{"id":132866,"date":"2019-08-25T13:43:36","date_gmt":"2019-08-25T11:43:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132866"},"modified":"2019-08-25T13:43:36","modified_gmt":"2019-08-25T11:43:36","slug":"xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/","title":{"rendered":"XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Maanta gaaray Magaalada dhusamareb Ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug tiradoodu waa 108 askari oo military iyo police isugu jira ujeedkooduna waxey hordhac u yihiin Raisul wasaare kheyr oo maalinta bari ah gaari doona magaalada dhusamareb<\/p>\n<p>ciidamadu waxey fariisimo ka sameysteen guriga Rasiul wazaare kheyr ka dagan yahay magaalada dhusamareb iyo xarunta gobalka oo ay dagan yihiin wasiiradda Arimaha gudaha iyo amniga islow iyo zabriye<\/p>\n<p>Dhanka kale xaalada amni ee magaalada ayaa ah mid aad u dagan mana muuqato saansaan colaadeed iyo wax laxariira intaba<\/p>\n<p>Maamulka iyo amaanka magaalada waxaa wali gacanta kuhaaya Maamulka degmada iyo talisyada police ka iyo nabad sugida oo ka amar qaata madax xukuumada dowlad gobaleed galmudug sh maxamed shaakir ali hassan, Marka laga reebo Airportka oo ay gacanta ku hayaan ciidamo isku dhaf oo ka kala tirsan Galmudug iyo dowlada federalka somalia.<\/p>\n<p>Wixii Warar ah halkaan Kala socoda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Maanta gaaray Magaalada dhusamareb Ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug tiradoodu waa 108 askari oo military iyo police isugu jira ujeedkooduna waxey hordhac u yihiin Raisul wasaare kheyr oo maalinta bari ah gaari doona magaalada dhusamareb ciidamadu waxey fariisimo ka sameysteen guriga Rasiul wazaare kheyr ka dagan yahay magaalada dhusamareb iyo xarunta gobalka oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":109419,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Maanta gaaray Magaalada dhusamareb Ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug tiradoodu waa 108 askari oo military iyo police isugu jira ujeedkooduna waxey hordhac u yihiin Raisul wasaare kheyr oo maalinta bari ah gaari doona magaalada dhusamareb ciidamadu waxey fariisimo ka sameysteen guriga Rasiul wazaare kheyr ka dagan yahay magaalada dhusamareb iyo xarunta gobalka oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-25T11:43:36+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/\",\"name\":\"XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-25T11:43:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday. - Wardoon","og_description":"Ciidamada Maanta gaaray Magaalada dhusamareb Ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug tiradoodu waa 108 askari oo military iyo police isugu jira ujeedkooduna waxey hordhac u yihiin Raisul wasaare kheyr oo maalinta bari ah gaari doona magaalada dhusamareb ciidamadu waxey fariisimo ka sameysteen guriga Rasiul wazaare kheyr ka dagan yahay magaalada dhusamareb iyo xarunta gobalka oo ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-25T11:43:36+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/","name":"XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-25T11:43:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sababta-keentay-in-ciidamada-dowladda-somaliya-la-geeyo-dhuusa-mareeb-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132866"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132866"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132867,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132866\/revisions\/132867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}