{"id":132769,"date":"2019-08-22T12:39:54","date_gmt":"2019-08-22T10:39:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132769"},"modified":"2019-08-22T12:39:54","modified_gmt":"2019-08-22T10:39:54","slug":"maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/","title":{"rendered":"Maxkamada sare ee Puntland oo markale dil kuxukuntay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada sare ee maamulka Puntland ayaa maanta go\u2019aan kama dambeys ah ka gaartay sadex nin oo loo heestay in dil iyo kufsi naxariis daro ah u geesteen Caa\u2019isha Ilyaas oo 12 sano jir ahayd.<\/p>\n<p>Maxkamada sare ayaana ku raacday go\u2019aankii horey Maxkamadaha darajada koobaad iyo tan racfaanka Puntland xukunka dilka ah ugu rideen sadexda nin ee loo heestay in dil iyo kufsi u geesteen Caa\u2019isha Ilyaas.<\/p>\n<p>Sadexda nin ee xukunka dilka ah lagu riday ayaa labo kamid ah waxa ay yihiin walaalo kuwaa oo kala ah Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame ninka sadexaad ayaa isna ah Cabdishakuur Maxamed Digge.<\/p>\n<p>Ragan xukunka dilka ah ku riday Maxkamada sare ayaa horey u qirtay in ay ku lug lahaayeen dilka iyo kufsiga magaalada Gaalkacyo loogu geestay Caa\u2019isha Ilyas oo aheyd 12-sano jir aan qaan gaarin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada sare ee maamulka Puntland ayaa maanta go\u2019aan kama dambeys ah ka gaartay sadex nin oo loo heestay in dil iyo kufsi naxariis daro ah u geesteen Caa\u2019isha Ilyaas oo 12 sano jir ahayd. Maxkamada sare ayaana ku raacday go\u2019aankii horey Maxkamadaha darajada koobaad iyo tan racfaanka Puntland xukunka dilka ah ugu rideen sadexda nin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":132770,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamada sare ee Puntland oo markale dil kuxukuntay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamada sare ee Puntland oo markale dil kuxukuntay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada sare ee maamulka Puntland ayaa maanta go\u2019aan kama dambeys ah ka gaartay sadex nin oo loo heestay in dil iyo kufsi naxariis daro ah u geesteen Caa\u2019isha Ilyaas oo 12 sano jir ahayd. Maxkamada sare ayaana ku raacday go\u2019aankii horey Maxkamadaha darajada koobaad iyo tan racfaanka Puntland xukunka dilka ah ugu rideen sadexda nin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-22T10:39:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ragi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"218\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"150\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/\",\"name\":\"Maxkamada sare ee Puntland oo markale dil kuxukuntay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ragi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-22T10:39:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ragi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ragi.jpg\",\"width\":218,\"height\":150},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamada sare ee Puntland oo markale dil kuxukuntay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamada sare ee Puntland oo markale dil kuxukuntay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamada sare ee Puntland oo markale dil kuxukuntay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas - Wardoon","og_description":"Maxkamada sare ee maamulka Puntland ayaa maanta go\u2019aan kama dambeys ah ka gaartay sadex nin oo loo heestay in dil iyo kufsi naxariis daro ah u geesteen Caa\u2019isha Ilyaas oo 12 sano jir ahayd. Maxkamada sare ayaana ku raacday go\u2019aankii horey Maxkamadaha darajada koobaad iyo tan racfaanka Puntland xukunka dilka ah ugu rideen sadexda nin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-22T10:39:54+00:00","og_image":[{"width":218,"height":150,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ragi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/","name":"Maxkamada sare ee Puntland oo markale dil kuxukuntay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ragi.jpg","datePublished":"2019-08-22T10:39:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ragi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ragi.jpg","width":218,"height":150},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-ee-puntland-oo-markale-dil-kuxukuntay-ragii-kufsiga-iyo-dilka-u-geestay-caisha-ilyas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamada sare ee Puntland oo markale dil kuxukuntay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132769"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132771,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132769\/revisions\/132771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132770"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}