalka, wasiirka arrimaha dibadda Qatar, madaxweynaha Galmudug, qaar kamid xildhibaannada labada gole, wasiirro iyo wasiirro ku-xigeenno ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka dekadaha Qatar oo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka uga mahadceliyay soo dhaweynta ballaaran ee loogu sameeyo Muqdisho ayaa sheegay in dekadda Hobyo loo dhisayo habka ugu casrisan ee dekad loo dhiso, laga billaabo maantana laga howl gelayo qorshaha dhismaheeda, si shacabka Soomaaliyeed ay uga faa\u2019iideystaan.<\/p>\n<p>Wasiirka dekadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Maryam Aweys Jaamac ayaa caddeysay in billaabidda dhismaha dekadda Hobyo ay muhiim u tahay shaqo abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed iyo horumairnta dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaabayo dhismaha dekadda Hobyo ee goblaka Mudug. Munaasabadda oo lagu qabtay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, Ra\u2019iisul Wasaare ku\u2013xigeenka dalka, wasiirka arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132672,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132671","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War Deg deg ah. Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday mashruuc ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War Deg deg ah. Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday mashruuc ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaabayo dhismaha dekadda Hobyo ee goblaka Mudug. Munaasabadda oo lagu qabtay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, Ra\u2019iisul Wasaare ku\u2013xigeenka dalka, wasiirka arrimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-19T12:58:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566219228684.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/\",\"name\":\"War Deg deg ah. Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday mashruuc ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566219228684.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-19T12:58:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566219228684.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566219228684.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War Deg deg ah. Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday mashruuc ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War Deg deg ah. Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday mashruuc ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War Deg deg ah. Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday mashruuc ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo. - Wardoon","og_description":"Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaabayo dhismaha dekadda Hobyo ee goblaka Mudug. Munaasabadda oo lagu qabtay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, Ra\u2019iisul Wasaare ku\u2013xigeenka dalka, wasiirka arrimaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-19T12:58:07+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566219228684.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/","name":"War Deg deg ah. Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday mashruuc ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566219228684.jpg","datePublished":"2019-08-19T12:58:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566219228684.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566219228684.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-deg-deg-ah-dowladda-qatar-oo-ku-dhawaaqday-mashruuc-ay-ku-dhiseyso-dekadda-hobyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War Deg deg ah. Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday mashruuc ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132671"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132671"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132671\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132673,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132671\/revisions\/132673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132672"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}