{"id":132983,"date":"2019-08-30T06:54:48","date_gmt":"2019-08-30T04:54:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132983"},"modified":"2019-08-30T06:56:51","modified_gmt":"2019-08-30T04:56:51","slug":"dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/","title":{"rendered":"Deg deg Duqa Cusub Ee Muqdisho oo ku dhawaaqay Hadal ka farxiyay Shacabma Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Xaflad si heer sare ah loo agaasimay Ayaa xalay lagu qabtay xarunta aqalka D\/Hoose, ee Muqdisho Taasoo uu xilka kula wareegayay gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).<br \/>\nGuddoomiyaha ayaa i rasmiya xilka uga la wareegay Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ibrahim Cumar Mahad-Alle.<\/p>\n<p>Duqa cusub ayaa ballanqaaday in uu xoogga saarayo ka shaqaynta iyo xoojinta arrimaha mudnaanta leh ee ay ugu horrayso sugidda amniga Caasimadda Muqdisho, caddaaladda iyo weliba la imaansho qorshe amni oo gobol, iyadoo lala kaashanayo hay\u2019adaha amniga qaranka<\/p>\n<p>Sidoo kale ayuu tilmaamay in jidadka xiran la furi doono, si isku socodka dadka iyo gaadiidka Caasimaddu u sahlanaato, isla markaana inta uu xilka hayo aan muwaadin Soomaaliyeed xaqiisa la duudsiin doonin.<\/p>\n<p>Munaasabadda xil-wareejinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin kala duwan oo ka socday hay\u2019adaha dawladda, diblumaasiyiin, saraakiil ciidan, odayaal dhaqan, qaar kamid ah Guddoomiyeyaashii hore ee Muqdisho iyo qeybaha bulshada kala duwan ee ku nool Caasimadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad si heer sare ah loo agaasimay Ayaa xalay lagu qabtay xarunta aqalka D\/Hoose, ee Muqdisho Taasoo uu xilka kula wareegayay gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiyaha ayaa i rasmiya xilka uga la wareegay Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ibrahim Cumar Mahad-Alle. Duqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132984,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg Duqa Cusub Ee Muqdisho oo ku dhawaaqay Hadal ka farxiyay Shacabma Muqdisho. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg Duqa Cusub Ee Muqdisho oo ku dhawaaqay Hadal ka farxiyay Shacabma Muqdisho. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad si heer sare ah loo agaasimay Ayaa xalay lagu qabtay xarunta aqalka D\/Hoose, ee Muqdisho Taasoo uu xilka kula wareegayay gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiyaha ayaa i rasmiya xilka uga la wareegay Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ibrahim Cumar Mahad-Alle. Duqa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-30T04:54:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-30T04:56:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567140630163.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"714\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"476\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/\",\"name\":\"Deg deg Duqa Cusub Ee Muqdisho oo ku dhawaaqay Hadal ka farxiyay Shacabma Muqdisho. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567140630163.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-30T04:54:48+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-30T04:56:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567140630163.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567140630163.jpg\",\"width\":714,\"height\":476},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg Duqa Cusub Ee Muqdisho oo ku dhawaaqay Hadal ka farxiyay Shacabma Muqdisho.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg Duqa Cusub Ee Muqdisho oo ku dhawaaqay Hadal ka farxiyay Shacabma Muqdisho. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg Duqa Cusub Ee Muqdisho oo ku dhawaaqay Hadal ka farxiyay Shacabma Muqdisho. - Wardoon","og_description":"Xaflad si heer sare ah loo agaasimay Ayaa xalay lagu qabtay xarunta aqalka D\/Hoose, ee Muqdisho Taasoo uu xilka kula wareegayay gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiyaha ayaa i rasmiya xilka uga la wareegay Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ibrahim Cumar Mahad-Alle. Duqa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-30T04:54:48+00:00","article_modified_time":"2019-08-30T04:56:51+00:00","og_image":[{"width":714,"height":476,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567140630163.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/","name":"Deg deg Duqa Cusub Ee Muqdisho oo ku dhawaaqay Hadal ka farxiyay Shacabma Muqdisho. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567140630163.jpg","datePublished":"2019-08-30T04:54:48+00:00","dateModified":"2019-08-30T04:56:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567140630163.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567140630163.jpg","width":714,"height":476},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dg-deg-duqa-cusub-ee-muqdisho-oo-ku-dhawaaqay-hadal-ka-farxiyay-shacabma-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg Duqa Cusub Ee Muqdisho oo ku dhawaaqay Hadal ka farxiyay Shacabma Muqdisho."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132983"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132983"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132987,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132983\/revisions\/132987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132984"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}