{"id":132893,"date":"2019-08-27T06:16:33","date_gmt":"2019-08-27T04:16:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132893"},"modified":"2019-08-27T06:16:33","modified_gmt":"2019-08-27T04:16:33","slug":"qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/","title":{"rendered":"Qeybdiid oo Edeyn Kulal ujeediyay Dowladda Fadraalka Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa eedeyn waxa uu u jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul goboleedyada.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlaayay Shir Maanta Guddiyada Dastuurka uga furmay Garowe ayuu sheegay in 10-kii Cutub ee horay ugu gudbiyeen Dowlad Goboleedyada ee dib u eegista lagu sameeyay aysan wax jawaab ah kasoo bixin, hayeeshee uu rajeynayo in 15-ka kale ay u gudbin doonaan laga mira-dhalin doono kana soo jawaabi doonaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu ku eedeeyay in Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya kaalintii laga doonayay ee dib u eegista Dastuurka dalka aysan kasoo bixin,isla markaana waxaaa uu rajeeyay in Shirka Maanta uga furmay garoowe uusan noqon kaliya isku imaatin,hayeeshee laga run sheegi doono.<\/p>\n<p>\u201dMadaxda dowladda dhexe iyo dowlad Goboledyada gacantii loo baahnaa inay siiyaan Dastuurka Qaranka, lama siin baan leeyahay, waxaan rajeynayaa wixii hadda ka dambeeya in laga daayo gacan siin la,aanta Dastuurka Somaliya.\u201d ayuu yiri Cabdi Qeybdiid.<\/p>\n<p>Dastuurka Soomaaliya dib u eegistiisa ayaanan la siinin ahmiyad badan, maadaama madaxda dowladda si wayn uga caga jiidayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa eedeyn waxa uu u jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul goboleedyada. Mar uu ka hadlaayay Shir Maanta Guddiyada Dastuurka uga furmay Garowe ayuu sheegay in 10-kii Cutub ee horay ugu gudbiyeen Dowlad Goboleedyada ee dib u eegista lagu sameeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":107269,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qeybdiid oo Edeyn Kulal ujeediyay Dowladda Fadraalka Somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qeybdiid oo Edeyn Kulal ujeediyay Dowladda Fadraalka Somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa eedeyn waxa uu u jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul goboleedyada. Mar uu ka hadlaayay Shir Maanta Guddiyada Dastuurka uga furmay Garowe ayuu sheegay in 10-kii Cutub ee horay ugu gudbiyeen Dowlad Goboleedyada ee dib u eegista lagu sameeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-27T04:16:33+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/\",\"name\":\"Qeybdiid oo Edeyn Kulal ujeediyay Dowladda Fadraalka Somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-08-27T04:16:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qeybdiid oo Edeyn Kulal ujeediyay Dowladda Fadraalka Somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qeybdiid oo Edeyn Kulal ujeediyay Dowladda Fadraalka Somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qeybdiid oo Edeyn Kulal ujeediyay Dowladda Fadraalka Somaliya - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa eedeyn waxa uu u jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul goboleedyada. Mar uu ka hadlaayay Shir Maanta Guddiyada Dastuurka uga furmay Garowe ayuu sheegay in 10-kii Cutub ee horay ugu gudbiyeen Dowlad Goboleedyada ee dib u eegista lagu sameeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-27T04:16:33+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/","name":"Qeybdiid oo Edeyn Kulal ujeediyay Dowladda Fadraalka Somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-08-27T04:16:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qeybdiid-oo-edeyn-kulal-ujeediyay-dowladda-fadraalka-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qeybdiid oo Edeyn Kulal ujeediyay Dowladda Fadraalka Somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132893"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132893"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132894,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132893\/revisions\/132894"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}