{"id":132916,"date":"2019-08-27T18:32:44","date_gmt":"2019-08-27T16:32:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132916"},"modified":"2019-08-27T18:32:44","modified_gmt":"2019-08-27T16:32:44","slug":"war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/","title":{"rendered":"War.cusub.  Dhex dhaxaadin laga dhex Bilaabay Dowladda iyo Ahlusuna"},"content":{"rendered":"<p>Arinta Ahlu-Sunna iyo Dowladda dhexe oo Guddi loo xilsaaray.<\/p>\n<ol>\n<li>Waxaa\u00a0 kulan deg deg ah iskugu yimid odayaasha dhaqanka beesha Ceyr, waxeyna ka wada hadleen kaalintooda ku aadan xiisadda siyaasadeed ee ka soo dhex cusboonaatay Ahlu-Sunna iyo Dowladda Federaalka.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Guddi ka kooban 11 xubnood ayey iska xuleen odayaashu, waxeyna guddigaas la kulmi doonaan dhinacyada Ahlu-Sunna iyo dowladda.<\/p>\n<p>Arimaha loo xilsaaray guddigaas waxaa ugu horeeya inay ogaadaan sida uu u dhignaa heshiiskii ay wada gaareen Ahlu-Sunna iyo Dowladda, wixii intaas ka dambeeyan waxaa loo kuur gali doonaa cidda uu ka dhaqan gali waayey heshiisku.<\/p>\n<p>Odayaasha beesha Ceyr ayaa isku raacay inaan la aqbali karin in Dhuusamareeb la isku dagaalo, iyagoo isku raacay inay ku dadaalaan sidii loo dhamey lahaa kala shakiga siyaasadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arinta Ahlu-Sunna iyo Dowladda dhexe oo Guddi loo xilsaaray. Waxaa\u00a0 kulan deg deg ah iskugu yimid odayaasha dhaqanka beesha Ceyr, waxeyna ka wada hadleen kaalintooda ku aadan xiisadda siyaasadeed ee ka soo dhex cusboonaatay Ahlu-Sunna iyo Dowladda Federaalka. Guddi ka kooban 11 xubnood ayey iska xuleen odayaashu, waxeyna guddigaas la kulmi doonaan dhinacyada Ahlu-Sunna iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132869,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.cusub. Dhex dhaxaadin laga dhex Bilaabay Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.cusub. Dhex dhaxaadin laga dhex Bilaabay Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Arinta Ahlu-Sunna iyo Dowladda dhexe oo Guddi loo xilsaaray. Waxaa\u00a0 kulan deg deg ah iskugu yimid odayaasha dhaqanka beesha Ceyr, waxeyna ka wada hadleen kaalintooda ku aadan xiisadda siyaasadeed ee ka soo dhex cusboonaatay Ahlu-Sunna iyo Dowladda Federaalka. Guddi ka kooban 11 xubnood ayey iska xuleen odayaashu, waxeyna guddigaas la kulmi doonaan dhinacyada Ahlu-Sunna iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-27T16:32:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566747763991.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/\",\"name\":\"War.cusub. Dhex dhaxaadin laga dhex Bilaabay Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566747763991.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-27T16:32:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566747763991.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566747763991.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.cusub. Dhex dhaxaadin laga dhex Bilaabay Dowladda iyo Ahlusuna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.cusub. Dhex dhaxaadin laga dhex Bilaabay Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.cusub. Dhex dhaxaadin laga dhex Bilaabay Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon","og_description":"Arinta Ahlu-Sunna iyo Dowladda dhexe oo Guddi loo xilsaaray. Waxaa\u00a0 kulan deg deg ah iskugu yimid odayaasha dhaqanka beesha Ceyr, waxeyna ka wada hadleen kaalintooda ku aadan xiisadda siyaasadeed ee ka soo dhex cusboonaatay Ahlu-Sunna iyo Dowladda Federaalka. Guddi ka kooban 11 xubnood ayey iska xuleen odayaashu, waxeyna guddigaas la kulmi doonaan dhinacyada Ahlu-Sunna iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-27T16:32:44+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566747763991.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/","name":"War.cusub. Dhex dhaxaadin laga dhex Bilaabay Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566747763991.jpg","datePublished":"2019-08-27T16:32:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566747763991.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566747763991.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dhex-dhaxaadin-laga-dhex-bilaabay-dowladda-iyo-ahlusuna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.cusub. Dhex dhaxaadin laga dhex Bilaabay Dowladda iyo Ahlusuna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132916"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132916"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132917,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132916\/revisions\/132917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132869"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}