{"id":133377,"date":"2019-09-18T12:43:54","date_gmt":"2019-09-18T10:43:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133377"},"modified":"2019-09-18T12:43:54","modified_gmt":"2019-09-18T10:43:54","slug":"xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/","title":{"rendered":"XOG:- Xaasaasi Ahmed Madoobe. Oo Joojiyay wafdi ka Socoday Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p>Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Jubbaland ay joojisay wafdi u duuli lahaa magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wafdigan oo isugu jiray wasiirro iyo xildhibaanno heer federaal\u00a0 iyo mid goboleed ayaa waxa dowladda federaalka ah kala xaajoonayaan xariga wasiirka amniga Jubbaland ee Cabdirashiid Janan.<\/p>\n<p>Wasiir Janan, ayaa xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho ku jira, tan iyo koowdii bishan September, welina wax maxkamad ah kama soo muuqan.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi ku daraya in baaqashada wafdigan ay ka dambeysay, kaddib markii madaxweyne Axmed Madoobe uu go\u2019aan ku gaaray in uusan wax waan-waan ah geli doonin, uu adeegsan doono codkiisa, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Jubbaland ay joojisay wafdi u duuli lahaa magaalada Muqdisho. Wafdigan oo isugu jiray wasiirro iyo xildhibaanno heer federaal\u00a0 iyo mid goboleed ayaa waxa dowladda federaalka ah kala xaajoonayaan xariga wasiirka amniga Jubbaland ee Cabdirashiid Janan. Wasiir Janan, ayaa xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":57484,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133377","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG:- Xaasaasi Ahmed Madoobe. Oo Joojiyay wafdi ka Socoday Farmaajo. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG:- Xaasaasi Ahmed Madoobe. Oo Joojiyay wafdi ka Socoday Farmaajo. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Jubbaland ay joojisay wafdi u duuli lahaa magaalada Muqdisho. Wafdigan oo isugu jiray wasiirro iyo xildhibaanno heer federaal\u00a0 iyo mid goboleed ayaa waxa dowladda federaalka ah kala xaajoonayaan xariga wasiirka amniga Jubbaland ee Cabdirashiid Janan. Wasiir Janan, ayaa xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-18T10:43:54+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/\",\"name\":\"XOG:- Xaasaasi Ahmed Madoobe. Oo Joojiyay wafdi ka Socoday Farmaajo. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-18T10:43:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG:- Xaasaasi Ahmed Madoobe. Oo Joojiyay wafdi ka Socoday Farmaajo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG:- Xaasaasi Ahmed Madoobe. Oo Joojiyay wafdi ka Socoday Farmaajo. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG:- Xaasaasi Ahmed Madoobe. Oo Joojiyay wafdi ka Socoday Farmaajo. - Wardoon","og_description":"Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Jubbaland ay joojisay wafdi u duuli lahaa magaalada Muqdisho. Wafdigan oo isugu jiray wasiirro iyo xildhibaanno heer federaal\u00a0 iyo mid goboleed ayaa waxa dowladda federaalka ah kala xaajoonayaan xariga wasiirka amniga Jubbaland ee Cabdirashiid Janan. Wasiir Janan, ayaa xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-18T10:43:54+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/","name":"XOG:- Xaasaasi Ahmed Madoobe. Oo Joojiyay wafdi ka Socoday Farmaajo. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-18T10:43:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-xaasaasi-ahmed-madoobe-oo-joojiyay-wafdi-ka-socoday-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG:- Xaasaasi Ahmed Madoobe. Oo Joojiyay wafdi ka Socoday Farmaajo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133377"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133377"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133378,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133377\/revisions\/133378"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}