{"id":132871,"date":"2019-08-25T21:54:32","date_gmt":"2019-08-25T19:54:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132871"},"modified":"2019-08-25T21:54:32","modified_gmt":"2019-08-25T19:54:32","slug":"war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/","title":{"rendered":"War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb &#038; Xaalada Kacsan"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo taabacsan Ahlu Sunna oo caawa ku qulqulaya Dhuusamareeb<\/p>\n<p>Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in deegaano dhowr ah oo ka kala tirsan Mudug iyo Galgaduud galabta ka baxeen ciidamo taabacsan Ahlu Sunna kuwaas oo qaarkood caawa gaaray Dhuusamareeb<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa in tooda badan laga waday deegaano ay ku xoogan yihiin wadaadada yuufiyada<\/p>\n<p>Hogaanka Ahlu Sunna ayaa maanta ka baxay magaalada Dhuusamareeb kuwaas oo tagay deeganka Bali-howd waxayna halkaas kula soo kulmeen ciidamo taabacsan saacado kadib ayayna dib ugu laabteen Dhuusamareeb<\/p>\n<p>Ahlu Sunna ayaa la filayaa in saacadaha soo socda war kasoo saaran heshiisiinkii ay la galeen dowlada dhexe iyo xaalada Dhuusamareeb<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo taabacsan Ahlu Sunna oo caawa ku qulqulaya Dhuusamareeb Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in deegaano dhowr ah oo ka kala tirsan Mudug iyo Galgaduud galabta ka baxeen ciidamo taabacsan Ahlu Sunna kuwaas oo qaarkood caawa gaaray Dhuusamareeb Ciidamadan ayaa in tooda badan laga waday deegaano ay ku xoogan yihiin wadaadada yuufiyada Hogaanka Ahlu Sunna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":89793,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132871","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb &amp; Xaalada Kacsan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb &amp; Xaalada Kacsan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo taabacsan Ahlu Sunna oo caawa ku qulqulaya Dhuusamareeb Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in deegaano dhowr ah oo ka kala tirsan Mudug iyo Galgaduud galabta ka baxeen ciidamo taabacsan Ahlu Sunna kuwaas oo qaarkood caawa gaaray Dhuusamareeb Ciidamadan ayaa in tooda badan laga waday deegaano ay ku xoogan yihiin wadaadada yuufiyada Hogaanka Ahlu Sunna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-25T19:54:32+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/\",\"name\":\"War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb & Xaalada Kacsan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-25T19:54:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb &#038; Xaalada Kacsan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb & Xaalada Kacsan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb & Xaalada Kacsan - Wardoon","og_description":"Ciidamo taabacsan Ahlu Sunna oo caawa ku qulqulaya Dhuusamareeb Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in deegaano dhowr ah oo ka kala tirsan Mudug iyo Galgaduud galabta ka baxeen ciidamo taabacsan Ahlu Sunna kuwaas oo qaarkood caawa gaaray Dhuusamareeb Ciidamadan ayaa in tooda badan laga waday deegaano ay ku xoogan yihiin wadaadada yuufiyada Hogaanka Ahlu Sunna [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-25T19:54:32+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/","name":"War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb & Xaalada Kacsan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-25T19:54:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-sufa-oo-ciidankii-ugu-badnaa-geysay-dhuusa-mareeb-xaalada-kacsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb &#038; Xaalada Kacsan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132871"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132872,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132871\/revisions\/132872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}