{"id":133242,"date":"2019-09-10T11:26:10","date_gmt":"2019-09-10T09:26:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133242"},"modified":"2019-09-10T11:26:10","modified_gmt":"2019-09-10T09:26:10","slug":"sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/","title":{"rendered":"SAWIRRO;- Dhuusa Mareeb oo Isku Badashay Muqdisho &#038; Waddoyinka Magaaladaas oo La Xiray.."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu arkay dhagxaan iyo caro tuur la dhigay qaar ka mid ah wadooyinka waa weyn ee Magaaladaasi.<\/p>\n<p>Meelaha inta badan lagu arkayo ayaa waxaa ka mid ah goobta uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug, madaxtooyada Maamulka iyo wadooyinka muhiim ah oo ay isticmaalaan madaxda dowladda iyo maamulka galmudug.<\/p>\n<p>Goobaha kale ee maanta la xiray ayaa waxaa ka mid ah meelaha ay inta badan ku caweeyaan dadka shacabka ah ee ku nool Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Sababta loo dhigay Dhagaxaan iyo Caro turka ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay si loo adkeeyo amaaanka Magalada dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka ayaa dadka u diidaya in ay gaadiid ku maraan goobaha la xiray, iyadoona arintan ay walaac xoog leh ay ka muujinayaan shacabka ku nool Magaaladaasi.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysay oo dhagaxaan iyo cari tuur lagu sameeyay magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud tan iyo markii ay dowladda Soomaaliya la wareegtay amnigga Magaaladaasi.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa haata waxaa ka soconaya shirka dib heshiisiinta beelaha dega Galmudug<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu arkay dhagxaan iyo caro tuur la dhigay qaar ka mid ah wadooyinka waa weyn ee Magaaladaasi. Meelaha inta badan lagu arkayo ayaa waxaa ka mid ah goobta uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug, madaxtooyada Maamulka iyo wadooyinka muhiim ah oo ay isticmaalaan madaxda dowladda iyo maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133244,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRRO;- Dhuusa Mareeb oo Isku Badashay Muqdisho &amp; Waddoyinka Magaaladaas oo La Xiray.. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRRO;- Dhuusa Mareeb oo Isku Badashay Muqdisho &amp; Waddoyinka Magaaladaas oo La Xiray.. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu arkay dhagxaan iyo caro tuur la dhigay qaar ka mid ah wadooyinka waa weyn ee Magaaladaasi. Meelaha inta badan lagu arkayo ayaa waxaa ka mid ah goobta uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug, madaxtooyada Maamulka iyo wadooyinka muhiim ah oo ay isticmaalaan madaxda dowladda iyo maamulka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-10T09:26:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568107152726.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"333\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/\",\"name\":\"SAWIRRO;- Dhuusa Mareeb oo Isku Badashay Muqdisho & Waddoyinka Magaaladaas oo La Xiray.. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568107152726.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-10T09:26:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568107152726.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568107152726.jpg\",\"width\":720,\"height\":333},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRRO;- Dhuusa Mareeb oo Isku Badashay Muqdisho &#038; Waddoyinka Magaaladaas oo La Xiray..\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRRO;- Dhuusa Mareeb oo Isku Badashay Muqdisho & Waddoyinka Magaaladaas oo La Xiray.. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRRO;- Dhuusa Mareeb oo Isku Badashay Muqdisho & Waddoyinka Magaaladaas oo La Xiray.. - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu arkay dhagxaan iyo caro tuur la dhigay qaar ka mid ah wadooyinka waa weyn ee Magaaladaasi. Meelaha inta badan lagu arkayo ayaa waxaa ka mid ah goobta uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug, madaxtooyada Maamulka iyo wadooyinka muhiim ah oo ay isticmaalaan madaxda dowladda iyo maamulka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-10T09:26:10+00:00","og_image":[{"width":720,"height":333,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568107152726.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/","name":"SAWIRRO;- Dhuusa Mareeb oo Isku Badashay Muqdisho & Waddoyinka Magaaladaas oo La Xiray.. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568107152726.jpg","datePublished":"2019-09-10T09:26:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568107152726.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568107152726.jpg","width":720,"height":333},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dhuusa-mareeb-oo-isku-badashay-muqdisho-waddoyinka-magaaladaas-oo-la-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRRO;- Dhuusa Mareeb oo Isku Badashay Muqdisho &#038; Waddoyinka Magaaladaas oo La Xiray.."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133242"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133242"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133245,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133242\/revisions\/133245"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133244"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}