{"id":133284,"date":"2019-09-12T09:21:04","date_gmt":"2019-09-12T07:21:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133284"},"modified":"2019-09-12T09:21:04","modified_gmt":"2019-09-12T07:21:04","slug":"xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/","title":{"rendered":"XOG:- Dowladda Nabad iyo Nolal  Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka ah &#038; Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka u qaabilsan diyaarinta Sharciga doorashooyinka, ayaa la sheegay in wadaan qorshe talo soo jeedin ah, oo ku saabsan in muddo dheeraad ah loogu daro Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay in gudigaas ay wadaan qorshe ay muddo 2 sano ilaa 3 sano ah soo jeedin doonaan in loogu daro Baarlamaanka iyo Madaxweynaha iyadoo la eegayo daruufaha dalka ka jira.<\/p>\n<p>Guddigaan malahan awood ay muddo kordhin ugu sameyaan hey&#8217;adaha dowladda, balse waxay leeyihiin saameen suurta gal ka dhigi karta tala soo jeedintooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka u qaabilsan diyaarinta Sharciga doorashooyinka, ayaa la sheegay in wadaan qorshe talo soo jeedin ah, oo ku saabsan in muddo dheeraad ah loogu daro Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay in gudigaas ay wadaan qorshe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":100814,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG:- Dowladda Nabad iyo Nolal Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka ah &amp; Shacabka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG:- Dowladda Nabad iyo Nolal Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka ah &amp; Shacabka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka u qaabilsan diyaarinta Sharciga doorashooyinka, ayaa la sheegay in wadaan qorshe talo soo jeedin ah, oo ku saabsan in muddo dheeraad ah loogu daro Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay in gudigaas ay wadaan qorshe [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-12T07:21:04+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/\",\"name\":\"XOG:- Dowladda Nabad iyo Nolal Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka ah & Shacabka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-12T07:21:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG:- Dowladda Nabad iyo Nolal Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka ah &#038; Shacabka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG:- Dowladda Nabad iyo Nolal Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka ah & Shacabka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG:- Dowladda Nabad iyo Nolal Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka ah & Shacabka - Wardoon","og_description":"Guddiga kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka u qaabilsan diyaarinta Sharciga doorashooyinka, ayaa la sheegay in wadaan qorshe talo soo jeedin ah, oo ku saabsan in muddo dheeraad ah loogu daro Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay in gudigaas ay wadaan qorshe [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-12T07:21:04+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/","name":"XOG:- Dowladda Nabad iyo Nolal Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka ah & Shacabka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-12T07:21:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-nabad-iyo-nolal-oo-wadda-qorshe-halis-ku-ah-siyaasinta-mucaaradka-ah-shacabka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG:- Dowladda Nabad iyo Nolal Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka ah &#038; Shacabka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133284"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133285,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133284\/revisions\/133285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}