{"id":132879,"date":"2019-08-26T09:55:58","date_gmt":"2019-08-26T07:55:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132879"},"modified":"2019-08-26T09:55:58","modified_gmt":"2019-08-26T07:55:58","slug":"ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/","title":{"rendered":"Ahmed Madoobe oo Kismaayo  ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wada hadalo la bilaabay qaar ka mid ah Siyaasiyiintii ka soo horjeeday dib u doorashadiisa, isagoo xalay aqalka Madaxtooyada ku qaabilay labo ka mid ah Musharaxiinta is bedel doonka ahaa.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa la kulmay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul iyo C\/qaadir C\/raxmaan Khaliif oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ka aragtida duwanaa xilligii doorashada.<\/p>\n<p>Mr Madoobe ayaa labadan xubnood ka dhageystay aragtidooda la xiriirta sidii horay loogu sii socon lahaa, loona xoojin lahaa Midnimada iyo nabadgelyada Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland ayaa balan qaaday inuu albaabada u furayo dhamaan dadka ka ra\u2019yi duwan maamulkiisa, si meesha looga saaro kala aragti duwanaanta, loona gaaro dib u heshiisiin<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wada hadalo la bilaabay qaar ka mid ah Siyaasiyiintii ka soo horjeeday dib u doorashadiisa, isagoo xalay aqalka Madaxtooyada ku qaabilay labo ka mid ah Musharaxiinta is bedel doonka ahaa. Axmed Madoobe ayaa la kulmay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul iyo C\/qaadir C\/raxmaan Khaliif oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":29206,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132879","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wada hadalo la bilaabay qaar ka mid ah Siyaasiyiintii ka soo horjeeday dib u doorashadiisa, isagoo xalay aqalka Madaxtooyada ku qaabilay labo ka mid ah Musharaxiinta is bedel doonka ahaa. Axmed Madoobe ayaa la kulmay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul iyo C\/qaadir C\/raxmaan Khaliif oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-26T07:55:58+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/\",\"name\":\"Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-26T07:55:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wada hadalo la bilaabay qaar ka mid ah Siyaasiyiintii ka soo horjeeday dib u doorashadiisa, isagoo xalay aqalka Madaxtooyada ku qaabilay labo ka mid ah Musharaxiinta is bedel doonka ahaa. Axmed Madoobe ayaa la kulmay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul iyo C\/qaadir C\/raxmaan Khaliif oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-26T07:55:58+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/","name":"Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-26T07:55:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-oo-kismaayo-ka-bilaabay-olale-uu-ku-soo-jiidanaayo-mucaatadka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132879"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132879"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132880,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132879\/revisions\/132880"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}