{"id":133089,"date":"2019-09-02T12:07:39","date_gmt":"2019-09-02T10:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133089"},"modified":"2019-09-02T12:07:39","modified_gmt":"2019-09-02T10:07:39","slug":"warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/","title":{"rendered":"Warbixin;-Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda Ee Weli Muranku ka Taagan Yahay."},"content":{"rendered":"<p>Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney Kenya kusoo xadgudubtay baddeena halka jawaabta Kenya ay isla maxkamaddaasi dhageysan-doonto 2 maalin kadib, \u00a0oo ah September 11, 2019-ka.<\/p>\n<p>Inta aanan u gudbin salka iyo ujeedka dooddan cusub ee loo balansanyahay bishan, waxaa xusid mudan in horay Kenya looga adkaaday kadib markii ay diiday maxkamadda cadliga codsigii Nairobi ee ahaa in labada dal ay wada hadal galaan, isla markaana maxkamaddani aaney dhageysan karin dacwadda. \u00a0Maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobay ayaa go\u2019aan ku gaartay inay dhageysan karto dacwadda ku saabsan muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p><strong>Haddaba,<\/strong>\u00a0dooddan cusub ee 9ka bishan bilaabaneysa waa kiiska dhabta ah ee muranka xadka ee badda, khariidado ayaa lala soo baxayaa 2-bada dhinac, qareennada Soomaaliya difaacaya waxaa ay meesha la tagi-doonaan caddeymaha xadgudubka ay Kenya ku sameysay dhul badeedka Soomaaliya, dhulkan oo baaxadda uu ku fadhiyo gaaraya ilaa 100,000km oo isku wareeg ah.<\/p>\n<p>Meelaha ugu muhiimsan ee biyo-dhaca doodda ah waxaa ka mid ah: Soomaaliya waxay dooneysaa in cabbirka xadka badda si toos ah loola dhiririyo ee xariiqda toosan ee ka timid dhulka xadka dhulka ee Soomaaliya iyo Kenya halka Kenya ay dooneyso in xariiqda la weeciyo.<\/p>\n<p>Inkasta oo Kenya ay sheegtay in dhulbadeedka muranka gelisay ay maraakiib ku baartay, ilaalana ka aheyd muddo dheer, laakin waxaa la ogaaday in dhaqdhaqaaqa uu ahaa sanadkii 2014-kii, oo muranka kadib ah, dhammaan khariidada la hayo ilaa gumeystihii waxaa ay caddeynayaa in dhulkaasi badda ah ay leedahay umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p><strong>Taariikhda Cabirka Biyaha:<\/strong>\u00a0Laga soo bilaabo 1952 waxaa mar walbo soo baxayey cabirro iyo sharciyo kala duwan oo lagu badbaadinayo dhulbadeedka Soomaaliyeed oo ay ku jiraan Biyo goboleedka(Territorial sea), Aaga dhaqaalaha(EEZ), continental shelf\u00a0ilaa high sea, kuwaas oo ahaa 1958-1982. \u00a0\u00a0Waxaa kale oo jiray xeerar soo baxay 1969, 1972, 1977 iyo 1982, kuwaas oo qeexaya xuquuqdeena dhulka, biyaha, cidda iyo xataa agaagga xorta ah.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago qareennada caalamiga ah, \u00a0kiiskan badda waxaa 10-kii sano ee la soo dhaafay ka shaqeynayey arrintan khubaro Soomaaliyeed oo habeen iyo maalin u soojeeday sidii loo heli lahaa dhammaan caddeymaha ay Soomaaliya u baahantahay si ay hesho xuquuqdeeda badda, waxaa la hayaa dhammaan khariidadaha, heshiisyadii iyo sharciyadii ay galeen labada dal iyo xataa sida la ahaa xilliga gumeystaha ee Angelo Italilan, taasi oo keentay in qareennada ajaanibta ee Soomaaliya garabkeeda taagan uu qalbigooda ku dagey iney guuleysan-doonaan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p><strong>Haddaba, Wax Ka Baro Qareennada Difaaca Soomaaliya:<\/strong><\/p>\n<p>Qareennada difaacaya dacwada badda ee Soomaaliya 9ka bishan waa 3 qareen, oo u kala dhashay dalalka Mareykanka,\u00a0 Ingiriiska iyo Faransiiska, waxaa ayna ka socdaan shirkadda Lawyarada caalamiga ah ee Foley Hoag.<\/p>\n<p><strong>Abuukatayaasha:<\/strong><\/p>\n<p><strong>1. Paul Riichler<\/strong>: Waa abuukaate caalami ah, oo fadhigiisu yahay Washington, D.C, \u00a0kana soo baxay Harvard Law School, J.D.,\u00a0<em>cum laude\u00a0<\/em>1973 iyo Jaamacadda Tufts, B.A. 1969, waxaa uu ku hadlaa Spanish iyo English.<\/p>\n<p><strong>2. Prof. Philippe Sands:<\/strong>\u00a0Waa 58 jir fadhigiisu yahay London, waxaa uu wax ka bartay\u00a0<strong>Harvard Law School<\/strong>\u00a0iyo Corpus Christi College, sidoo kale waxaa uu wax ka dhigaa University College London iyo jaamacado kale oo Mareykanka, Canada, Faransiiska iyo Australia ah.<\/p>\n<p><strong>3. Prof. Alain Pellet<\/strong><strong>:<\/strong>\u00a0Waa 72 jir, waa Abuukaate Faransiis ah, waxaa wax ka dhigaa Universit\u00e9 de Paris Ouest \u2013 Nanterre La D\u00e9fense, waxaa uu in badan lataliye u ahaa dowladda Faransiiska, waxaa uu wax ku bartay isla Paris.<\/p>\n<p>3dan qareen ee Soomaaliya u matali-doona dacwada badda, waxaa ay horay ugu guuleysteen dacwo badan, heleen abaalmarinno caaalami ah, waxaa ay caan ka yihiin maxkamadaha caalamiga, waxaa ay hubaan guusha 100%.