{"id":132874,"date":"2019-08-26T06:54:32","date_gmt":"2019-08-26T04:54:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132874"},"modified":"2019-08-26T06:54:32","modified_gmt":"2019-08-26T04:54:32","slug":"xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/","title":{"rendered":"XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna."},"content":{"rendered":"<p>Ilo lagu kalsoon karo oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Xaqiijiyay in Khilaaf uu soo kala dhex galay Hoggaanka Ururka Ahlusunna ee gacanta ku hayay Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Khilaafka ayaa yimid ka dib markii xubno ka mid ah Ahlusunna ay ku dhawaaqeen in ay ka baxayaan heshiiskii ay la gaareen dowladda dhexe ee Soomaaliya ka dib markii la fulin waayay qodobadii lagu heshiiyay.<\/p>\n<p>Qaar kale oo ka mid ah Hoggaanka Ahlusunna ayaa sheegay in uu heshiisyo yahay sidii lagu kala saxiixday oo aan loo baahneyn in maanta laga laabto, islamarkaana dowladda dhexe ee Soomaaliya ay taageeraan si ugu yaraan qaar ka mid ah qodobada heshiiska ay u hirgalaan.<\/p>\n<p>Kulan ay yeesheen Hoggaanka Ahlusunna oo ay ka mid yihiin Macalin Maxamuud, Shaakir iyo Ashcari ayaa lagu kala dareeray xalay.<\/p>\n<p>Hoggaanka Ciidanka Ahlusunna ayaa sidoo kale kasoo horjeestay tilaabooyin uu qaaday Macalin Maxamuud iyo Wasiirka qorsheynta Galmudug.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay waxa ay sheegayaan in uu fashilmay kulan sidoo kale ay isugu yimaadeen Hogaanka Ahlusunna ka dib markii ay isku khilaafeen tilaabadda laga qaadaayo Ciidanka laga dejiyay Dhuusamareeb.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilo lagu kalsoon karo oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Xaqiijiyay in Khilaaf uu soo kala dhex galay Hoggaanka Ururka Ahlusunna ee gacanta ku hayay Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. Khilaafka ayaa yimid ka dib markii xubno ka mid ah Ahlusunna ay ku dhawaaqeen in ay ka baxayaan heshiiskii ay la gaareen dowladda dhexe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132875,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilo lagu kalsoon karo oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Xaqiijiyay in Khilaaf uu soo kala dhex galay Hoggaanka Ururka Ahlusunna ee gacanta ku hayay Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. Khilaafka ayaa yimid ka dib markii xubno ka mid ah Ahlusunna ay ku dhawaaqeen in ay ka baxayaan heshiiskii ay la gaareen dowladda dhexe [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-26T04:54:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566761683120.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"467\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/\",\"name\":\"XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566761683120.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-26T04:54:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566761683120.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566761683120.jpg\",\"width\":700,\"height\":467},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna. - Wardoon","og_description":"Ilo lagu kalsoon karo oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Xaqiijiyay in Khilaaf uu soo kala dhex galay Hoggaanka Ururka Ahlusunna ee gacanta ku hayay Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. Khilaafka ayaa yimid ka dib markii xubno ka mid ah Ahlusunna ay ku dhawaaqeen in ay ka baxayaan heshiiskii ay la gaareen dowladda dhexe [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-26T04:54:32+00:00","og_image":[{"width":700,"height":467,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566761683120.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/","name":"XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566761683120.jpg","datePublished":"2019-08-26T04:54:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566761683120.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566761683120.jpg","width":700,"height":467},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-khilaaf-soo-kala-dhex-galay-hoggaanka-ahlusunna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132874"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132874"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132876,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132874\/revisions\/132876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132875"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}