{"id":133239,"date":"2019-09-10T08:57:57","date_gmt":"2019-09-10T06:57:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133239"},"modified":"2019-09-10T08:57:57","modified_gmt":"2019-09-10T06:57:57","slug":"war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/","title":{"rendered":"War.Cusub. Shacabka Degmada Xudur oo Sharuud Adag ku Xiray Raiisul Wasare Kheyre."},"content":{"rendered":"<p>Ujeedka safarka ra\u2019isul wasaare Xasan Kheyre uu maanta ku tagayo Xudur waxaa ka mid ah in ciidamada waddaadka Mukhtaar Roobow la qarameeyo, oo lagu soo daro ciidamada xoogga dalka.<\/p>\n<p><strong>Haddaba,<\/strong>\u00a0Ciidamadaasi waxaa ay horay u sheegeen shuruudo ay tahay in la fuliyo kahor inta aaney ku biirin ciidamada xoogga dalka.<\/p>\n<p>Maxamed Mursal, gudoomiyaha Goloha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaliya ayaa dhowaan Safar uu ku tagay Xudur isaga iyo madaxeynaha K\/Galbeed Cabdacasis Laftagareen iyaga oo u kuulgalay xaaladda guud, waxaa kale oo ay la kulmeen ciidamada Mukhtaar Roobow.<\/p>\n<p>Madaxda ay ciidamada kala hadlay suurtagalnimada inay qeyb ka noqdaan ciidanka xooga dalka, waxay kulamadas ahaayeen kuwa shuruudo adag lagu soo xirey oo ay ku jiraty:\u00a0 in ciidanka hogaankiisa qeyb kanoqdaan iyo in dhaamaan hubka gaadiidka kala duwan ciidamada Iyo saanadooda loo dhameystiro<\/p>\n<p>Waxaan shaki ku jirin in shuruudaha qeyb kanoqan noonaan in wadaadka aya ayagu ka amar qaata heshiisyadaas dhamaan qax Ka ogyahay Goobjoogna ka ahaada Heshiiska.<\/p>\n<p><strong>Goobjoog News<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ujeedka safarka ra\u2019isul wasaare Xasan Kheyre uu maanta ku tagayo Xudur waxaa ka mid ah in ciidamada waddaadka Mukhtaar Roobow la qarameeyo, oo lagu soo daro ciidamada xoogga dalka. Haddaba,\u00a0Ciidamadaasi waxaa ay horay u sheegeen shuruudo ay tahay in la fuliyo kahor inta aaney ku biirin ciidamada xoogga dalka. Maxamed Mursal, gudoomiyaha Goloha Shacabka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133240,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133239","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub. Shacabka Degmada Xudur oo Sharuud Adag ku Xiray Raiisul Wasare Kheyre. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub. Shacabka Degmada Xudur oo Sharuud Adag ku Xiray Raiisul Wasare Kheyre. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ujeedka safarka ra\u2019isul wasaare Xasan Kheyre uu maanta ku tagayo Xudur waxaa ka mid ah in ciidamada waddaadka Mukhtaar Roobow la qarameeyo, oo lagu soo daro ciidamada xoogga dalka. Haddaba,\u00a0Ciidamadaasi waxaa ay horay u sheegeen shuruudo ay tahay in la fuliyo kahor inta aaney ku biirin ciidamada xoogga dalka. Maxamed Mursal, gudoomiyaha Goloha Shacabka ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-10T06:57:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568098453563.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/\",\"name\":\"War.Cusub. Shacabka Degmada Xudur oo Sharuud Adag ku Xiray Raiisul Wasare Kheyre. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568098453563.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-10T06:57:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568098453563.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568098453563.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub. Shacabka Degmada Xudur oo Sharuud Adag ku Xiray Raiisul Wasare Kheyre.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub. Shacabka Degmada Xudur oo Sharuud Adag ku Xiray Raiisul Wasare Kheyre. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub. Shacabka Degmada Xudur oo Sharuud Adag ku Xiray Raiisul Wasare Kheyre. - Wardoon","og_description":"Ujeedka safarka ra\u2019isul wasaare Xasan Kheyre uu maanta ku tagayo Xudur waxaa ka mid ah in ciidamada waddaadka Mukhtaar Roobow la qarameeyo, oo lagu soo daro ciidamada xoogga dalka. Haddaba,\u00a0Ciidamadaasi waxaa ay horay u sheegeen shuruudo ay tahay in la fuliyo kahor inta aaney ku biirin ciidamada xoogga dalka. Maxamed Mursal, gudoomiyaha Goloha Shacabka ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-10T06:57:57+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568098453563.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/","name":"War.Cusub. Shacabka Degmada Xudur oo Sharuud Adag ku Xiray Raiisul Wasare Kheyre. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568098453563.jpg","datePublished":"2019-09-10T06:57:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568098453563.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568098453563.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-shacabka-degmada-xudur-oo-sharuud-adag-ku-xiray-raiisul-wasare-kheyre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub. Shacabka Degmada Xudur oo Sharuud Adag ku Xiray Raiisul Wasare Kheyre."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133239"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133239"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133241,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133239\/revisions\/133241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133240"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}