{"id":133189,"date":"2019-09-07T08:19:15","date_gmt":"2019-09-07T06:19:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133189"},"modified":"2019-09-07T08:19:15","modified_gmt":"2019-09-07T06:19:15","slug":"deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/","title":{"rendered":"Deg deg :- Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku riddey askari la sheegay in uu horey u dilay Saddex qof oo walaalo ah.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan u qornaa:<\/p>\n<p>Todobadii June\u00a0 sanadkan ayaa lasoo xiray\u00a0 dable xoogga\u00a0 Xaashi Cali Maxamuud oo loo heysto dilka\u00a0 Xasan Axmed Abuukar,\u00a0 Xuseen Axmed Abuukar iyo Cabdullaahi Axmed Abuukar \u00a0oo ahaa walaalo, dilkaas oo \u00a0dhacay degmada Kaaraan\u00a0 gaar ahaan Gumarey, kasoo hor jeedka xarunta xirta xaaji Daa\u2019uud Taariikhdu markay aheyd\u00a0 17-ka bishii lixaad 2018.<\/p>\n<p>Xilligaas ayuu isaga baxsaday goobta uu dilka ka geystay Eedeysanaha, waxa ayna ciidamada amniga ku qaadatay soo qabashadiisa sanad iyo dhowr cisho.<\/p>\n<p>15-ka bishii todobaad ee \u00a0sanadkan ayay ku soo wareegtay xafiiska xeer ilaalinta eedda eedeysanaha,\u00a0 waxaana xilligaas\u00a0 ay garsoorka weydiisteen in loo gudbiyo xabsiga dhexe garsuga ahaan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Xafiiska Xeer ilaalinta ayaa isku howlay baarista kiiska uu eedeysanaha ka yahay Dable Xoogga Xaashi Cali Maxamuud, baaritaan dheer kadib waxa ay codsadeen in la muddeeyo dhageyiga dacwad qaadista.<\/p>\n<p>26-ka bishii tagtay ayaa\u00a0 la isugu yimid fadhigii\u00a0 koowaad ee dhageysiga dacwadda, waxa ay xafiiska xeer ilaalinta Maxkamadda ka hor sheegeen in uu jiray muran dhuleed oo ay sababsadeen Marxuumiinta balse garsoorayaasha ayaa go\u2019aan ku gaaray in lala yimaado cadeymo intaas kabadan.<\/p>\n<p>Markale ayaa loo ballamay dhageysiga dacwadda eedeysane Dable xoogga Xaashi Cali Maxamuud labadii bishan, waxa ayna Xafiiska Xeer Ilaalinta la yimaadeen cadeyma dheeri ah oo ay kamid yihiin Muwaadiniin ka shaqeynayay geerashka ay mashaqada ka dhacday kuwaasi oo ku marag furay eedeysanaha sheegashadiisa ah in muran dhuleed kala dhaxeeyay marxuumiinta aysan waxba ka jirin, sawirka marxuumiinta, warqadda cadeynta dhimashada iyo baarihii kiiska.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Dhamme Muumin Xuseen Cabdullaahi ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa\u00a0 ku dooday in eedeysanaha uu nolosha u aqoonsaday isaga oo miir qaba sedax walaalo ah oo midkoodna aan hubeysneen, waxa uu sidoo kale eedeysanaha u baxay dilka marxuumiinta uu uga safray Afisiyooni\u00a0 degmada Waabari isaga oo ugu tagay cirifka looga baxo magaalada (degmada Kaaraan), wax yaabaha kale ee cajiibka ah oo ay markaatiyaasha ka marag fureen waxaa kamid ah in mid kamid ah Marxuumiinta oo dhaawac\u00a0 ahaan u baxsaday fogaan uu dhameystiray Eedeysanaha, Eedeysanaha Maxkamadda hor taagan ayaa sidoo kale iibsaday hantidii dowladda ku aamintay isaga oo muddo gambad ka ahaa hey\u2019adaha amniga ee ku raad joogay.<\/p>\n<p>Qareenka Eedeysanaha ayaa codsaday in ay bixiyaan magta Marxuumka maadaama eedeysanaha ay\u00a0 reer wadaag ahaayeen Marxuumiinta.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Garsoorayaasha ayaa go\u2019aan ku gaaray in dil lagu xukum Xaashi Cali Maxamuud oo ah qisaasta Marxuumiinta kala ah Xasan Axmed Abuukar,\u00a0 Xuseen Axmed Abuukar iyo Cabdullaahi Axmed Abuukar\u00a0 oo ahaa walaalo sida uu u sheegay dhinacyada dacwadda Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Maxkamadda waxaa ka furan rafcaan ku\u2019eg Sodon cisha xukunka kadib.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku riddey askari la sheegay in uu horey u dilay Saddex qof oo walaalo ah. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan u qornaa: Todobadii June\u00a0 sanadkan ayaa lasoo xiray\u00a0 dable xoogga\u00a0 Xaashi Cali Maxamuud oo loo heysto dilka\u00a0 Xasan Axmed Abuukar,\u00a0 Xuseen Axmed Abuukar iyo Cabdullaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":108844,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133189","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg :- Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg :- Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku riddey askari la sheegay in uu horey u dilay Saddex qof oo walaalo ah. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan u qornaa: Todobadii June\u00a0 sanadkan ayaa lasoo xiray\u00a0 dable xoogga\u00a0 Xaashi Cali Maxamuud oo loo heysto dilka\u00a0 Xasan Axmed Abuukar,\u00a0 Xuseen Axmed Abuukar iyo Cabdullaahi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-07T06:19:15+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/\",\"name\":\"Deg deg :- Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-07T06:19:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg :- Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg :- Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg :- Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku riddey askari la sheegay in uu horey u dilay Saddex qof oo walaalo ah. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan u qornaa: Todobadii June\u00a0 sanadkan ayaa lasoo xiray\u00a0 dable xoogga\u00a0 Xaashi Cali Maxamuud oo loo heysto dilka\u00a0 Xasan Axmed Abuukar,\u00a0 Xuseen Axmed Abuukar iyo Cabdullaahi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-07T06:19:15+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/","name":"Deg deg :- Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-07T06:19:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-xukun-lagu-ridey-askari-horey-u-dilay-saddex-qof-oo-walaalo-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg :- Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133189"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133190,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133189\/revisions\/133190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}