{"id":133322,"date":"2019-09-15T06:34:47","date_gmt":"2019-09-15T04:34:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133322"},"modified":"2019-09-15T06:34:47","modified_gmt":"2019-09-15T04:34:47","slug":"faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/","title":{"rendered":"Faah.faahin. Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug. &#038; Ujeedka Socodalkiisa."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu yimaado magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug<\/p>\n<p>Ujeedja Madaxweyne Farmaajo u imanayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay inay tahay si uu u soo xiro shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu soo xiro doono shirka, islamarkaana ay si weyn ah u soo dhaweynayaan wafdiga Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa haatan waxaa Ku sugan dhamaan ergooyinka ka qeyb galaya Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug.<\/p>\n<p>Qaban qaabadii ugu dambeysay soo dhaweynata Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta laga dareemayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu yimaado magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Ujeedja Madaxweyne Farmaajo u imanayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay inay tahay si uu u soo xiro shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug oo la hadlay warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133323,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133322","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faah.faahin. Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug. &amp; Ujeedka Socodalkiisa. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faah.faahin. Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug. &amp; Ujeedka Socodalkiisa. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu yimaado magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Ujeedja Madaxweyne Farmaajo u imanayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay inay tahay si uu u soo xiro shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug oo la hadlay warbaahinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-15T04:34:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568521797536.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"723\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/\",\"name\":\"Faah.faahin. Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug. & Ujeedka Socodalkiisa. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568521797536.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-15T04:34:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568521797536.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568521797536.jpg\",\"width\":720,\"height\":723},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faah.faahin. Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug. &#038; Ujeedka Socodalkiisa.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faah.faahin. Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug. & Ujeedka Socodalkiisa. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faah.faahin. Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug. & Ujeedka Socodalkiisa. - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu yimaado magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Ujeedja Madaxweyne Farmaajo u imanayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay inay tahay si uu u soo xiro shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug oo la hadlay warbaahinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-15T04:34:47+00:00","og_image":[{"width":720,"height":723,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568521797536.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/","name":"Faah.faahin. Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug. & Ujeedka Socodalkiisa. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568521797536.jpg","datePublished":"2019-09-15T04:34:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568521797536.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568521797536.jpg","width":720,"height":723},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faah-faahin-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-ujeedka-socodalkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faah.faahin. Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug. &#038; Ujeedka Socodalkiisa."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133322"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133322"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133324,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133322\/revisions\/133324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133323"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}