<\/p>\n<p><strong>Denjiraha<\/strong>\u00a0Soomaaliya ee Belgium, Netherlands, Luxembourg (Benelux) iyo midowga Yurub\u00a0<strong>Cali Saciid\u00a0Fiqi,\u00a0<\/strong>oo ka tirsan mas\u2019uuliyiinta Soomaaliyeed ee qeybta ah kiiskan oo la hadlay\u00a0<strong>Goobjoog News<\/strong>\u00a0ayaa sheegay in Soomaaliya ay 100% diyaar u tahay doodda dacwada badda isaga oo intaasi raaciyey iney jiraan 2 sabab oo tusinaya in Muqdisho ay guusha ku raaci-doonto<strong>\u00a0kiiskan:<\/strong><\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p><strong>1. Qeylada Kenya<\/strong>: Kenya tan iyo markii ay Soomaaliya dacwada geysay Hague, waxaa ay wadaa dadaalo lagu doonayo wadahadal ay ula fureyso Muqdisho, oo ah in maxkamadda la iska daayo, waxaa ay adeegsatay diblomaasiyad, cadaadis iyo wax wablo, laakin Soomaaliya dheg jalaq uma siin, oo dacwada ayey sii waddey, taas oo caddeyn u ah cabsiga iyaga heysa iyo kalsoonida Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>2. Teeda kale:\u00a0<\/strong>\u00a0Abuukaatayaasha Soomaaliya u dooda ee ka socda hey\u2019adda Foley Hoag, waa dad lagu bartay inay 100% ku guuleysteen dhammaan kiisaskii ay galeen, haddii uu shaki uga jiro ma jirteen.<\/p>\n<p>Shacabka Soomaaliyeed ayaa dhammaan ku mideysan in la soo dhiciyo xuquuqda badda, isla markaana aan laga tanaasulin hal taako oo dhulka ah, dacwadan oo go\u2019aankeeda la soo saari-doono 6 bil kadib ayaan la rajeynayaa iney noqoto mid ka farxisa dhammaan umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>International Court of Justice<\/strong>(ICJ) Waxaa la dhisay 1945-tii, waxay ugu duwantahay Maxkamadda Dambiyada Dagaalka, maxkamaddan \u00a0waa hey\u2019ad garsoor oo Qaramada Midoobay hoostimaado, xarunteedu waxaa ay ku taal Den Haad oo ah magaalo ku taalo galbeedka dalka Holland, waxay ay fiirisaa ama dhageysataa eedaha iyo codsiyada ay soo gudbiyaan dowladaha xubnaha ka ah.<\/p>\n<p>Maxkamadda waxay ka koobantahay 15 Garsoore oo ay soo doorato qaramada midoobay iyo goloaha ammaanka muddo 9-sano ah, Xilligan waxaa guddoomiye ka ah Cabdulqawi \u00a0Axmed Yusuf.<\/p>\n<p><strong>W\/D: Cabdi Caziz Axmed Gurbiye,\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney Kenya kusoo xadgudubtay baddeena halka jawaabta Kenya ay isla maxkamaddaasi dhageysan-doonto 2 maalin kadib, \u00a0oo ah September 11, 2019-ka. Inta aanan u gudbin salka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133090,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin;-Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda Ee Weli Muranku ka Taagan Yahay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin;-Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda Ee Weli Muranku ka Taagan Yahay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney Kenya kusoo xadgudubtay baddeena halka jawaabta Kenya ay isla maxkamaddaasi dhageysan-doonto 2 maalin kadib, \u00a0oo ah September 11, 2019-ka. Inta aanan u gudbin salka iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-02T10:07:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/dacwo-780x405.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/\",\"name\":\"Warbixin;-Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda Ee Weli Muranku ka Taagan Yahay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/dacwo-780x405.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-02T10:07:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/dacwo-780x405.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/dacwo-780x405.jpg\",\"width\":780,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin;-Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda Ee Weli Muranku ka Taagan Yahay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin;-Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda Ee Weli Muranku ka Taagan Yahay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin;-Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda Ee Weli Muranku ka Taagan Yahay. - Wardoon","og_description":"Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney Kenya kusoo xadgudubtay baddeena halka jawaabta Kenya ay isla maxkamaddaasi dhageysan-doonto 2 maalin kadib, \u00a0oo ah September 11, 2019-ka. Inta aanan u gudbin salka iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-02T10:07:39+00:00","og_image":[{"width":780,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/dacwo-780x405.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/","name":"Warbixin;-Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda Ee Weli Muranku ka Taagan Yahay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/dacwo-780x405.jpg","datePublished":"2019-09-02T10:07:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/dacwo-780x405.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/dacwo-780x405.jpg","width":780,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sida-soomaaliya-ugu-diyaargarowday-dacwada-badda-ee-weli-muranku-ka-taagan-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin;-Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda Ee Weli Muranku ka Taagan Yahay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133089"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133091,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133089\/revisions\/133091"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133090"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}