{"id":133396,"date":"2019-09-19T16:34:43","date_gmt":"2019-09-19T14:34:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133396"},"modified":"2019-09-19T16:34:43","modified_gmt":"2019-09-19T14:34:43","slug":"warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/","title":{"rendered":"Warbixin;- Oomaar: Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar ayaa ka hadlayey go\u2019aankii dowladda ay soo saartay ee la xiriiray duulimaadyada Kismaayo.<\/p>\n<p>Oomaar oo waraysi siiyay idaacadda VOA-da ayaa sheegay in joojinta Duulimaaaydii tooska ahaa ee Kismaayo ay salka ku hayso in aysan jirin cid ay si buuxda ugu halleen karaan duulimaadyada Kismaayo sidaas darteedna ay buuxinayaan kaalintaas banaan,\u00a0sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay inaysan jirin xanibaad la saaray Kismaayo, balse go\u2019aanka xukuumadda uu yahay \u201cmid lagu ilaalinayo danta guud ee dalka.\u201d<br \/>\nHadalka Oomaar ayaa imanaya ayada oo maamulka Jubbaland uu maanta soo saaray warbixin qoraal ah oo ku aadan xaaladda amni, siyaasadeed iyo bani\u2019aadamnimo ee ka jirta dowlad goboleedka Jubaland.<\/p>\n<p>Hadalka Oomaar ayaa imanaya ayada oo maamulka Jubbaland uu maanta soo saaray warbixin qoraal ah oo ku aadan xaaladda amni, siyaasadeed iyo bani\u2019aadamnimo ee ka jirta dowlad goboleedka Jubaland.<br \/>\nJubaland waxay sheegtay in shacabka Jubbaland ay saaran tahay \u201cxayiraad sharci darro ah oo dastuurka baal marsan taasoo saameyn ku yeelatay kaliya shacabka dhinacyada, ganacsiga, dhaqaalaha, caafimaadka iyo arrimaha gargaarka bani\u2019aadamnimada.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa u warramay weriyaheena Muqdisho, Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar ayaa ka hadlayey go\u2019aankii dowladda ay soo saartay ee la xiriiray duulimaadyada Kismaayo. Oomaar oo waraysi siiyay idaacadda VOA-da ayaa sheegay in joojinta Duulimaaaydii tooska ahaa ee Kismaayo ay salka ku hayso in aysan jirin cid ay si buuxda ugu halleen karaan duulimaadyada Kismaayo sidaas darteedna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133397,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin;- Oomaar: Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada Dalka. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin;- Oomaar: Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada Dalka. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar ayaa ka hadlayey go\u2019aankii dowladda ay soo saartay ee la xiriiray duulimaadyada Kismaayo. Oomaar oo waraysi siiyay idaacadda VOA-da ayaa sheegay in joojinta Duulimaaaydii tooska ahaa ee Kismaayo ay salka ku hayso in aysan jirin cid ay si buuxda ugu halleen karaan duulimaadyada Kismaayo sidaas darteedna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-19T14:34:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568903515010.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"545\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"395\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/\",\"name\":\"Warbixin;- Oomaar: Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada Dalka. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568903515010.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-19T14:34:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568903515010.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568903515010.jpg\",\"width\":545,\"height\":395},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin;- Oomaar: Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada Dalka.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin;- Oomaar: Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada Dalka. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin;- Oomaar: Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada Dalka. - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar ayaa ka hadlayey go\u2019aankii dowladda ay soo saartay ee la xiriiray duulimaadyada Kismaayo. Oomaar oo waraysi siiyay idaacadda VOA-da ayaa sheegay in joojinta Duulimaaaydii tooska ahaa ee Kismaayo ay salka ku hayso in aysan jirin cid ay si buuxda ugu halleen karaan duulimaadyada Kismaayo sidaas darteedna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-19T14:34:43+00:00","og_image":[{"width":545,"height":395,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568903515010.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/","name":"Warbixin;- Oomaar: Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada Dalka. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568903515010.jpg","datePublished":"2019-09-19T14:34:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568903515010.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1568903515010.jpg","width":545,"height":395},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-oomaar-kismaayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin;- Oomaar: Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada Dalka."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133396"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133398,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133396\/revisions\/133398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133397"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}