{"id":132800,"date":"2019-08-22T15:50:08","date_gmt":"2019-08-22T13:50:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132800"},"modified":"2019-08-22T15:56:50","modified_gmt":"2019-08-22T13:56:50","slug":"akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/","title":{"rendered":"Akhriso;- Taliyaal Cusub oo lamagacaabay Ka Dib markii&#8230;."},"content":{"rendered":"<p>War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu magacaabay taliyayaal cusub oo qaban doona hoggaanka talisyada ciidamada dalka.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa si rasmi ah loogu magacaabay taliyaha hay\u2019adda NISA, oo muddo sanad uu ahaa sii-hayaha xilkaas, iyo agaasime ku xigeenka.<\/p>\n<p>Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xajar ayaa loo magacaabay taliyaha booliska. Waxaa xilkan laga qaaday Jeneral Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko.<\/p>\n<p>Jeneral Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha ciidamada xoogga dalka. Waxaa xilkan laga qaaday Jeneral Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarshe<\/p>\n<div><\/div>\n<p>Jeneral Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa loo magacaabay taliyaha ciidamada asluubta. Waxaa xilkan laga qaaday Jeneral Bashiir Maxamed Jaamac, Bashiir Goobe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"padding-left: 30px;\">Dhamaan Taliyaashan La Magacaabay ayaa ah Dhalinyaro inta badan aan la heyn Qibrad dheer oo Ciidan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu magacaabay taliyayaal cusub oo qaban doona hoggaanka talisyada ciidamada dalka. Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa si rasmi ah loogu magacaabay taliyaha hay\u2019adda NISA, oo muddo sanad uu ahaa sii-hayaha xilkaas, iyo agaasime ku xigeenka. Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xajar ayaa loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":95116,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso;- Taliyaal Cusub oo lamagacaabay Ka Dib markii.... - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso;- Taliyaal Cusub oo lamagacaabay Ka Dib markii.... - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu magacaabay taliyayaal cusub oo qaban doona hoggaanka talisyada ciidamada dalka. Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa si rasmi ah loogu magacaabay taliyaha hay\u2019adda NISA, oo muddo sanad uu ahaa sii-hayaha xilkaas, iyo agaasime ku xigeenka. Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xajar ayaa loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-22T13:50:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-22T13:56:50+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/\",\"name\":\"Akhriso;- Taliyaal Cusub oo lamagacaabay Ka Dib markii.... - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-22T13:50:08+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-22T13:56:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso;- Taliyaal Cusub oo lamagacaabay Ka Dib markii&#8230;.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso;- Taliyaal Cusub oo lamagacaabay Ka Dib markii.... - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso;- Taliyaal Cusub oo lamagacaabay Ka Dib markii.... - Wardoon","og_description":"War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu magacaabay taliyayaal cusub oo qaban doona hoggaanka talisyada ciidamada dalka. Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa si rasmi ah loogu magacaabay taliyaha hay\u2019adda NISA, oo muddo sanad uu ahaa sii-hayaha xilkaas, iyo agaasime ku xigeenka. Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xajar ayaa loo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-22T13:50:08+00:00","article_modified_time":"2019-08-22T13:56:50+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/","name":"Akhriso;- Taliyaal Cusub oo lamagacaabay Ka Dib markii.... - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-22T13:50:08+00:00","dateModified":"2019-08-22T13:56:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xukumada-soomaaliya-oo-magacowday-taliyaal-cusub-ka-dib-markii\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso;- Taliyaal Cusub oo lamagacaabay Ka Dib markii&#8230;."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132800"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132800"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132803,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132800\/revisions\/132803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}