{"id":132856,"date":"2019-08-25T07:54:13","date_gmt":"2019-08-25T05:54:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132856"},"modified":"2019-08-25T07:54:13","modified_gmt":"2019-08-25T05:54:13","slug":"puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq."},"content":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa ay ku dacweysay deeq bixiyeyaasha iyo hey\u2019adaha caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya iyada oo ku eedeysay\u00a0 inuu sameeyey musuq , amni darro iyo inuu abuuray iska hor keenista shacabka iyo madaxda Puntland.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo saaray wasiirka maaliyadda ee Puntland, lana soo gaarsiiyey Warbaahinta waxaa lagu sheegay in booqashadii uu ra\u2019isul wasaare Xasan Kheyre ku tagay Puntland ay keentay musuq iyo in la baal maray hey\u2019adaha dastuuriga ah ee Puntland isla markaana uu abuuray isku dir shacabka iyo dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Isla qoraalka waxaa lagu sheegay in Puntland ay ka walaacsan tahay sida sharci darada ah ee ra\u2019isul wasaare Kheyre u adeegsanayo hantiada shacabka si uu u abuuro xiisado siyaasadeed iyo amni darro, isaga oo (220,0000) u xawilay NGO ama hey\u2019ado aan dowli aheyn, isaga oo meel uga dhacay dastuurka iyo sharciyada kale ee dalka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p><strong>Dr, Xasan Sheekh<\/strong>\u00a0oo ah aqoonyahan ka faalooda arrimaha siyaasadda oo la hadlay Goobjoog News waxaa uu sheegayaa in Puntland ay caalamka tuseyso in deeqaha loo isticmaalo arrimo aan habooneen\u201c \u00a0Arrintan waxaa ay ka dhiban tahay in dowladda Puntland ay tuseyso \u00a0caalamka in lacagihii loogu talo galay horumarka in loo isticmaalayo dumin iyo isku dirka Puntland\u201d.<\/p>\n<p>Dr. Xasan oos ii hadlaya waxaa uu yiri \u201cWaxaa ay dhaawaceysaa sumcadda ra\u2019isul wasaare Xasan Kheyre, waxaa kale oo sii kala fogeyneysaa xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ah\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa ay ku dacweysay deeq bixiyeyaasha iyo hey\u2019adaha caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya iyada oo ku eedeysay\u00a0 inuu sameeyey musuq , amni darro iyo inuu abuuray iska hor keenista shacabka iyo madaxda Puntland. Qoraal uu soo saaray wasiirka maaliyadda ee Puntland, lana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":127902,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa ay ku dacweysay deeq bixiyeyaasha iyo hey\u2019adaha caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya iyada oo ku eedeysay\u00a0 inuu sameeyey musuq , amni darro iyo inuu abuuray iska hor keenista shacabka iyo madaxda Puntland. Qoraal uu soo saaray wasiirka maaliyadda ee Puntland, lana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-25T05:54:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/\",\"name\":\"Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-08-25T05:54:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-1.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq. - Wardoon","og_description":"Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa ay ku dacweysay deeq bixiyeyaasha iyo hey\u2019adaha caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya iyada oo ku eedeysay\u00a0 inuu sameeyey musuq , amni darro iyo inuu abuuray iska hor keenista shacabka iyo madaxda Puntland. Qoraal uu soo saaray wasiirka maaliyadda ee Puntland, lana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-25T05:54:13+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/","name":"Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-1.jpeg","datePublished":"2019-08-25T05:54:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-1.jpeg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kheyre-edeyn-culus-ujeedisay-ka-dib-masuq-maasuq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132856"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132857,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132856\/revisions\/132857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127902"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}