{"id":133216,"date":"2019-09-08T12:59:19","date_gmt":"2019-09-08T10:59:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133216"},"modified":"2019-09-08T12:59:19","modified_gmt":"2019-09-08T10:59:19","slug":"xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/","title":{"rendered":"XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub."},"content":{"rendered":"<p>Kulamo aan caadi aheyn ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxaa Ku yeeshay xildhibaanada mucaaradka ee ku sugan Magaaladaasi iyo hogaanka Ahlusuna waljamaaca.<\/p>\n<p>Ilo madax banaan ayaa sheegay in kulanka looga hadlayay sidii dowladda federaalka Soomaaliya looga wareejin lahaa maamulida shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug, islamarkaana arintaasi loo madax banaaneeyo odayaasha dhaqanka ee Ku sugan Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Xildhibaanada kulanka Ku sugnaa ayaa waxaa ka mid ahaa Axmed Macalin Fiqi, Mahad Salaad, Cabdi qeydiid iyo Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abshir Bukhaari.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanada mucaaradka ay Ku doodayaan in hadii aan odayaasha dhaqanka loo madax banaaneynin shirka ay sameysan doonaan Guddiga, islamarkaana iyagu ay wadi doonaan shirkaasi.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Go&#8217;aankan ay wadaan xildhibaanada mucaaradka ayaan la ogeyn saameynta uu Ku yeelan karo shirka ka socda Magaalada Dhuusamareeb, dowladda ayaa culeys wajahaysa xiligan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulamo aan caadi aheyn ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxaa Ku yeeshay xildhibaanada mucaaradka ee ku sugan Magaaladaasi iyo hogaanka Ahlusuna waljamaaca. Ilo madax banaan ayaa sheegay in kulanka looga hadlayay sidii dowladda federaalka Soomaaliya looga wareejin lahaa maamulida shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug, islamarkaana arintaasi loo madax banaaneeyo odayaasha dhaqanka ee Ku sugan Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":47138,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133216","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulamo aan caadi aheyn ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxaa Ku yeeshay xildhibaanada mucaaradka ee ku sugan Magaaladaasi iyo hogaanka Ahlusuna waljamaaca. Ilo madax banaan ayaa sheegay in kulanka looga hadlayay sidii dowladda federaalka Soomaaliya looga wareejin lahaa maamulida shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug, islamarkaana arintaasi loo madax banaaneeyo odayaasha dhaqanka ee Ku sugan Magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-08T10:59:19+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/\",\"name\":\"XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-08T10:59:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub. - Wardoon","og_description":"Kulamo aan caadi aheyn ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxaa Ku yeeshay xildhibaanada mucaaradka ee ku sugan Magaaladaasi iyo hogaanka Ahlusuna waljamaaca. Ilo madax banaan ayaa sheegay in kulanka looga hadlayay sidii dowladda federaalka Soomaaliya looga wareejin lahaa maamulida shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug, islamarkaana arintaasi loo madax banaaneeyo odayaasha dhaqanka ee Ku sugan Magaalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-08T10:59:19+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/","name":"XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-08T10:59:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-mucaaradka-oo-si-cad-oga-hor-yimid-qorshaha-dowladda-somaliya-ay-ku-dhiseyso-galmudug-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133216"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133216"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133217,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133216\/revisions\/133217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}