{"id":133127,"date":"2019-09-04T11:22:57","date_gmt":"2019-09-04T09:22:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133127"},"modified":"2019-09-04T11:22:57","modified_gmt":"2019-09-04T09:22:57","slug":"deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/","title":{"rendered":"DEG DEG:-Dowladda oo aqbashay in Ahlusuna la siiyo 30 Xildhibaan. Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegayaa in goordhow uu khadka Taleefoonka kula hadlay R\/Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan kheyre oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu R\/Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ku amray in Ahlusuna loogu daro 30 mudane liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug, maadaama markii hore Ahlusuna ay ku doodaysay in 35 xildhibaan la siiyo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in hada Magaalada Dhuusamareeb uu shir ugu soconaya R\/Wasaraaha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, kuwaasi oo ka wadahadlaya dhismaha Galmudug, iyo waqtga ugu dhow ee loo furi karo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug.<\/p>\n<p>Saacadaha Soo aadan ayaa la filayaa in Madaxda Ahlusuna ay kulan ka yeeshaan tilaabada ay qaaday dowladda iyo kulan uu dhex maro Madaxda Dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegayaa in goordhow uu khadka Taleefoonka kula hadlay R\/Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan kheyre oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu R\/Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ku amray in Ahlusuna loogu daro 30 mudane liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug, maadaama markii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133128,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133127","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DEG DEG:-Dowladda oo aqbashay in Ahlusuna la siiyo 30 Xildhibaan. Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DEG DEG:-Dowladda oo aqbashay in Ahlusuna la siiyo 30 Xildhibaan. Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegayaa in goordhow uu khadka Taleefoonka kula hadlay R\/Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan kheyre oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu R\/Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ku amray in Ahlusuna loogu daro 30 mudane liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug, maadaama markii hore [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-04T09:22:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567588859605.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/\",\"name\":\"DEG DEG:-Dowladda oo aqbashay in Ahlusuna la siiyo 30 Xildhibaan. Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567588859605.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-04T09:22:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567588859605.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567588859605.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DEG DEG:-Dowladda oo aqbashay in Ahlusuna la siiyo 30 Xildhibaan. Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DEG DEG:-Dowladda oo aqbashay in Ahlusuna la siiyo 30 Xildhibaan. Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DEG DEG:-Dowladda oo aqbashay in Ahlusuna la siiyo 30 Xildhibaan. Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug. - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegayaa in goordhow uu khadka Taleefoonka kula hadlay R\/Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan kheyre oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu R\/Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ku amray in Ahlusuna loogu daro 30 mudane liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug, maadaama markii hore [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-04T09:22:57+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567588859605.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/","name":"DEG DEG:-Dowladda oo aqbashay in Ahlusuna la siiyo 30 Xildhibaan. Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567588859605.jpg","datePublished":"2019-09-04T09:22:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567588859605.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567588859605.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-aqbashay-in-ahlusuna-la-siiyo-30-xildhibaan-baarlamaanka-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DEG DEG:-Dowladda oo aqbashay in Ahlusuna la siiyo 30 Xildhibaan. Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133127"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133127"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133127\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133128"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}