{"id":132921,"date":"2019-08-28T07:04:52","date_gmt":"2019-08-28T05:04:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132921"},"modified":"2019-08-28T07:04:52","modified_gmt":"2019-08-28T05:04:52","slug":"madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug. Waxaana Halkaasi ka Soconeysa Qaban Qaabadda Lagu soo Madaxweyne Xaaf.<br \/>\nMaamulka Degmada iyo qeybaha kale Ee Bulshada Hobyo ayaa saaka buux dhaafiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo.<br \/>\nDhanka kale waxaa saaka aad loo adkeeyey Amaanka Magaalada.<br \/>\nWaxaana Garoonka Hobyo ku sugan Boqalal Shacab ah oo u diirsan soo dhaweynta Madaxweyne Xaaf.<br \/>\nUjeedka Safar Madaxweyne xaaf ayaa qeyb ka ah ku biirida Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug. Waxaana Halkaasi ka Soconeysa Qaban Qaabadda Lagu soo Madaxweyne Xaaf. Maamulka Degmada iyo qeybaha kale Ee Bulshada Hobyo ayaa saaka buux dhaafiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo. Dhanka kale waxaa saaka aad loo adkeeyey Amaanka Magaalada. Waxaana Garoonka Hobyo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":126449,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug. Waxaana Halkaasi ka Soconeysa Qaban Qaabadda Lagu soo Madaxweyne Xaaf. Maamulka Degmada iyo qeybaha kale Ee Bulshada Hobyo ayaa saaka buux dhaafiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo. Dhanka kale waxaa saaka aad loo adkeeyey Amaanka Magaalada. Waxaana Garoonka Hobyo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-28T05:04:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf5-640x427.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf5-640x427.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-28T05:04:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf5-640x427.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf5-640x427.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug. Waxaana Halkaasi ka Soconeysa Qaban Qaabadda Lagu soo Madaxweyne Xaaf. Maamulka Degmada iyo qeybaha kale Ee Bulshada Hobyo ayaa saaka buux dhaafiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo. Dhanka kale waxaa saaka aad loo adkeeyey Amaanka Magaalada. Waxaana Garoonka Hobyo ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-28T05:04:52+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf5-640x427.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/","name":"Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf5-640x427.jpg","datePublished":"2019-08-28T05:04:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf5-640x427.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf5-640x427.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-ahmed-ducaale-gelle-xaaf-oo-maanta-ku-wajahan-hobyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132921"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132922,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132921\/revisions\/132922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126449"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}