{"id":133187,"date":"2019-09-07T08:10:37","date_gmt":"2019-09-07T06:10:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133187"},"modified":"2019-09-07T08:10:37","modified_gmt":"2019-09-07T06:10:37","slug":"muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/","title":{"rendered":"Muxuu Yahay Amarka Kheyre Uu Siiyay Hay\u2019adaha Dowladda Iyo Beesha Caalamka"},"content":{"rendered":"<p>Xasan Cali Khayre Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hey\u2019adaha caalamiga ah ee ka howl gala dalka, faray in sida ugu dhaqsaha badan si buuxda ay uga qayb qaataan dadaallada deegaannada Xeraale iyo Huurshe uga soo kabsanayaan saameyntii xumeed ee ay ku reebeen dagaalladii dhiigga badani ku daatay.<\/p>\n<p align=\"left\">Waxaa uu sidoo kale ku amray\u00a0 dhammaan hey\u2019adaha dowladeed ee ku shaqada leh in adeegyada nolosha aasaasiga u ah ay geeyaan Huurshe iyo Xeraale si bulshadu uga soo kabsato dhibaatooyinkii ka soo gaaray colaadda.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale bulshadda degaanaddaasi ka dalbaday Adkeynta Ammaanka iyo sare u qaadida adeegyadda nabadgaliyada kasoo ifbaxday degaanada Huurshe iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p align=\"left\">Kheyre ayaa shalay gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud si uu u hubiyo dhaqan gelinta heshiiskii nabadeed ee reer Huurshe iyo reer Xeraale ay ku wada saxiixdeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Cali Khayre Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hey\u2019adaha caalamiga ah ee ka howl gala dalka, faray in sida ugu dhaqsaha badan si buuxda ay uga qayb qaataan dadaallada deegaannada Xeraale iyo Huurshe uga soo kabsanayaan saameyntii xumeed ee ay ku reebeen dagaalladii dhiigga badani ku daatay. Waxaa uu sidoo kale ku amray\u00a0 dhammaan hey\u2019adaha dowladeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":126492,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133187","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muxuu Yahay Amarka Kheyre Uu Siiyay Hay\u2019adaha Dowladda Iyo Beesha Caalamka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muxuu Yahay Amarka Kheyre Uu Siiyay Hay\u2019adaha Dowladda Iyo Beesha Caalamka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xasan Cali Khayre Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hey\u2019adaha caalamiga ah ee ka howl gala dalka, faray in sida ugu dhaqsaha badan si buuxda ay uga qayb qaataan dadaallada deegaannada Xeraale iyo Huurshe uga soo kabsanayaan saameyntii xumeed ee ay ku reebeen dagaalladii dhiigga badani ku daatay. Waxaa uu sidoo kale ku amray\u00a0 dhammaan hey\u2019adaha dowladeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-07T06:10:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/\",\"name\":\"Muxuu Yahay Amarka Kheyre Uu Siiyay Hay\u2019adaha Dowladda Iyo Beesha Caalamka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-07T06:10:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg\",\"width\":696,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muxuu Yahay Amarka Kheyre Uu Siiyay Hay\u2019adaha Dowladda Iyo Beesha Caalamka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muxuu Yahay Amarka Kheyre Uu Siiyay Hay\u2019adaha Dowladda Iyo Beesha Caalamka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muxuu Yahay Amarka Kheyre Uu Siiyay Hay\u2019adaha Dowladda Iyo Beesha Caalamka - Wardoon","og_description":"Xasan Cali Khayre Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hey\u2019adaha caalamiga ah ee ka howl gala dalka, faray in sida ugu dhaqsaha badan si buuxda ay uga qayb qaataan dadaallada deegaannada Xeraale iyo Huurshe uga soo kabsanayaan saameyntii xumeed ee ay ku reebeen dagaalladii dhiigga badani ku daatay. Waxaa uu sidoo kale ku amray\u00a0 dhammaan hey\u2019adaha dowladeed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-07T06:10:37+00:00","og_image":[{"width":696,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/","name":"Muxuu Yahay Amarka Kheyre Uu Siiyay Hay\u2019adaha Dowladda Iyo Beesha Caalamka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg","datePublished":"2019-09-07T06:10:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg","width":696,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-yahay-amarka-kheyre-uu-siiyay-hayadaha-dowladda-iyo-beesha-caalamka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muxuu Yahay Amarka Kheyre Uu Siiyay Hay\u2019adaha Dowladda Iyo Beesha Caalamka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133187"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133187"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133187\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133188,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133187\/revisions\/133188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126492"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}