{"id":133300,"date":"2019-09-14T08:30:09","date_gmt":"2019-09-14T06:30:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133300"},"modified":"2019-09-14T08:31:10","modified_gmt":"2019-09-14T06:31:10","slug":"deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","title":{"rendered":"Deg deg Isku Dhac Ciidan oo Khasaare geystay ayaa ka Dhacay Dhuusa Mareeb"},"content":{"rendered":"<p>Hal Askari Ayaa Dhaawacmay Kadib Markii Waabar Kii Hore Ee Saakay ay is Rasaaseyn koobani Dhexmartay<br \/>\nCiidamada Milateriga Qeeyb tooda Danab Ee Kusugan Degmada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug .<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Waxaana Askarigii Dhaawaca Ahaa La Dhigay Isbitaalka Guud Ee Dhuusamareeb Sida Hoowl Wadeenada Caafimaadka Ay u Xaqiijiyeen Knn<\/p>\n<p>Inkastoo Is rasaaseynta Dhexmartay Ciidamada Ay Socotay Muddo Kooban Haddana Isku Dhaca Ciidamada Ayaa Sida Wararku Sheegayaan Yimid Kagadaal Markii Muran Uu Dhexmaray Qaar Kamid Ah Ciidamada Oo Sida La Sheegay isticmaalayay Waxyaabaha Maanka Dooriya<\/p>\n<p>Dhinaca Kale Hoowlgal ay Ciidamada Nabad Sugid Qeeyb Tooda Galmudug Ay Ka sameeyeen Xalay Dhuusamareeb Ayeey Gacanta Ku Dhigeen Daraasiin Dhalooyin khamri ah Iyo Ruux Lasheegay Inuu Ahaa milkiilihii Kaganac sanayay maandooriyaha Khamriga Ah.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Maaamulka Degmada Dhuusamareeb Iyo Saraakiisha Laaamaha Amniga Degmada Majiraan wax war ah Oo ay Kasoo saareen Isku Dhicii Dhexmaray Ciidamada Iyo hoowlgalkii Kadhacay Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Tan Iyo Wixii Ka Dambeeyay Markii Gacan Ku Heeynta Degmada Dhuusamareeb Laga Wareejiyay Ahlusunna Islamarkaana mas,uuliyadda Amni Ay la Wareegeen Qeeybaha Ciidamada Dowladda Ayaa Dadka Reer Dhuusamareeb Waxa Ay Qabaaan Inuu Is Badal Kuyimid Degmada Dhuusamareeb Ayna Soo Kordheen isticmaalka Maandooriyaha<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hal Askari Ayaa Dhaawacmay Kadib Markii Waabar Kii Hore Ee Saakay ay is Rasaaseyn koobani Dhexmartay Ciidamada Milateriga Qeeyb tooda Danab Ee Kusugan Degmada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug . Waxaana Askarigii Dhaawaca Ahaa La Dhigay Isbitaalka Guud Ee Dhuusamareeb Sida Hoowl Wadeenada Caafimaadka Ay u Xaqiijiyeen Knn Inkastoo Is rasaaseynta Dhexmartay Ciidamada Ay Socotay Muddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1341,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg Isku Dhac Ciidan oo Khasaare geystay ayaa ka Dhacay Dhuusa Mareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg Isku Dhac Ciidan oo Khasaare geystay ayaa ka Dhacay Dhuusa Mareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hal Askari Ayaa Dhaawacmay Kadib Markii Waabar Kii Hore Ee Saakay ay is Rasaaseyn koobani Dhexmartay Ciidamada Milateriga Qeeyb tooda Danab Ee Kusugan Degmada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug . Waxaana Askarigii Dhaawaca Ahaa La Dhigay Isbitaalka Guud Ee Dhuusamareeb Sida Hoowl Wadeenada Caafimaadka Ay u Xaqiijiyeen Knn Inkastoo Is rasaaseynta Dhexmartay Ciidamada Ay Socotay Muddo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-14T06:30:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-09-14T06:31:10+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\",\"name\":\"Deg deg Isku Dhac Ciidan oo Khasaare geystay ayaa ka Dhacay Dhuusa Mareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-14T06:30:09+00:00\",\"dateModified\":\"2019-09-14T06:31:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg Isku Dhac Ciidan oo Khasaare geystay ayaa ka Dhacay Dhuusa Mareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg Isku Dhac Ciidan oo Khasaare geystay ayaa ka Dhacay Dhuusa Mareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg Isku Dhac Ciidan oo Khasaare geystay ayaa ka Dhacay Dhuusa Mareeb - Wardoon","og_description":"Hal Askari Ayaa Dhaawacmay Kadib Markii Waabar Kii Hore Ee Saakay ay is Rasaaseyn koobani Dhexmartay Ciidamada Milateriga Qeeyb tooda Danab Ee Kusugan Degmada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug . Waxaana Askarigii Dhaawaca Ahaa La Dhigay Isbitaalka Guud Ee Dhuusamareeb Sida Hoowl Wadeenada Caafimaadka Ay u Xaqiijiyeen Knn Inkastoo Is rasaaseynta Dhexmartay Ciidamada Ay Socotay Muddo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-14T06:30:09+00:00","article_modified_time":"2019-09-14T06:31:10+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","name":"Deg deg Isku Dhac Ciidan oo Khasaare geystay ayaa ka Dhacay Dhuusa Mareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-14T06:30:09+00:00","dateModified":"2019-09-14T06:31:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-isku-dhac-ciidan-oo-khasaare-geystay-ayaa-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg Isku Dhac Ciidan oo Khasaare geystay ayaa ka Dhacay Dhuusa Mareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133300"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133301,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133300\/revisions\/133301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}