{"id":133000,"date":"2019-08-30T13:15:17","date_gmt":"2019-08-30T11:15:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133000"},"modified":"2019-08-30T13:15:17","modified_gmt":"2019-08-30T11:15:17","slug":"warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/","title":{"rendered":"Warbixin:- Abdirahamaan Abdishakuur. Amni daridii ka jirtay Muqdisho Ayay Dowladdu urartay Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame ayaa qoray sidan<br \/>\n_____________________________________________________<\/p>\n<p>Waxaa jira dad badan oo reer Galmudug ah, gaar ahaan reer Dhuusamarreeb oo qaba dareen Ahlusunna diid ah, waa dood la qabi karo, waxayse dadkaasi diidi karin in Ahlusunna ay deegaanka nabadeeyeen, Shabaabna ka daafaceen. horay ayaan Ahlusunna uga dignay in aysan Xaaf ka abaal dhicin, garabkiisana ka bixin, mase yeelin.<\/p>\n<p>Shacabka reer Galmudug waxaan uga digeynaa in aysan Ahlusunna ka abaal dhicin oo aysan wax qabadkooda dib u xusuusan markii ay arkaan Al-shabaab oo deegaanka ku doobinaya. Kama filayo kooxda N&amp;N in ay dhisaan maamul beelaha deegaanka u dhanyihiin, sababtoo ah aragtidooda xukun iyo dowlad dhisid ayaa khaldan, waxayna ku dhisantahay; tareenku yuusan kaa tegin, ila jir ama iga jir iyo hirgelinka xukun xarun dhexe ka talin ah, maangalna maaha in aragti khaldan natiijo wanaagsan laga fisho.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Ugu yaraan 600km ayaan si nabdoon ugu dhex safray deegaanka Galmudug. Keliya N&amp;N waxaan ka rabnaa in aysan amni darrida Muqdisho ka jirtay deegaannada Galmudug u soo rarin, in ciidanka dhowrka bilood mushaarka la siiyey aan laga goosan markii dantii laga lahaa laga gaaro iyo in aan dadka reer Galmudug la iska horkeenin, colaadna la dhexdhegin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame ayaa qoray sidan _____________________________________________________ Waxaa jira dad badan oo reer Galmudug ah, gaar ahaan reer Dhuusamarreeb oo qaba dareen Ahlusunna diid ah, waa dood la qabi karo, waxayse dadkaasi diidi karin in Ahlusunna ay deegaanka nabadeeyeen, Shabaabna ka daafaceen. horay ayaan Ahlusunna uga dignay in aysan Xaaf ka abaal dhicin, garabkiisana ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133002,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin:- Abdirahamaan Abdishakuur. Amni daridii ka jirtay Muqdisho Ayay Dowladdu urartay Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin:- Abdirahamaan Abdishakuur. Amni daridii ka jirtay Muqdisho Ayay Dowladdu urartay Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame ayaa qoray sidan _____________________________________________________ Waxaa jira dad badan oo reer Galmudug ah, gaar ahaan reer Dhuusamarreeb oo qaba dareen Ahlusunna diid ah, waa dood la qabi karo, waxayse dadkaasi diidi karin in Ahlusunna ay deegaanka nabadeeyeen, Shabaabna ka daafaceen. horay ayaan Ahlusunna uga dignay in aysan Xaaf ka abaal dhicin, garabkiisana ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-30T11:15:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567163147814.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/\",\"name\":\"Warbixin:- Abdirahamaan Abdishakuur. Amni daridii ka jirtay Muqdisho Ayay Dowladdu urartay Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567163147814.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-30T11:15:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567163147814.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567163147814.jpg\",\"width\":720,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin:- Abdirahamaan Abdishakuur. Amni daridii ka jirtay Muqdisho Ayay Dowladdu urartay Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin:- Abdirahamaan Abdishakuur. Amni daridii ka jirtay Muqdisho Ayay Dowladdu urartay Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin:- Abdirahamaan Abdishakuur. Amni daridii ka jirtay Muqdisho Ayay Dowladdu urartay Galmudug - Wardoon","og_description":"Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame ayaa qoray sidan _____________________________________________________ Waxaa jira dad badan oo reer Galmudug ah, gaar ahaan reer Dhuusamarreeb oo qaba dareen Ahlusunna diid ah, waa dood la qabi karo, waxayse dadkaasi diidi karin in Ahlusunna ay deegaanka nabadeeyeen, Shabaabna ka daafaceen. horay ayaan Ahlusunna uga dignay in aysan Xaaf ka abaal dhicin, garabkiisana ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-30T11:15:17+00:00","og_image":[{"width":720,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567163147814.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/","name":"Warbixin:- Abdirahamaan Abdishakuur. Amni daridii ka jirtay Muqdisho Ayay Dowladdu urartay Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567163147814.jpg","datePublished":"2019-08-30T11:15:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567163147814.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1567163147814.jpg","width":720,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-abdirahamaan-abdishakuur-amni-daridii-ka-jirtay-muqdisho-ayay-dowladdu-urartay-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin:- Abdirahamaan Abdishakuur. Amni daridii ka jirtay Muqdisho Ayay Dowladdu urartay Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133000"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133003,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133000\/revisions\/133003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133002"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}